Sunday, October 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Jaamacad cusub oo Muqdisho laga furey-Sawirro

caqiil by caqiil
11 years ago
in Wararka
0
Jaamacad cusub oo Muqdisho laga furey-Sawirro
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Furitaanka Jaamacadda Abraar ayaa waxaa ka qeybgalay mas’uuliyiin ka tirsan dowladda oo uu ka mid yahay agaasimaha guud ee wasaaradda waxbarashada iyo Tacliinta sare , Ardey iyo mas’uuliyiin ka socotay bahda Waxbarashada.

Madaxa Jaamacada oo ugu horeen ka hadaly munasabada aya sheegay in jamacada Abraar    ay soo kordhin doonto kuliyadu cusub oo waxtar u leh bulshada Soomaaliyeed, kuwaasi oo ay ka mid yihiin Beeraha iyo Kuluumeysiga.

Related posts

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026

Agaasimaha wasaaradda waxbarashada iyo Tacliinta sare Xukuumadda Federaalka  Ismaaciil Yuusuf Cismaan ayaa ku booriyay Jaamacadaan iyo Jaamacadaha kale ee ka jira inay la yimaadaan hanaan waxbarasho .

Waxaa sii kordhayay horumarka dhinaca Waxbarashada ee Magaalada Muqdisho 4 sano ee u dambeysay, oo jaamacado badan ay ka hana qaadeen Dalka, taasi oo muujineysa sida uu usoo laabtay Ammaanka Magaalada Caasimada ah.

3V3A1791 3V3A1812  3V3A1856 3V3A1861  3V3A1889 3V3A1892

Previous Post

Madaxweynaha oo ka qeybgalay munaasabadda xuska calanka oo lagu qabtay Muqdisho “Sawirro”

Next Post

Guddoomiyaha Baarlamaanka Oo Kulan Ugu Yeeray Maalinnimada Berri ah Xildhibaannada Saxiixayaasha Mooshinka

Next Post
Guddoomiyaha Baarlamaanka Oo Soo Saaray Go’aan Ku Saabsan Maareynta Wadahadal gelinta Mooshinka Madaxweynaha

Guddoomiyaha Baarlamaanka Oo Kulan Ugu Yeeray Maalinnimada Berri ah Xildhibaannada Saxiixayaasha Mooshinka

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Tababar socon doona muddo 21 maalmood ah ayaa magaalada Jinhua ee gobolka Zhejiang, Jamhuuriyadda Shacabka Shiinaha, uga furmay 27...

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kormeer shaqo ku tagay markabka Çağrı Bey, oo ku sugan...

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

October 15, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa caawa booqday bandhigga ganacsiga ee Som...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In