Tuesday, September 29, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Jaakad Nooca Qaraxyada loo Isticmaalo oo Gaalkacyo lagu qabtay+Sawirro

Liibaan Lugcad by Liibaan Lugcad
7 years ago
in Wararka
0
Jaakad Nooca Qaraxyada loo Isticmaalo oo Gaalkacyo lagu qabtay+Sawirro
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Ciidamada booliska magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug ayaa saaka ku guuleystay Inay gacanta Kusoo dhigaan Jaakad Nooca Qaraxyada loo isticmaalo oo kooxaha dhagar qavayaasha ay rabeen in ay ku wax yeeleeyaan bulshada magaalada.

Taliyaha qeybta booliska gobalka Mudug G/Dhaxe Qaasim Sheekh Doon Cali Oo la Hadlay Warbaahinta Qaranka, ayaa Faah Faahin Ka Bixiyay Howlgal Lagu Soo Qabtay Jaakadaan Nooca Qaraxyada loo Isticmaalo oo lagu qariyay mid ka mid ah xaafadaha magaalada.

Related posts

Munaasabad lagu abaal marinayey dad bulshadooda si hufan ugu adeegay oo lagu qabtay Canada

Munaasabad lagu abaal marinayey dad bulshadooda si hufan ugu adeegay oo lagu qabtay Canada

September 28, 2026
๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐—๐š๐ฆ๐ฌ๐š ๐จ๐จ ๐ญ๐š๐›๐š๐›๐š๐ซ ๐ฎ๐ฌ๐จ๐จ ๐ฑ๐ข๐ซ๐ž๐ฒ ๐ƒ๐ฎ๐Ÿ๐œ๐š๐๐๐ข๐ข ๐Ÿ๐Ÿ-๐š๐š๐ ๐ž๐ž ๐‚๐ข๐ข๐๐š๐ง๐ค๐š ๐Š๐ฎ๐ฆ๐š๐š๐ง๐๐จ๐จ๐ฌ๐ค๐š ๐ƒ๐š๐ง๐š๐›ย 

โ€œWaxaan maalmahaan wadnay howl-gallo lagu sugayo ย Ammaanka magaalada inagoo ka sameeyneyna dhammaan xaafadaha sidaa daraadeed waxaa inoo suura gashay inaan gacanta kusoo dhigno ย Jaakad Nooca Qaraxyada loo Isticmaalo oo la dhigay goob luuq ah oo ku taallo xaafaada Wadajir ee magaalada Gaalkacayoโ€ ayuu yiri Taliyaha Qeybta Booliska Gobalka Mudug.

Guddoomiyaha gobalka Mudug Cabdiraxmaan Cali Diiriye Isxal, oo Isna La hadlay Warbaahinta Qaranka ayaa bogaadiyay dadaalka ciidanka booliiska ee ku Aadan Sugida Amniga.

โ€œWaxaan bogaadinayaa ciidamada booliska sida ay u sugayaan Amaanka iyagoo kaashanaya shacabka,sidoo kale waxaan bulshada magaalada ka codsaneynaa inay soo sheegaan cidkasto oo ay u arkaan inay falal amni daro ay kawadoxย  magaaladaโ€ ayuu yiri Guddoomiyaha Gobalka Mudug Cabdiraxmaan Cali Diiriye Isxal.

Maalmihii ugu dam-beeyay waxa ay Ciidamada Amaanka ay Magaalada Gaalkacyo ka wadeen howl-gallo xoogan oo lagu sugayo amniga kuwaasi oo ay iska kaashanayaan qeybaha kala duwan ee ciidamada ,Maamulka Magaalada iyo qeybaha bulshada.

Previous Post

Maxkamadda Ciidamada oo dib u siisay Xurriyadooda rag uu ku jiro guddoomiye ku xigeenkii Afgooye

Next Post

Shir Deg Deg oo looga hadlayo Caabuqa Covid-19 oo ka socda Magaalada Dhuusamareeb+Sawirro

Next Post
Shir Deg Deg oo looga hadlayo Caabuqa Covid-19 oo ka socda Magaalada Dhuusamareeb+Sawirro

Shir Deg Deg oo looga hadlayo Caabuqa Covid-19 oo ka socda Magaalada Dhuusamareeb+Sawirro

Munaasabad lagu abaal marinayey dad bulshadooda si hufan ugu adeegay oo lagu qabtay Canada

Munaasabad lagu abaal marinayey dad bulshadooda si hufan ugu adeegay oo lagu qabtay Canada

September 28, 2026
0

Magaalada Edmonton gobolka Alberta ee dalka Canada ayaa waxaa lagu qabtay munaasabad aad u ballaaran oo ay kasoo qeybgaleen Aqoonyahanno...

๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐—๐š๐ฆ๐ฌ๐š ๐จ๐จ ๐ญ๐š๐›๐š๐›๐š๐ซ ๐ฎ๐ฌ๐จ๐จ ๐ฑ๐ข๐ซ๐ž๐ฒ ๐ƒ๐ฎ๐Ÿ๐œ๐š๐๐๐ข๐ข ๐Ÿ๐Ÿ-๐š๐š๐ ๐ž๐ž ๐‚๐ข๐ข๐๐š๐ง๐ค๐š ๐Š๐ฎ๐ฆ๐š๐š๐ง๐๐จ๐จ๐ฌ๐ค๐š ๐ƒ๐š๐ง๐š๐›ย 

๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐—๐š๐ฆ๐ฌ๐š ๐จ๐จ ๐ญ๐š๐›๐š๐›๐š๐ซ ๐ฎ๐ฌ๐จ๐จ ๐ฑ๐ข๐ซ๐ž๐ฒ ๐ƒ๐ฎ๐Ÿ๐œ๐š๐๐๐ข๐ข ๐Ÿ๐Ÿ-๐š๐š๐ ๐ž๐ž ๐‚๐ข๐ข๐๐š๐ง๐ค๐š ๐Š๐ฎ๐ฆ๐š๐š๐ง๐๐จ๐จ๐ฌ๐ค๐š ๐ƒ๐š๐ง๐š๐›ย 

September 28, 2026
0

Raโ€™iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa Dugsiga Tababarka Shahiid G/le Xasan Tuure tababar ugu soo...

Guddoomiyaha Hayโ€™adda SoDMA oo qaabilay Taliyaha Ciidanka Badda

Guddoomiyaha Hayโ€™adda SoDMA oo qaabilay Taliyaha Ciidanka Badda

September 28, 2026
0

Guddoomiyaha Hayโ€™adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa maanta Xarunta Hayโ€™adda kulan kula qaatay Taliyaha Ciidanka...

Ololaha Taageerada Musharraxiinta Ururka Siyaasadeedka Talo Qaran oo lagu qabtay Degmada Guriceel

Ololaha Taageerada Musharraxiinta Ururka Siyaasadeedka Talo Qaran oo lagu qabtay Degmada Guriceel

September 28, 2026
0

Waxaa Degmada Guriceel ka qabsoomay kulan iyo olole ballaaran oo lagu taageerayey musharraxiinta Ururka Siyaasadeedka Talo Qaran ee u taagan...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In