Thursday, October 15, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Jaaliyadda Soomaaliyeed ee Dalka Sudaan oo ka qayb gashay Afur wadareed lagu qabtay khartoum oo ay ka qayb galeen in ka badan 40 Jaaliyadood.

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
9 years ago
in Wararka
0
Jaaliyadda Soomaaliyeed ee Dalka Sudaan oo ka qayb gashay Afur wadareed lagu qabtay khartoum oo ay ka qayb galeen in ka badan 40 Jaaliyadood.
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Afur wadareedkan ay ka qayb ka galeen Jaaliyadda Soomaaliyeed ee Dalka Sudaan oo ay soo qaban qaabiyeen Golaha Saaxiibtinimad Shacuubta ayaa ka dhacay Caasimadda Khartoum ee Dalka Suudaan.

Waxaane goob joog ka ahaa Afurkan Gudoomiyaha Jaaliyadda Soomaaliyeed ee Dalka Sudaan Cabdi Wali Xasan Xuseen โ€œFadilatahuโ€ Suldaan Kamaal oo ka mid ah Salaadiinta Soomaaliyeed ee ku dhaqan Dalka Suudaan iyo Diplumaasiin ka socotay Safaaradda Soomaaliya ee Dalka Suudaan oo uu hor kacaayo Abuukar Maxamed Cabdi โ€œBostonโ€ Fiidow Maxamuud Fiidow iyo Walba Mama Saxarla Cismaan.

Related posts

๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐Š๐ฎ-๐ฑ๐ข๐ ๐ž๐ž๐ง๐ค๐š ๐จ๐จ ๐Ÿ๐ฎ๐ซ๐ž๐ฒ ๐’๐ก๐ข๐ซ๐ค๐š ๐’๐š๐๐๐ž๐ฑ๐š๐š๐ ๐ž๐ž ๐๐ฎ๐ฅ๐ฌ๐ก๐š๐๐š ๐๐š๐ซ๐ข๐ ๐š ๐€๐Ÿ๐ซ๐ข๐ค๐š

October 12, 2026
MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KA QAYB GALAY MUNAASABADDA QARAN EE XUSKA MAALINTA CALANKA

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KA QAYB GALAY MUNAASABADDA QARAN EE XUSKA MAALINTA CALANKA

October 12, 2026

Afurkan ayaa sido kale waxaa ka qayb qaatay in ka badan 40 Jaaliyadood iyadoone Jaaliyad walba ay goobta ku soo bandhigtay Cunooyinka ย u gaarka ah waxaane Jaaliyadda Soomaaliyeed halkaa ku Soo Bandhigeen Cunooyinka Soomaalida ay caanka ku tahay sida Baastada, Biriiska , Sanbuuska, iyo Canjeerada.

Cabdi Wali Xasan Xuseen โ€œFadilatahuโ€ Gudoomiyaha Jaaliyadda Soomaaliyeed ee Dalka Suudaan ayaa sheegay in Jaaliyadda Soomaaliyeed ay laf dhabar u tahay Jaaliyadaha kale islamarkaane ay Goobta ku soo Bandhigeen Cunooyinka Soomaalida ay caanka ku yahiin.

Danka kale U qaybsanaha Warfaafinta Safaaradda Soomaaliyeed ee Dalka Suudaan Fiidow Maxamuud Fiidow ayaa asigane sheegay in Jaaliyadda Soomaaliyeed ee Dalka Suudaan ay aad ugu qayb qaateen Afur wadareedkaani.

Jaaliyadda Soomaaliyeed ee Dalka Sudaan ayaa Sanadkaani Siโ€™aad ah ugu qayb qaadatay Afur wadareedkaani ay Sanad walba qabtaan Golaha Saaxiibtinimad Sh acuubta.

Yuusufย  Maxamed Macalin (Yuusuf Kashmiir)

Previous Post

Xildhibaan Dalxa oo si diiran usoo dhaweeyey Waxqabadka Dowladda iyo horumarka ay wado.

Next Post

Madaxweyne farmaajo oo gaaray Kismaayo

Next Post
Dabaal degyo lagu taageerayo Madaxweynaha cusub oo ka socda dalka

Madaxweyne farmaajo oo gaaray Kismaayo

๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐Š๐ฎ-๐ฑ๐ข๐ ๐ž๐ž๐ง๐ค๐š ๐จ๐จ ๐Ÿ๐ฎ๐ซ๐ž๐ฒ ๐’๐ก๐ข๐ซ๐ค๐š ๐’๐š๐๐๐ž๐ฑ๐š๐š๐ ๐ž๐ž ๐๐ฎ๐ฅ๐ฌ๐ก๐š๐๐š ๐๐š๐ซ๐ข๐ ๐š ๐€๐Ÿ๐ซ๐ข๐ค๐š

๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐Š๐ฎ-๐ฑ๐ข๐ ๐ž๐ž๐ง๐ค๐š ๐จ๐จ ๐Ÿ๐ฎ๐ซ๐ž๐ฒ ๐’๐ก๐ข๐ซ๐ค๐š ๐’๐š๐๐๐ž๐ฑ๐š๐š๐ ๐ž๐ž ๐๐ฎ๐ฅ๐ฌ๐ก๐š๐๐š ๐๐š๐ซ๐ข๐ ๐š ๐€๐Ÿ๐ซ๐ข๐ค๐š

October 12, 2026
0

Raโ€™iisul Wasaare Ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Saalax Axmed Jaamac, ayaa maanta magaalada Muqdisho ka furay Shirka Saddexaad ee Bulshada...

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KA QAYB GALAY MUNAASABADDA QARAN EE XUSKA MAALINTA CALANKA

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KA QAYB GALAY MUNAASABADDA QARAN EE XUSKA MAALINTA CALANKA

October 12, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka qayb galay munaasabad heer qaran ah oo si maqaam sare...

Hayโ€™adda NISA oo war ka soo saartay falal hubeysan oo lagula kacay ciidamada Ilaalada Shacabka

Hayโ€™adda NISA oo war ka soo saartay falal hubeysan oo lagula kacay ciidamada Ilaalada Shacabka

October 11, 2026
0

Hayโ€™adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA) waxa ay ka xun tahay, si adagna u cambaareyneysaa weerarrada iyo falalka hubeysan ee...

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS oo kulan la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka ee Golaha

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS oo kulan la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka ee Golaha

October 11, 2026
0

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac), ayaa kulan muhiim la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka,...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In