Sunday, March 1, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Israa’iil oo Duqeymo ka geysatay gudaha Suuriya

caqiil by caqiil
4 years ago
in Wararka
0
Israa’iil oo Duqeymo ka geysatay gudaha Suuriya
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Askari Suuriyaan ah ayaa ku dhintay, shankalana way ku dhaawacmeen duqeymo waaberigii maanta ay Ciidamada Israa’iil la beegsatay goobo ay ku sugnayeen  ciidamada Suuriya oo ku taalla agagaarka magaalada Dimishiq ee Caasimadda Suuriya, sida ay sheegtay wakaaladda wararka “SANA” oo soo xiganeysa  Sarakiil ka tirsan Militariga Suuriya.

Wakaaladda wararka Suuriya ee SANA, ayaa intaa ku dartay in Ciidamada difaaca Cirka  Suuriya ay ka hortageen Gantaallo kale oo ay soo ganeen Ciidamada Israa’iil, qaar ka mid ahna waxay shegeen inay ku guleeysteen inaay soo ridaan.

Related posts

Tartamayaasha Yaaqshiid oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka ”SAWIRRO”

Tartamayaasha Yaaqshiid oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka ”SAWIRRO”

March 1, 2026
Madaxweyne Xasan Sheekh oo kulan la qaatay Madaxda Ururrada Siyaasadda Dalka

Madaxweyne Xasan Sheekh oo kulan la qaatay Madaxda Ururrada Siyaasadda Dalka

February 28, 2026

TV-ga ku hadla Afka Dowladda Suuriya ayaa dhankiisa sheegay in burbur uu soo gaaray mid ka mid ah dhismooyin ay deganayeen dad Shacab ah oo ka ag dhaw goobta duqeeynta ay ka dhacday.

Sedaxdii sanno ee la soo dhaafay Diyaaradaha Israa’iil, ayaa shan mar Duqeeymo ka geeysatay gudaha dalka Suuriya, kuwaasi oo geeystay waxyeello kala duwan.

Previous Post

Shirka Xeer ilaalinta dalka oo maanta ka furmay Muqdisho

Next Post

Ciidamada Xoogga dalka oo la wareegay degaanno hoos tago magaalada  Garbahaarreey

Next Post
Ciidamada Xoogga dalka oo la wareegay degaanno hoos tago magaalada  Garbahaarreey

Ciidamada Xoogga dalka oo la wareegay degaanno hoos tago magaalada  Garbahaarreey

Tartamayaasha Yaaqshiid oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka ”SAWIRRO”

Tartamayaasha Yaaqshiid oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka ”SAWIRRO”

March 1, 2026
0

Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii Lix iyo tobnaad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo kulan la qaatay Madaxda Ururrada Siyaasadda Dalka

Madaxweyne Xasan Sheekh oo kulan la qaatay Madaxda Ururrada Siyaasadda Dalka

February 28, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulan afur la qaatay qaar ka mid ah madaxda Ururrada siyaasadda...

Ciidanka Nabadsugidda Qaranka oo howlgalo qorsheysan fuliyay

Ciidanka Nabadsugidda Qaranka oo howlgalo qorsheysan fuliyay

February 28, 2026
0

Ciidanka Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA), oo kaashanaya saaxiibada caalamka, ayaa fuliyay howlgallo qorsheysan, kuwaas oo jab xooggan lagu...

Wasaaradda Duulista XFS oo jawaab ka bixisay warar been abuur ah oo laga faafiyey

Wasaaradda Duulista XFS oo jawaab ka bixisay warar been abuur ah oo laga faafiyey

February 28, 2026
0

Wasaaradda Gaadiidka iyo Duulista Hawada Soomaaliya waxay si cad u beeninaysaa wararka been abuurka ah ee maalmahan lagu baahinayay baraha...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In