Monday, March 9, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Itoobiya  oo Canbareysay go’aankii  Jaamacadda Carabta ee biyo xireenka Wabiga Niil

caqiil by caqiil
5 years ago
in Wararka
0
Itoobiya  oo Canbareysay go’aankii  Jaamacadda Carabta ee biyo xireenka Wabiga Niil
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasaaradda Arrimaha Dibadda Itoobiya ayaa muujisay sida aysan ugu qanacsaneyn go’aanka Golaha Wasiirada Jaamacada Carabta ay Talaadadii shalay ka soo saareen Caasimadda Qatar ee Dooxa, kaa oo ay ku caddeeyeen diidmadooda ku aadan isku dayga Itoobiya ay ku dooneeysa Biyo Xireenka Wabiga Niil.

Itoobiya ayaa sidoo kale diiday shuruudihii Jaamacadda Carabta ee la xiriiray buuxinta biyo xireenka Al Nahda, iyadoo ku eedeysay Jaamacada Carabta in anay mudnaan siineynin Amniga biyaha Niil iyo danaha waddamada wadaago Biyaha Wabiga.

Related posts

Dekedda weyn ee Muqdisho oo ku biirtay Ururka Caalamiga ah ee Dekadaha IAPH

Dekedda weyn ee Muqdisho oo ku biirtay Ururka Caalamiga ah ee Dekadaha IAPH

March 9, 2026
Soomaaliya oo garab-istaag u muujiysay Azerbaijan

Soomaaliya oo garab-istaag u muujiysay Azerbaijan

March 9, 2026

Bayaan ka soo baxay Wasaaradda Arrimaha Dibadda Itoobiya ayaa lagu sheegay in Jaamacadda Carabta, ay ku dhiirrigeliso qaar ka mid ah dhicyada wadaago Wabiga Niil, halkii ay ka qaadan lahaayeen mowqif dhexdhaxaad ah.

Horaantii bishan, Wadamada Suudaan iyo Masar ayaa ku heshiiyay inay si wadajir ah uga shaqeeyaan sidii Itoobiya loogu riixin lahaa inay ka wada hadlaan buuxinta biyo xireenka Wabiga Niil, ka dib is mariwaagii ay garwadeenka ka ahayeen Midowga Afrika.

Previous Post

Wasiirka Arrimaha dibadda Soomaaliya oo la kulmay wasiiru dowlaha Arrimaha dibadda Qatar

Next Post

Wasiirka gaashaandhiga X.F.S oo gaaray Baydhabo

Next Post
Wasiirka gaashaandhiga X.F.S oo gaaray Baydhabo

Wasiirka gaashaandhiga X.F.S oo gaaray Baydhabo

Dekedda weyn ee Muqdisho oo ku biirtay Ururka Caalamiga ah ee Dekadaha IAPH

Dekedda weyn ee Muqdisho oo ku biirtay Ururka Caalamiga ah ee Dekadaha IAPH

March 9, 2026
0

Dekedda Weyn ee Muqdisho ayaa si rasmi ah ugu biirtay Ururka Caalamiga ah ee Dekedaha International Association of Ports and...

Soomaaliya oo garab-istaag u muujiysay Azerbaijan

Soomaaliya oo garab-istaag u muujiysay Azerbaijan

March 9, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdisalaam Cabdi Cali ayaa khadka taleefanka kula...

Wasiirka Shaqada XFS oo qaabilay wafdi ka socday WFP

Wasiirka Shaqada XFS oo qaabilay wafdi ka socday WFP

March 9, 2026
0

Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Prof. Saalim Caliyoow Ibrow, ayaa maanta ku qaabilay xafiiskiisa Wasaaradda...

Madaxda Wasaaradda Xanaanada Xoolaha oo qaabilay Wafdi ka socday WFP

Madaxda Wasaaradda Xanaanada Xoolaha oo qaabilay Wafdi ka socday WFP

March 9, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Xanaanada Xoolaha, Dhirta iyo Daaqa, Mudane Xasan Xuseen Maxamed, iyo Wasiir ku Xigeenka Wasaaradda, ayaa kulan miro-dhal ah...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In