Saturday, March 7, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Jaaliyadda Soomaaliyeed ee Turkiga oo ka qeyb qaadatay dibadbaxyo ka dhacay Ankara+Dhageyso

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
10 years ago
in Wararka
0
Jaaliyadda Soomaaliyeed ee Turkiga oo ka qeyb qaadatay dibadbaxyo ka dhacay Ankara+Dhageyso
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Jaaliyadda Soomaaliyeed ee ku nool dalka Turkiga oo ka qeyb qaadatay dibadbax aad u balaaran oo xalay ka dhacay magaalada Ankara kaasoo lagu taageerayay madaxweyne Erdogan.

Qaar ka mid ah jaaliyadda Soomaaliyeed oo la hadlay Radio Muqdisho iyagoo ku sugan fagaaraha dibadbaxu ka dhacayay ayaa sheegay in shacabka Turkiga ay la wadaagayaan dareenkooda ku aaddan madaxweyne Erdugan.

Related posts

Ra’iisul Wasaare Xamse oo ka tacsiyadeeyay geerida marxuum General Maxamed Cali Abokor

Ra’iisul Wasaare Xamse oo ka tacsiyadeeyay geerida marxuum General Maxamed Cali Abokor

March 7, 2026
Tartamayaasha Gubadley oo caawa u gudbay wareegga Saddexaad ee tartanka ”SAWIRRO”

Tartamayaasha Gubadley oo caawa u gudbay wareegga Saddexaad ee tartanka ”SAWIRRO”

March 7, 2026

Halkan ka dhageyso wareysiga jaaliyadda Soomaaliyeed ee Turkiga

dibadbaxayaal turki

Xaaladda Turkiga ayaa xalay deganeyd inqilaabkii dhicisoobay kaddib, waxaana dadka oo faraxsan ay isugu soo baxeen waddooyinka, iyagoo calanka Turkiga lulayay iyo sawirka Madaxweynaha.

Madaxweyne Erdogan ayaa meel fagaare ah kula hadlay dadweynaha, waxaana uu sheegay in uu todobaadkan sii socdo dibad baxyada looga soo horjeedo isku daygii afgambigii fashilmay.

Erdogan ayaa ku sugnaa xilliga uu bilaabanayay isku dayga afgambi magaalada loo dalxiis tago ee Marmaris, waxaana markii koox ka tirsan Milateriga qabsadeen meelo muhiim ah, waxaa uu ka hadlay Telefishin gaar loo leeyahay, isagoo isticmaalayay aaladda Face Time oo shacabka dalkiisa uu kala hadlay.

Warbaahinta Caalamka ayaa sheegaya in adeega Face Time ay aheyd midii bur burisay isku daygii afgambi, isla markaana horseeday in shacabka Turkiga ay isugu soo baxaan waddooyinka, iyagoo adeecayay hadalkii Madaxweyne Erdogan.

Previous Post

Mareykanka oo ugu baaqay dowladda Turkiga in ay xaaladda dejiso

Next Post

Madaxwaynaha Turkiga oo maraykanka ka dalbadya in ay usoo gacan galiyaan Fethullah Gulen

Next Post
Madaxwaynaha Turkiga oo maraykanka ka dalbadya in ay usoo gacan galiyaan Fethullah Gulen

Madaxwaynaha Turkiga oo maraykanka ka dalbadya in ay usoo gacan galiyaan Fethullah Gulen

Ra’iisul Wasaare Xamse oo ka tacsiyadeeyay geerida marxuum General Maxamed Cali Abokor

Ra’iisul Wasaare Xamse oo ka tacsiyadeeyay geerida marxuum General Maxamed Cali Abokor

March 7, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa tacsi tiiraanyo leh u diray qoyska, ciidanka Qaranka...

Tartamayaasha Gubadley oo caawa u gudbay wareegga Saddexaad ee tartanka ”SAWIRRO”

Tartamayaasha Gubadley oo caawa u gudbay wareegga Saddexaad ee tartanka ”SAWIRRO”

March 7, 2026
0

Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii Lix iyo tobnaad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah...

Wasiirka Gaashaandhigga XFS oo la afuray ciidanka xoogga

Wasiirka Gaashaandhigga XFS oo la afuray ciidanka xoogga

March 6, 2026
0

Wasiirka Gaashaandhigga XFS, Mudane Axmed Macallin Fiqi, ayaa maanta la afuray cutubyo ka tirsan  Ciidanka Xoogga Dalka, isaga oo ku...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka tacsiyadeeyay geerida Marxuum Jeneraal Maxamed Cali Abokor

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka tacsiyadeeyay geerida Marxuum Jeneraal Maxamed Cali Abokor

March 6, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa tacsi tiiraanyo leh ka diray geerida, Alle ha u naxariistee, Janaraal...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In