Friday, September 11, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Jaaliyadaha Soomaaliyeed ee Mareykanka oo codsaday in la sameeyo isku xirnaan bulsho

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
11 years ago
in Wararka
0
Jaaliyadaha Soomaaliyeed ee Mareykanka oo codsaday in la sameeyo isku xirnaan bulsho
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Jaaliyadaha Soomaaliyeed ee dalka Mareykanka ayaa dowladda Federaalka Soomaaliya ugu baaqay in  ay ka qeyb-qaadato sidii la isugu xiri lahaa bulshada Soomaaliyeed ee dalkaasi, si loo badbaadiyo dhalinyarada ay marin-habaabinayaan kooxaha argagaixisada ah ee UGUS.

Ugaas Ismaaciil Cabdulle oo ka mid ah odayaasha dhaqanka Soomaaliyeed ee ku nool dalka Mareykanka ayaa isaga oo la hadlayey Radio Muqdisho waxa uu sheegay in dhallinyaro ah ardey ah oo lix gaaraya  ay haatan u xiran yihiin arrimo la xiriira argagixisonimo.

Related posts

Danjire Jabriil oo ka qeybgalay shir muhim ah oo ka dhacay Nairobi

Danjire Jabriil oo ka qeybgalay shir muhim ah oo ka dhacay Nairobi

September 10, 2026
MADAXWEYNAHA JFS OO KORMEERAY TALISKA QAYBTA KOOWAAD EE KUMAANDOOSKA GORGOR

MADAXWEYNAHA JFS OO KORMEERAY TALISKA QAYBTA KOOWAAD EE KUMAANDOOSKA GORGOR

September 10, 2026

“Dhibaatada ugu badan waxa ay tahay ee na haysta, in carruurta la qaldo oo ay marin habaabinayaan kooxaha argagixisada, sidoo kale tafaraaruqa Soomaalida ayaa keeneysa in laga faa’iideyso, waxaan ka codsaneynaa in Dowladda Soomaaliya ay arrimahan wax nalaga qabato, lixda hadda xiran waxaa lagu soo oogay in ay u socdaalayeen Siiriya, oo ay ku biiri rabeen kooxaha argagixisada, dhibaatooyin badan ayaa haysta, marka waxaan dowladda ka sugeynaa inay noo soo magacowda safiir arrimahan nagala shaqeeya” ayuu yiri Ugaas Ismaaciil.

Ugaas Ismaaciil ayaa xusay in 19-kale oo ka mid ah dhallinyarada Soomaaliyeed ee Mareykanka ku nool in iyana lagu dabo joogo oo ay ku socdaan baaritaanno dheeraad ah, inkasta oo aysan xirneyn, waxaana dhankeena ku dadaaleynaa sidii wacyi gelin buuxdo loo siin lahaa dhallinyarada.

Previous Post

Xildhibaannada oo loo qeybiyay codsi ka yimid Xukuumadda

Next Post

Deg deg: Guddoomiyaha Baarlamaanka oo ka tacsiyadeeyay dilka Xildhibaan Yuusuf Dirir

Next Post
WAR DEG DEG AH: Golaha Wasiirada oo lagu dhawaaqay- AKHRISO LIISKA

Deg deg: Guddoomiyaha Baarlamaanka oo ka tacsiyadeeyay dilka Xildhibaan Yuusuf Dirir

Danjire Jabriil oo ka qeybgalay shir muhim ah oo ka dhacay Nairobi

Danjire Jabriil oo ka qeybgalay shir muhim ah oo ka dhacay Nairobi

September 10, 2026
0

Waxaa magaalada Nairobi lagu qabtay Shirka Heerka Sare ee Iskaashatada Horumarinta iyo Wakiillada Diblomaasiyadeed ee Dib-u-soo-nooleynta Webiyada Nairobi, kaas oo...

MADAXWEYNAHA JFS OO KORMEERAY TALISKA QAYBTA KOOWAAD EE KUMAANDOOSKA GORGOR

MADAXWEYNAHA JFS OO KORMEERAY TALISKA QAYBTA KOOWAAD EE KUMAANDOOSKA GORGOR

September 10, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Taliyaha Guud ee Ciidamada Qalabka Sida, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kormeer shaqo ku tagay...

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo magacaabay Xoghayaha Joogtada ee Wasaaradda Caddaaladda

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo magacaabay Xoghayaha Joogtada ee Wasaaradda Caddaaladda

September 10, 2026
0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa magacaabay Xoghayaha Joogtada ee Wasaaradda Caddaaladda iyo Arrimaha Dastuurka....

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS oo ka qeybgalay kulan ku saabsan “Waaga Cusub ee Xiriirka Türkiga iyo Soomaaliya”

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS oo ka qeybgalay kulan ku saabsan “Waaga Cusub ee Xiriirka Türkiga iyo Soomaaliya”

September 10, 2026
0

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS, Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur, Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska XFS, Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud iyo...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In