Sunday, October 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Tubta Toosan

Islaamka iyo sida uu u dhiirri geliyay tacliinta

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
11 years ago
in Tubta Toosan, Wararka
0
Islaamka iyo sida uu u dhiirri geliyay tacliinta
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Aqoon la’aani waa iftiin la’aan, waa oraah waartay oo lagu muujiyo sida jahligu ula mid yahay mugdiga, aqoontuna ula mid tahay iftiinka.

Jahligu waa aafo weyn waxa uuna sabab u yahay dhibaatooyin badan oo haysta bulshooyin dunida ku nool.

Related posts

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026

Islaamku waxa uu dhiirri geliyay aqoonta iyo waxbarashada.  Aayadihii ugu horreysay ee Eebe soo dejiyay waxa ay ka hadlayeen Akhriska, Qallinka iyo Aqoonta.

Dalalka horumaray, waxay halkaas ku gaareen, markii ay mudnaan siiyeen tacliinta iyo cilmi baarista, taas oo ay ka dhaxleen horumar dhinac kasta ah iyo xasillooni amni iyo siyaasadeed.

Dalalka uu hooseeyo heerka waxbarashada bulshadoodu sida dalkeenna Soomaaliya, waxaa ka jira qulqulatooyin iyo dib u dhac dhinac walba ah.

Ahmiyadda Tacliinta iyo  sida islaamku u dhiirri geliyay, waa mowduuca toddobaadkan uu ku saabsan yahay barnaamijkeenna Tubta Toosan oo uu nagala qeyb galaya Sheikh Axmed Cali Cismaan.

http://www.radiomuqdisho.so/wp-content/uploads/2015/09/TUBTA-TOOSAN-14.09.2015.mp3
Previous Post

Daawo Sawirrada: Ciyaar dhaqameedka Kobdhoodka oo lagu qabtay Muqdisho

Next Post

Doorka gabdhaha waxbartay ay ku leeyihiin dalka oo looga hadlay Garoowe “SAWIRRO”

Next Post
Doorka gabdhaha waxbartay ay ku leeyihiin dalka oo looga hadlay Garoowe “SAWIRRO”

Doorka gabdhaha waxbartay ay ku leeyihiin dalka oo looga hadlay Garoowe “SAWIRRO”

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xildhibaan Xuseen Maxamed Nuur (Dhegaweyne) ayaa loo doortay Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Galmudug, kaddib markii uu helay 79 cod. Sidoo...

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In