Saturday, February 21, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Jaaliyadda Soomaaliyeed ee Maraykanka oo bogaadiyay dagaalka ka dhanka ah khawaarijta

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
3 years ago
in Wararka
0
Jaaliyadda Soomaaliyeed ee Maraykanka oo bogaadiyay dagaalka ka dhanka ah khawaarijta
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Culimada iyo Jaaliyadda Soomaaliyeed ee ku dhaqan dalka Maraykanka ayaa soo bandhigay taageeradooda ku aaddan dagaalka ka dhanka ah khawaarijta, iyagoo bogaadiyey geesinimada Ciidamada Qalabka Sida iyo bulshada deegaannada la xoreeyey.

Qaar ka mid ah Culimada iyo Jaaliyadda oo kulan la qaatay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa si wada jir ah u tilmaamay inay garab taagan yihiim Dowladda iyo ciidamada qalabka sida, ayna soo dhaweynayaan guulaha la taaban karo ee laga gaaray dagaalka ka dhanka ah argagixisada Al-Shabaab.

Related posts

Tartamayaasha Daarusalaam oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka

Tartamayaasha Daarusalaam oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka

February 21, 2026
Hay’adda Qatar Charity oo Soomaaliya ka bilowday ololaha Ramadaan oo lagu caawinayo 36,000 qof.

Hay’adda Qatar Charity oo Soomaaliya ka bilowday ololaha Ramadaan oo lagu caawinayo 36,000 qof.

February 20, 2026

Culimada ayaa soo jeediyay in marka laga ciribtiro khawaarijta deegaannada fara ku yiriska ah ee ay kaga dhuumaaleysanayaan khawaarijta Galmudug iyo Hirshabeelle, ay dowladda xoogga saarto dhanka deegaannada Koonfurgalbeed iyo Jubbaland, si guud ahaan dalka looga ciribtiro khawaarijta.

“Mudane Madaxweyne, adiga shacabka Soomaaliyeed iyo dowladdaada waxaa ku guuleysateen inaad khawaarijta ka saartaan inta badan deegaannada Hirshabeelle iyo Galmudug, waxaana codsaneynaa in lixda bil ee soo socota aad argagixisada ka saartaan Deegaannada Koonfur Galbeed iyo Jubbaland”.

Previous Post

Jeneraal Odawaa oo shaaciyey tirada Khawaarij badan oo lagu dilay…

Next Post

Senior Al-Shabab commander and three militants surrender to Somali Government Forces

Next Post
Senior Al-Shabab commander and three militants surrender to Somali Government Forces

Senior Al-Shabab commander and three militants surrender to Somali Government Forces

Tartamayaasha Daarusalaam oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka

Tartamayaasha Daarusalaam oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka

February 21, 2026
0

Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii Lix iyo tobnaad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah...

Hay’adda Qatar Charity oo Soomaaliya ka bilowday ololaha Ramadaan oo lagu caawinayo 36,000 qof.

Hay’adda Qatar Charity oo Soomaaliya ka bilowday ololaha Ramadaan oo lagu caawinayo 36,000 qof.

February 20, 2026
0

Hay’adda Qatar Charity, oo kaashanaysa Safaaradda Dowladda Qatar ee Soomaaliya, ayaa si rasmi ah u daahfurtay ololaha bisha barakeysan ee...

Federal Government of Somalia’s Weekly Briefing Mogadishu, Friday, 20th February, 2026

February 20, 2026
0

Federal Government of Somalia’s Weekly Briefing Mogadishu, Friday, 20th February, 2026 1- President Hassan Sheikh Mohamud chaired a meeting between...

Warbixinta Toddobaadlaha ee Dowladda Federaalka Soomaaliya Muqdisho, Jimco, 20-ka February, 2026

February 20, 2026
0

Warbixinta Toddobaadlaha ee Dowladda Federaalka Soomaaliya Muqdisho, Jimco, 20-ka February, 2026 1- Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa guddoomiyay kulan dhexmarey...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In