Saturday, October 17, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Jaaliyadda Soomaaliyeed ee Dalka Sudaan oo ka qayb gashay Afur wadareed lagu qabtay Khartuum

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
8 years ago
in Wararka
0
Jaaliyadda Soomaaliyeed ee Dalka Sudaan oo ka qayb gashay Afur wadareed lagu qabtay Khartuum
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Jaaliyadda Soomaaliyeed ee Dalka Sudaan oo ka qayb gashay Afur wadareed lagu qabtay Khartuum oo ay ka qayb galeen in ka badan 51 Jaaliyadood,

Afur wadareedkan ay soo qaban qaabiyeen Golaha Saaxiibtinimad Shacuubta islamarkaana ay ka qayb galayeen Jaaliyadaha ku nool Suudaan oo ay qeyb ka aheed Jaaliyadda Soomaaliyeed ayaa ka dhacay Caasimadda Khartuum ee Dalka Suudaan.

Related posts

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026

Afur wadareedkan ayaa waxaa goob joog ka ahaa Lataliyaha Madaxweynaha Suudaan, Wasiiro, Safiiraada Caalamka u fadhiya Suudaan Madaxda Jaaliyadaha ku nool Suudaan, Culamo u diin iyo marti sharaf kale.

Afur wadareedkani oo sanad walba la qabta ayaa waxaa sanadkan ka qeyb qaatay in ka badan 51 Jaaliyadood iyadoone Jaaliyad walba ay goobta ku soo bandhigeysay Cunooyinka  u gaarka ah, waxaane Jaaliyadda Soomaaliyeed halkaa ku Soo Bandhigeen Cunooyinka Soomaalida lagu qayaano sida Baastada, Biriiska, Hilibka, Canjeerada iyo Sanbuuska.

Gudoomiyaha Jaaliyadda Soomaaliyeed ee Dalka Suudaan Cabdi Wali Xasan Xuseen “Fadilatahu” ayaa sheegay in Soomaalida ku dhaqan Suudan ay aad ugu qeyb qaateen Afur wadareedkani.

Danka kale Cabdikaafi Ismaaciil Yaasiin oo ka mid ahaa qaban qaajiyaasha Afur wadareedka ay soo bandhigtay Jaaliyadda Soomaaliyeed ayaa asigane sheegay inay goobta ku soo bandhigeen Cunooyinka Soomaalida loogu danbeeyo.

Qaar ka mid ah Ardayda Suudaan waxka barata ayaa iyadana ka warbixiyay dareenkooda ku aadan Munaasabada lagu soo bandhigayay Afur wadareeka.

Bandhiga cunooyinka ee Jaaliyadaha oo laqabto bisha Barakeysan ee Ramadaan ayaa ka duwan kii sanadkii hore iyadoona  Jaaliyadda Soomaaliyeed ee Dalka Sudaan aya Sanadkaani Si’aad ah ugu qayb qaadatay Afur wadareedka.

Previous Post

Gen. Bashiir Ameeriko oo kulan dhiiri gelin ah la qaatay Haweenka ku jira Ciidanka Booliska Soomaaliyeed “Sawirro”

Next Post

Yariisoow; oo boqaday xarunta Degmada Xamar Weyne oo ay buuxdhiifiyeen Roobki ka da’aday Muqdisho

Next Post
Yariisoow; oo boqaday xarunta  Degmada Xamar Weyne oo ay  buuxdhiifiyeen  Roobki ka da’aday Muqdisho

Yariisoow; oo boqaday xarunta Degmada Xamar Weyne oo ay buuxdhiifiyeen Roobki ka da'aday Muqdisho

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Tababar socon doona muddo 21 maalmood ah ayaa magaalada Jinhua ee gobolka Zhejiang, Jamhuuriyadda Shacabka Shiinaha, uga furmay 27...

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kormeer shaqo ku tagay markabka Çağrı Bey, oo ku sugan...

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

October 15, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa caawa booqday bandhigga ganacsiga ee Som...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In