Saturday, April 4, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Iskuulka Xaawo Taako oo dib u dhis lagu sameynayo

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
9 years ago
in Wararka
0
DAAWO: Barnaamijka Waxbarashada ee todobaadkan
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Maamulka Gobalka Benaadir ayaa ku howlan sidii 17ka degmo ee Gobalka looga hirgelin lahaa goobo waxbarasho oo lacag la’aan ah.

Iskuulka Hoose, Dhaxe iyo Sare Xaawo Taako ee Degmada Xamar Weyne ayaa ka mid ah iskuulada uu saameyay dagaaladii sokaaye ee ka dhacay dalka,  isla markaana ka muuqdo bur bur baaxad weyne,  waxaana  si wadajir u booqday mas’uulyiin ka tirsan Wasaaradda Waxbarshada, Hidaha iyo Tacliinta sare ee Xukumadda Soomaaliya iyo Maamuulka Gobalka Benaadir.

Related posts

Wasiirka Wasaaradda Qoyska XFS oo Baydhabo kula kulantay Ururrada Haweenka

Wasiirka Wasaaradda Qoyska XFS oo Baydhabo kula kulantay Ururrada Haweenka

April 4, 2026
Taliyaha Ciidanka Dhulka ee XDS oo la kulmay dhiggiisa Dalka Turkiga

Taliyaha Ciidanka Dhulka ee XDS oo la kulmay dhiggiisa Dalka Turkiga

April 4, 2026

Guddoomiyaha Degmada Xamar Weyne Cumar Shariif Maye ayaa ugu baaqay bulashada Soomaaliyeed iney ka qeyb qataan dhismaaha iskuulka Xaawo Taako.

Guddoomiye ku-xigeenka Gobalka Benaadir ee dhinaca arrimaha bulashada  Cabdullaahi Cilmi Xaaji Ereg ayaa sheegay in maamulka Gobalka uu qeyb weyn ka qaadan doono dhisamha iskuulka Xaawo Taako.

Agaasimaha Guud ee Waasaradda Waxbarshada, Hidaha iyo Tacliinta sare ee Xukumadda Soomaaliya Mudane Xasan Maxamed Cali oo isna madasha ka hadlay ayaa sheegay in muhiimadda ugu weyn ay tahay in laga wada qeyb qaato dhismaha Iskuulka Xaawo Taako si  bulshada  ku nool Gobalka Benaadir ay u helaan waxbrasho tayo leh oo lacag la’aan ah.

 

Previous Post

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Waxbarashada, Hidaha iyo Tacliinta sare oo xilka la wareegay

Next Post

Madaxweyne Ku-xigeenka Puntland oo la kulmay Safiir Ku-xigeenka Safaaradda Ingriiska ee Soomaaliya “SAWIRRO”

Next Post
Madaxweyne Ku-xigeenka Puntland oo la kulmay Safiir Ku-xigeenka Safaaradda Ingriiska ee Soomaaliya “SAWIRRO”

Madaxweyne Ku-xigeenka Puntland oo la kulmay Safiir Ku-xigeenka Safaaradda Ingriiska ee Soomaaliya "SAWIRRO"

Wasiirka Wasaaradda Qoyska XFS oo Baydhabo kula kulantay Ururrada Haweenka

Wasiirka Wasaaradda Qoyska XFS oo Baydhabo kula kulantay Ururrada Haweenka

April 4, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Qoyska iyo Hormarinta Xuquuqul Insaanka XFS Amb Khadiija Maxamed Al-Makhzoumi ayaa magaalada Baydhabo kulan kula qaadatay ururrada Haweenka,...

Taliyaha Ciidanka Dhulka ee XDS oo la kulmay dhiggiisa Dalka Turkiga

Taliyaha Ciidanka Dhulka ee XDS oo la kulmay dhiggiisa Dalka Turkiga

April 4, 2026
0

Taliyaha Ciidanka Dhulka ee Xoogga Dalka Jeneraal Sahal Cabdullaahi Cumar ayaa kulan muhiim ah la-qaatay dhiggiisa, Taliyaha Ciidanka Dhulka ee...

Hay’adda SoDMA oo deeq raashin ku wareejisay Maamulka Isbitaalka Benaadir

Hay’adda SoDMA oo deeq raashin ku wareejisay Maamulka Isbitaalka Benaadir

April 4, 2026
0

Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), oo kaashaneysa shirkadda Somali Fuel Company (SFC), ayaa maanta deeq raashin ah ku wareejisay...

Xarunta Shaybaarka Biyaha ee Gobolka Banaadir oo la daahfuray

Xarunta Shaybaarka Biyaha ee Gobolka Banaadir oo la daahfuray

April 4, 2026
0

Guddoomiye Ku-xigeenka Maamulka iyo Maaliyadda Maamulka Gobolka Banaadir, Mudane Ciise Maxamuud Guure ayaa ka qaybgalay munaasababad lagu daahfurayay Xarunta Shaybaarka...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In