Sunday, September 13, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Itoobiya oo ku tilmaamtay cunaqabateynta Mareykanka wax laga xumaado

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
5 years ago
in Wararka
0
Itoobiya oo ku tilmaamtay cunaqabateynta Mareykanka wax laga xumaado
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasaaradda arrimaha dibadda Itoobiya ayaa sheegtay in ay tahay wax laga xumaado cunaqabateyntii uu Mareykanku ku soo rogay saraaakiil iyo kaalmaha dhaqaale ee amniga la xiriira ee la siiyo Itoobiya.

Wasaaradda ayaa intaas ku dartay in dowladda Mareykanku sii saareyso Itoobiya cadaadis aan loo baahneyn, waxayna caddeysay inaysan aqbali doonin in fara gelin lagu sameeyo arrimaha gudaha ee Itoobiya.

Related posts

Xukunka Askari Jante Dartiis u dilay Muwaadin

Xukunka Askari Jante Dartiis u dilay Muwaadin

September 12, 2026
Taliyaha Ciidanka Dhulka XDS oo gaaray magaalada Baydhabo

Taliyaha Ciidanka Dhulka XDS oo gaaray magaalada Baydhabo

September 12, 2026

“Go’aanka cunaqabateyntu wuxuu dirayaa baaq khaldan, iyadoo ay Itoobiya isu diyaarineyso qabashada doorashooyinka oo la filayo inay horseedaan nidaam siyaasadeed cusub oo dalka ka dhaca” ayaa lagu yiri bayaan kasoo baxay Wasaaradda arrimaha dibadda ee Itoobiya.

Previous Post

Wasaaradda amniga oo markale Cabdi Kaamil u magacaawday Afhayeenka Wasaaradda

Next Post

Senator Ilyaas Cali Xasan oo bogaadiyay dadaallada Ra’iisul Wasaare Rooble ee arrimaha doorashooyinka

Next Post
Senator Ilyaas Cali Xasan oo bogaadiyay dadaallada Ra’iisul Wasaare Rooble ee arrimaha doorashooyinka

Senator Ilyaas Cali Xasan oo bogaadiyay dadaallada Ra’iisul Wasaare Rooble ee arrimaha doorashooyinka

Xukunka Askari Jante Dartiis u dilay Muwaadin

Xukunka Askari Jante Dartiis u dilay Muwaadin

September 12, 2026
0

Dable Xoogga Maxamuud Axmed Faarax Kabtan Dhashiike, ayaa Lagu Eedeeyay in uu si kas ah u dilay Marxuum Cabdicasiis Sheekh...

Taliyaha Ciidanka Dhulka XDS oo gaaray magaalada Baydhabo

Taliyaha Ciidanka Dhulka XDS oo gaaray magaalada Baydhabo

September 12, 2026
0

Taliyaha Ciidanka Dhulka Xoogga Dalka Soomaaliyeed XDS General Sahal Cabdullaahi Cumar oo ay wehliyaan saraakiil ka tirsan Ciidanka XDS ayaa...

Wasaaradda Amniga Galmudug oo daahfurtay tababar lagu kobcinayo aqoonta iyo wada-shaqaynta guddiyada

Wasaaradda Amniga Galmudug oo daahfurtay tababar lagu kobcinayo aqoonta iyo wada-shaqaynta guddiyada

September 12, 2026
0

Wasaaradda Amniga Galmudug ayaa maanta magaalada Gaalkacyo ka daahfurtay tababar lagu kobcinayo aqoonta, xirfadaha iyo wada-shaqaynta guddiyada iskaashiga Booliiska iyo...

Soomaaliya iyo Shiinaha oo ka wada hadlay xoojinta iskaashiga lada dal

Soomaaliya iyo Shiinaha oo ka wada hadlay xoojinta iskaashiga lada dal

September 12, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee JFS, Mudane Cabdisalaam Cabdi Cali, ayaa qaabilay Safiirka Jamhuuriyadda Shacbiga Shiinaha...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In