Wednesday, August 26, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Itoobiya oo diiday inay la macaamisho wakiilka Reer Yurub

caqiil by caqiil
5 years ago
in Wararka
0
Itoobiya oo diiday inay la macaamisho wakiilka Reer Yurub
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Dowladda Itoobiya ayaa ku dhawaaqday diidmadeeda ku aadan la macaamilka ergeyga gaarka ah ee Midowga Yurub u qaabilsan Itoobiya, kadib markii Wasiirka arrimaha dibadda Finlandย  uu booqday Itoobiya, kaasi oo warbixin siiyay baarlamaanka Yurub.

Bayaan ka soo baxayย  Xukuumadda Addis Ababa ayaa lagu dhaleeceyay hanaanka wakiilnimo sarkaalka reer Yurub ay u wakisheen doorashooyinka Itoobiya.

Related posts

๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐Š๐ฎ ๐—๐ข๐ ๐ž๐ž๐ง๐ค๐š ๐—๐‰๐…๐’ ๐จ๐จ ๐…๐ฎ๐ซ๐ž๐ฒ ๐Œ๐š๐๐š๐ฌ๐ก๐š ๐ˆ๐ฌ๐ค๐ฎ-๐—๐ข๐ซ๐ค๐š ๐†๐š๐ง๐š๐œ๐ฌ๐ข๐ ๐š ๐’๐จ๐จ๐ฆ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ฒ๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐’๐ก๐ข๐ข๐ง๐š๐ก๐š

August 25, 2026
Danjiraha JFS ee dalka Kenya oo xarunta safaaradda ku qaabilay Ruth Anne Stevensย 

Danjiraha JFS ee dalka Kenya oo xarunta safaaradda ku qaabilay Ruth Anne Stevensย 

August 25, 2026

Xafiiska Xuquuqul Insaanka ee Qaramada Midoobay ayaa sheegay in dhamaan dhinacyada isku haya gobolkaย  Tigre ay sameyeen falal xadgudub ah, iyagagoo xusay in eedda inteeda badan ay leeyahiin ciidamada Itoobiya iyo Eriteriya oo loo haysto goโ€™doomin iyo kufsi wadareed.

Raโ€™iisul wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed, ayaa bilaabay olole ay ciidanka federalku kuqaadayaan gobalka Tigre si ay hubka uga dhigaan hogaamiyaasha Jabhadda Xoreynta Shacbiga Tigre, isagoo ku eedeeyay kooxdan inay weeraro ku qaadeen xeryaha ciidanka.

Intii ay socdeen hawlgallada Ciidamada federaalka waxaa taageero ka heleen Ciidamada Ereteriya iyo xoogaga gobolka Amxaarada Itoobiya, oo soohdin la leh Tigray-ga, kadib markii Ciidamada ay qabsadeen magaalada Mekele.

Ciidamada Eriteriya ayaa lagu eedeeyay in ay geysteen gaboodfallo ka dhan ah shacabka Tigre, oo ay ka mid yihiin xasuuq, kufsi, dhac, iyo kuwo kale, Amnesty International iyo Human Rights Watch, ayaa xustay in ciidamadani ay boqolaal rayid ah ku dileen magaalada Aksum.

Wakaaladda Wararka Faransiiska, ayaa sidoo kale diiwaangelisay xasuuq la sheegay in ciidamada Ereteriya ay ka geysteen magaalada Dongolat intii ay socdeen dagaaladii ka socday gobalkaTigre.

Previous Post

Madaxweynaha JFS oo u Hanbalyeeyayย  Xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay

Next Post

Agaasimaha guud ee Wasaaradda Gaashaandhigga oo Tababar u furay Shaqaalaha Wasaaaradda Gaashaandhigga

Next Post
Agaasimaha guud ee Wasaaradda Gaashaandhigga oo Tababar u furay Shaqaalaha Wasaaaradda Gaashaandhigga

Agaasimaha guud ee Wasaaradda Gaashaandhigga oo Tababar u furay Shaqaalaha Wasaaaradda Gaashaandhigga

๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐Š๐ฎ ๐—๐ข๐ ๐ž๐ž๐ง๐ค๐š ๐—๐‰๐…๐’ ๐จ๐จ ๐…๐ฎ๐ซ๐ž๐ฒ ๐Œ๐š๐๐š๐ฌ๐ก๐š ๐ˆ๐ฌ๐ค๐ฎ-๐—๐ข๐ซ๐ค๐š ๐†๐š๐ง๐š๐œ๐ฌ๐ข๐ ๐š ๐’๐จ๐จ๐ฆ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ฒ๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐’๐ก๐ข๐ข๐ง๐š๐ก๐š

๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐Š๐ฎ ๐—๐ข๐ ๐ž๐ž๐ง๐ค๐š ๐—๐‰๐…๐’ ๐จ๐จ ๐…๐ฎ๐ซ๐ž๐ฒ ๐Œ๐š๐๐š๐ฌ๐ก๐š ๐ˆ๐ฌ๐ค๐ฎ-๐—๐ข๐ซ๐ค๐š ๐†๐š๐ง๐š๐œ๐ฌ๐ข๐ ๐š ๐’๐จ๐จ๐ฆ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ฒ๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐’๐ก๐ข๐ข๐ง๐š๐ก๐š

August 25, 2026
0

Raโ€™iisul Wasaare Ku-Xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Saalax Axmed Jaamac, ayaa maanta si rasmi ah u furay Madasha Isku-xirka Ganacsiga...

Danjiraha JFS ee dalka Kenya oo xarunta safaaradda ku qaabilay Ruth Anne Stevensย 

Danjiraha JFS ee dalka Kenya oo xarunta safaaradda ku qaabilay Ruth Anne Stevensย 

August 25, 2026
0

Danjiraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee dalka Kenya, Mudane Jabriil Ibraahim Cabdulle, ayaa xarunta Safaaradda Soomaaliya ee Nairobi ku qaabilay Ruth...

Shirweynaha Ganacsiga ee Soomaaliya iyo Shiinaha oo ka furmay Muqdisho

Shirweynaha Ganacsiga ee Soomaaliya iyo Shiinaha oo ka furmay Muqdisho

August 25, 2026
0

Shirweynaha Xiriirinta Ganacsiga Soomaaliya iyo Shiinaha ayaa maanta magaalada Muqdisho ka furmay, iyadoo ay ka qeybgalayaan masuuliyiin ka tirsan Dowladda...

Safaaradda Soomaaliya ee Kenya oo lagu soo dhaweeyay Wiilka cusub ee dalka Mayerkanka ee Soomaaliya

Safaaradda Soomaaliya ee Kenya oo lagu soo dhaweeyay Wiilka cusub ee dalka Mayerkanka ee Soomaaliya

August 24, 2026
0

Danjiraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee dalka Kenya, Mudane Jabriil Ibrahim Cabdulle, ayaa xarunta Safaaradda Soomaaliya ee Nairobi ku soo dhaweeyay...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In