Monday, September 28, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Yariisoow; oo boqaday xarunta Degmada Xamar Weyne oo ay buuxdhiifiyeen Roobki ka da’aday Muqdisho

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
8 years ago
in Wararka
0
Yariisoow; oo boqaday xarunta  Degmada Xamar Weyne oo ay  buuxdhiifiyeen  Roobki ka da’aday Muqdisho
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

kormeerkaan uu  ku tagay Gudoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa magaalada muqdishi Eng. C/raxamaan Cumar Cismaan Yariisoow ,Xarunta degmada Xamar weyne oo ay buuxdhiifiyeen daadadkii roobki mahiigaanka ahaa ee maalin ka hor ka da’aday magalaada muqdisho islamarkaan maamulka Gobolka Banaadir oo ku howlanyahay sidii looga saarilahaa biyahaasi oo hakadka galiyay shaqooyinka loogu qaban jiray bulshada.

waxaana kormeerkaan ku wehlinaayay Gudoomiye ku-xigeenka kuwaad amniga iyo siyaasada Maaamulka Gobolka Banaadir Maxamed C/llaahi Maxamed  Tuulax iyo Maamulka Degmada Xamarweyne.

Related posts

Hay’adda SoDMA oo diyaarisay motooro loogu talagalay in biyaha lagu dhuuqo

Hay’adda SoDMA oo diyaarisay motooro loogu talagalay in biyaha lagu dhuuqo

September 27, 2026
𝐒𝐨𝐃𝐌𝐀 𝐢𝐲𝐨 𝐇𝐚𝐲’𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐐𝐚𝐱𝐨𝐨𝐭𝐢𝐠𝐚 𝐐𝐚𝐫𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐤𝐚 𝐰𝐚𝐝𝐚 𝐡𝐚𝐝𝐥𝐚𝐲 𝐬𝐚𝐚𝐦𝐞𝐲𝐧𝐭𝐚 𝐄𝐥 𝐍𝐢ñ𝐨

𝐒𝐨𝐃𝐌𝐀 𝐢𝐲𝐨 𝐇𝐚𝐲’𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐐𝐚𝐱𝐨𝐨𝐭𝐢𝐠𝐚 𝐐𝐚𝐫𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐤𝐚 𝐰𝐚𝐝𝐚 𝐡𝐚𝐝𝐥𝐚𝐲 𝐬𝐚𝐚𝐦𝐞𝐲𝐧𝐭𝐚 𝐄𝐥 𝐍𝐢ñ𝐨

September 27, 2026

gudoomiyaha ayaa lagu soo wareejiyay xarunta degmada oo ka socotao biyo nadiifinta waxaana Gabagabo marayaan howsheeda si uu uga warbxiyay Gudoomiyaha Degmada Xamarweyne Cumar Shariif Jeek .

Gudoomiayaha Gobolka Banaadir Ahne Duqa Muqisho C/raxmaan Cumar Cismaan Eng. yariisow ayaa ka sheegay indaadadka  roobka ay geysteen qasaaro farabadan maamulka gobolka ay ka go,antahay sida ay uga qeyb qaadan lahaayeen,.

Dhinaca kale maamulka gobolka ayaa deeq raashin ah gaarsiyay degmada Boondheera taa oo loogu talagalay in lagu samata bixiyo dadka ay sameyta ku yeesheen roobabka kuwaasoo ku waayay hoygooda  Gudoomiyaha Degmada Boondheere ee gobolka Banaadir Seynab Yuusuf Wehliye ayaa u mahadcelisay maaulka sida uu ugula shaqeyay in loo gurmado dadka danyarta ee ka barakacay dadadka Roobki da,ay maalmihi lasoo dhaafay,,,,cod

Gudoomiye ku-xigeenka Arrimaha Bulshada ee Gobolka Banaadir Basmo Caamir Shakeeti aya sheegay in deeqdaan aysoo gaarsiyeen Degmada Boondheera ee isugu jira dawo iyo raashin la gaarsiin doono degmooyinka kale si gurmadka uuuwado gaaro meela ay saameeyeen roobobka.

Previous Post

Jaaliyadda Soomaaliyeed ee Dalka Sudaan oo ka qayb gashay Afur wadareed lagu qabtay Khartuum

Next Post

Xukuumadda Soomaaliya oo dib u howlgelisay Shabakadda Hindisaha Daahfurnaanta Dowladda+sawirro

Next Post
Xukuumadda Soomaaliya oo dib u howlgelisay Shabakadda Hindisaha Daahfurnaanta Dowladda+sawirro

Xukuumadda Soomaaliya oo dib u howlgelisay Shabakadda Hindisaha Daahfurnaanta Dowladda+sawirro

Hay’adda SoDMA oo diyaarisay motooro loogu talagalay in biyaha lagu dhuuqo

Hay’adda SoDMA oo diyaarisay motooro loogu talagalay in biyaha lagu dhuuqo

September 27, 2026
0

Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), oo kaashanaysa Wasaaradda Gargaarka iyo Maareynta Musiibooyinka ee Jubbaland, ayaa diyaarisay 10 matoor oo...

𝐒𝐨𝐃𝐌𝐀 𝐢𝐲𝐨 𝐇𝐚𝐲’𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐐𝐚𝐱𝐨𝐨𝐭𝐢𝐠𝐚 𝐐𝐚𝐫𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐤𝐚 𝐰𝐚𝐝𝐚 𝐡𝐚𝐝𝐥𝐚𝐲 𝐬𝐚𝐚𝐦𝐞𝐲𝐧𝐭𝐚 𝐄𝐥 𝐍𝐢ñ𝐨

𝐒𝐨𝐃𝐌𝐀 𝐢𝐲𝐨 𝐇𝐚𝐲’𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐐𝐚𝐱𝐨𝐨𝐭𝐢𝐠𝐚 𝐐𝐚𝐫𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐤𝐚 𝐰𝐚𝐝𝐚 𝐡𝐚𝐝𝐥𝐚𝐲 𝐬𝐚𝐚𝐦𝐞𝐲𝐧𝐭𝐚 𝐄𝐥 𝐍𝐢ñ𝐨

September 27, 2026
0

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa xarunta dhexe ee Hay’adda ku qaabilay Guddoomiyaha Hay’adda...

JSP oo Dugsiga Sare ee Mudug ka wada ololaha doorashada

JSP oo Dugsiga Sare ee Mudug ka wada ololaha doorashada

September 27, 2026
0

Xubno ka tirsan Ururka Caddaaladda iyo Wadajirka ee JSP ayaa ololaha doorashada ka sameeyay xarunta Dugsiga Sare ee Mudug, iyagoo...

Xukunka Askari dilay Muwaadin Soomaaliyeed

Xukunka Askari dilay Muwaadin Soomaaliyeed

September 27, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Dable Xoogga Cabdi Aadan Ibraahim oo lagu naaneyso “Soddon” , ayaa lagu eedeeyey Dilka Marxuum Yuusuf Axmed Cabdi oo...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In