Saturday, October 3, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Ra’iisal wasaare ku-xigeenka Turkiga Hakan Cawuşoglu oo booqasho ku imaanaya Soomaaliya

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
9 years ago
in Wararka
0
Aftida Turkiga ee birri maxaa laga filan karaa? Warbixin+Sawirro
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Ra’iisul-wasaare Ku-xigeenka dalka Turkiga Hakan Cawuşoglu ayaa talaadada booqasho qaadan doona labo maalin kaga bilaabaneysa dalalka Suudaan iyo Soomaaliya.

Sida lagu sheegay Warsaxaafadeed ka soo baxay Xafiiska Ra’iisal wasaare ku-xigeenka Turkiga,Mr. Çavuşoğlu ayaa magaalada Khartuum kula kulmi doona dhigiisa dalkaasi Bakri Hassan Saleh.

Related posts

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo kulan la qaatay dhiggiisa dalka Kenya

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo kulan la qaatay dhiggiisa dalka Kenya

October 3, 2026
Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qeybgalaya Madasha Al-Calamayn Forum

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qeybgalaya Madasha Al-Calamayn Forum

October 2, 2026

Sidoo kale,Wasiiro ka socda Turkiga ayaa booqan doono Jaziirada Suakin ee Suudaan si ay u qiimeeyaan Mashruuca dib u dayactirka xarunta dhaqanka iyo dalxiiska oo ay hirgelineyso Hay’adda TIKA oo laga leeyahay dalka Turkiga.

Booqashada Suudaan ka dib,Ra’iisal wasaare ku-xigeenka Turkiga Hakan Cawuşoglu ayaa u soo gudbaya Soomaaliya,isagoo la kulmi doona Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed C/llaahi Farmaajo iyo Ra’iisal wasaare Mudane Xasan Cali Kheyre.

Mr. Hakan Cawuşoglu ayaa madaxda Soomaaliya kala hadli doona Arrimaha mashaariicda ee Dowladda Turkiga ka wado Soomaaliya iyo iskaashi laga sameeyo sidii loo sii laba jibaari lahaa.

Previous Post

Isbedel dhanka nolosha ah oo laga dareemayo dhalinyaradii dhawaan laga soo celiyay Liibiya

Next Post

Warbixin:-Bur-burka Alshabaab iyo Howl-galada Ciidanka Xoogga Dalka.

Next Post
FAALLO: Shabaab oo gubaya Gabaadkoodii ugu danbeeyay

Warbixin:-Bur-burka Alshabaab iyo Howl-galada Ciidanka Xoogga Dalka.

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo kulan la qaatay dhiggiisa dalka Kenya

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo kulan la qaatay dhiggiisa dalka Kenya

October 3, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac) ayaa Magaalada Arusha ee Dalka Tanzania kulan...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qeybgalaya Madasha Al-Calamayn Forum

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qeybgalaya Madasha Al-Calamayn Forum

October 2, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi ballaaran ayaa gaaray magaalada Al-Calamayn ee Jamhuuriyadda Carabta ee Masar....

Wasaaradda Gaadiidka Badda Galmudug oo Hawlgal Kormeer iyo Ilaalin Badeed ka Samaysay Biyaha Galmudug

Wasaaradda Gaadiidka Badda Galmudug oo Hawlgal Kormeer iyo Ilaalin Badeed ka Samaysay Biyaha Galmudug

October 2, 2026
0

Wasaaradda Dekedaha iyo Gaadiidka Badda Dowladda Galmudug, oo kaashanaysa Ciidanka Difaaca Badda iyo Ilaalada Xeebaha Soomaaliya, ayaa hawlgal kormeer iyo...

Danjiraha dalka Austria oo Booqasho ku timid xarunta Safaaradda Soomaaliya

Danjiraha dalka Austria oo Booqasho ku timid xarunta Safaaradda Soomaaliya

October 1, 2026
0

Danjiraha Jamhuuriyadda Austria u qaabilsan Kenya una magacaaban dalka Soomaaliya, Marwa Dr. Simone Knapp, ayaa booqasho ku timid Xarunta Safaaradda...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In