Monday, May 11, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Keyd Hore

Ururrada shaqaalaha Soomaaliyeed oo doortay hoggaan cusub”SAWIRRO”

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
10 years ago
in Keyd Hore, Wararka
0
Ururrada shaqaalaha Soomaaliyeed oo doortay hoggaan cusub”SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Doorashadaan ayaa waxaa isugu yimid sideed urur shaqaale oo ku midoobay hal dalad oo loogu mgac daray Isutaga Ururada shaqaalaha Soomaaliyeed ayaa ku doortay Hogaanka Afarta Sano ee soo socda.

Guddiga qaban qaabada Doraashada ayaa markii ay dhacday doorashada waxay ku dhawaaqeen natiijada Dorashada oo ay sheegeen inay codeeyeen 116 qof, waxaan 98 cod helay Maxamed Cismaan Xaaji oo ku guuleystay xilka.

Related posts

𝐑𝐚’𝐢𝐢𝐬𝐮𝐥 𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐞 𝐗𝐚𝐦𝐬𝐚: 𝐃𝐨𝐰𝐥𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐒𝐨𝐨𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐚 𝐰𝐚𝐱𝐚 𝐚𝐲 𝐱𝐨𝐨𝐠𝐠𝐚 𝐬𝐚𝐚𝐫𝐭𝐚𝐲 𝐱𝐨𝐨𝐣𝐢𝐧𝐭𝐚 𝐚𝐦𝐧𝐢𝐠𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐝𝐢𝐦𝐮𝐪𝐫𝐚𝐚𝐝𝐢𝐲𝐚𝐝𝐝a

𝐑𝐚’𝐢𝐢𝐬𝐮𝐥 𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐞 𝐗𝐚𝐦𝐬𝐚: 𝐃𝐨𝐰𝐥𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐒𝐨𝐨𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐚 𝐰𝐚𝐱𝐚 𝐚𝐲 𝐱𝐨𝐨𝐠𝐠𝐚 𝐬𝐚𝐚𝐫𝐭𝐚𝐲 𝐱𝐨𝐨𝐣𝐢𝐧𝐭𝐚 𝐚𝐦𝐧𝐢𝐠𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐝𝐢𝐦𝐮𝐪𝐫𝐚𝐚𝐝𝐢𝐲𝐚𝐝𝐝a

May 10, 2026
Madaxweyne Xasan Sheekh oo magacaabay Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya

DAAWO KHUBADDA MADAXWEYNAHA JFS

May 10, 2026

C/laahi Maxamed Sheegay oo ka mid ahaa mas’uuliyiin Wasaaradda Warfaafinta iyo Xiriirkii guud ee ururkii Shaqaaha Soomaaliyeed oo goobta ka hadlay ayaa tilmaamay in tani qy qeyb ka tahay dimoqraadiyadda.

Agaasimaha waaxda Shaqada iyo Shaqaalaha ee Wasaarada shaqada iyo arrimaha bulshada ee Soomaaliya Mudnae Cabdirisaaq Macalin Cilmi ayaa tilmaamay sida ay doorashada u dhacday inay tahay mid si hagaagsan u dhacday oo ay soo dhaweynayaan.

Garyaqaanka guud ee dowladda Soomaaliya Dr Cismaan Cilmi Guure ayaa u sheegay isutagga shaqaale weynaha Soomaaliyeed inay yihin xoog madax banaan oo dowladda la shaqeyn doona.

Xoghayaha guddiga cadaladda ee golaha baarlamaanka Xildhibaan Maxamed Xasan Cabdullaahi (Maxamed amiin) ayaa u hambalyeeyay hogaanka cusub ee la doortay, kuna booriyay in uu si hufan u guto howlaha loo idmaday.

Xoghayaha guddiga arrimaha bulshada ee Baarlamaanka Xildhibaan Cabdullaahi Axmed Abshirow ayaa u balan qaaday hogaanka cusub in kan baarlamaan ahaan ay la shaqeyn doonan.

Afar sano ka hor ayay dhacday doorashada isu tagga midowga Ururrada shaqaalaha Soomaaliyeed oo ay ku mideysanyihiin sideed urur shaqaale, waana markii labaad oo ay doortaan guddoon cusub oo xilkan haynaya afarta sano ee soo socoto.

IMG_3455 IMG_3457 IMG_3458 IMG_3459 IMG_3464 IMG_3467 IMG_3471 IMG_3472 IMG_3473 IMG_3475 IMG_3476 IMG_3481 IMG_3485 IMG_3486 IMG_3487 IMG_3488 IMG_3489 IMG_3491 IMG_3502 IMG_3518 IMG_3520 IMG_3525 IMG_3528 IMG_3529 IMG_3533 IMG_3535 IMG_3537 IMG_3542  IMG_3555 IMG_3558 IMG_3562 IMG_3569 IMG_3576 IMG_3587 IMG_3589 IMG_3599 IMG_3601 IMG_3604 IMG_3617 IMG_3641 IMG_3692 IMG_3703 IMG_3715 IMG_3729 IMG_3738 IMG_3743 IMG_3768 IMG_3774 IMG_3788 IMG_3793 IMG_3797 IMG_3807 IMG_3809 IMG_3811 IMG_3815 IMG_3819 IMG_3823 IMG_3827

Sawir Qaade:- Maxamed Cabdiweli Maxamed 

Previous Post

Barlamaanka oo maanta ka dooday Hindise Sharciyeedka Maareynta Maaliyadda

Next Post

Deegaanka Bacaadweyn oo abaaro daran laga soo sheegayo“SAWIRRO”

Next Post
Deegaanka Bacaadweyn oo abaaro daran laga soo sheegayo“SAWIRRO”

Deegaanka Bacaadweyn oo abaaro daran laga soo sheegayo“SAWIRRO”

𝐑𝐚’𝐢𝐢𝐬𝐮𝐥 𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐞 𝐗𝐚𝐦𝐬𝐚: 𝐃𝐨𝐰𝐥𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐒𝐨𝐨𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐚 𝐰𝐚𝐱𝐚 𝐚𝐲 𝐱𝐨𝐨𝐠𝐠𝐚 𝐬𝐚𝐚𝐫𝐭𝐚𝐲 𝐱𝐨𝐨𝐣𝐢𝐧𝐭𝐚 𝐚𝐦𝐧𝐢𝐠𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐝𝐢𝐦𝐮𝐪𝐫𝐚𝐚𝐝𝐢𝐲𝐚𝐝𝐝a

𝐑𝐚’𝐢𝐢𝐬𝐮𝐥 𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐞 𝐗𝐚𝐦𝐬𝐚: 𝐃𝐨𝐰𝐥𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐒𝐨𝐨𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐚 𝐰𝐚𝐱𝐚 𝐚𝐲 𝐱𝐨𝐨𝐠𝐠𝐚 𝐬𝐚𝐚𝐫𝐭𝐚𝐲 𝐱𝐨𝐨𝐣𝐢𝐧𝐭𝐚 𝐚𝐦𝐧𝐢𝐠𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐝𝐢𝐦𝐮𝐪𝐫𝐚𝐚𝐝𝐢𝐲𝐚𝐝𝐝a

May 10, 2026
0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, oo ka qeyb galay munaasabadda xuska Maalinta Yurub (Europe Day)...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo magacaabay Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya

DAAWO KHUBADDA MADAXWEYNAHA JFS

May 10, 2026
0

Hadal-jeedinta Madaxweynaha JFS Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ee xaaladda guud ee dalka, doorashooyinka qof iyo cod ee sida nabadda ah...

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka dalka oo shir guddoomiyay kulan laba geesood u dhexeeyey Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Safiirrada dalalka Midowga Yurub

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka dalka oo shir guddoomiyay kulan laba geesood u dhexeeyey Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Safiirrada dalalka Midowga Yurub

May 10, 2026
0

RADIO MUQDISHO:- Ra’iisul Wasaare Ku-Xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Saalax Axmed Jaamac ayaa maanta shir guddoomiyay kulan laba geesood ah...

Xildhibaanno heer Federaal ah oo ka codeeyay doorashada Baydhaba

Xildhibaanno heer Federaal ah oo ka codeeyay doorashada Baydhaba

May 10, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasiirro ka tirsan Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed, xildhibaanno, iyo shacabka ku nool magaalada Baraawe ayaa...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In