Saturday, October 3, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Jaamacadda Carabta oo ku baaqday xaqiijinta midnimada Soomaaliya

caqiil by caqiil
11 years ago
in Wararka
0
Jaamacadda Carabta oo ku baaqday xaqiijinta midnimada Soomaaliya
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Kulan ay maagaalada Qaahira, ee caasimadda dalka Masar ay ku yeesheen xubnaha baarlamaanada Jaamacadda Carabta ayaa waxaa ay ka soo saareen bayaan dhowr qodob ka kooban oo ku saabsan Soomaaliya, ayagoo sheegay in laga hortago kala qeybsanaanta ka dhex jirtay Soomaalida, isla markaana la ilaaliyo midnimada dalka Soomaaliya.

Bayaanka, ayaa lagu sheegay in Jaamacadda Carab ay garab taagan tahay Soomaaliya, maadaama Soomaaliya ay kamid tahay 22 wadan oo kujira ururkaasi.

Related posts

Xukunka Askari saaxiibkiis u dilay caro uu ka qaaday Turub ay wada ciyaarayeen

Xukunka Askari saaxiibkiis u dilay caro uu ka qaaday Turub ay wada ciyaarayeen

October 3, 2026
Madaxweyne Xasan Sheekh oo la kulmay dhiggiisa dalka Masar

Madaxweyne Xasan Sheekh oo la kulmay dhiggiisa dalka Masar

October 3, 2026

Qodobadan bayaanka ayaa waxaa kamid ah sidan:

  • In laga hortago kala qeybsanaanta ka dhex jirta Soomaalida.
  • In la xaqiijiyo, lana raadiyo wadajirka ummadda Soomaaliyeed.
  • In loo sameeyo dib u heshiisiin Soomaalida, si ay isugu soo dhowaadaan.
  • In lala dagaalamo kooxaha argagaxisada iyo kuwo kale ee diidan midnimada ummadda Soomaaliyeed.
  • In ay muhiim tahay in la ilaaliyo badda iyo xasiloonida Soomaaliya guud ahaan.
  • In laga hortago cid kasta oo isku dayaysa in ay fara-geliso madax banaanida Soomaaliya.

Previous Post

Qaramada midoobay oo kaalmo u raadinaysa 4.9 milyan oo Soomaali ah.

Next Post

Shirka madasha wadatashiga oo Kismaayo ka furmey

Next Post
Madaxweynaha oo furay shirka madasha Wada-tashiga heerka Qaran

Shirka madasha wadatashiga oo Kismaayo ka furmey

Xukunka Askari saaxiibkiis u dilay caro uu ka qaaday Turub ay wada ciyaarayeen

Xukunka Askari saaxiibkiis u dilay caro uu ka qaaday Turub ay wada ciyaarayeen

October 3, 2026
0

Eedeysane Dable Booliska Nuur Ibraahim Sahal, ayaa lagu soo eedeyay dembiga ah dil kas ah oo uu u geeystay Marxuum...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo la kulmay dhiggiisa dalka Masar

Madaxweyne Xasan Sheekh oo la kulmay dhiggiisa dalka Masar

October 3, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa kulan doceed la qaatay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Carabta ee Masar, Mudane...

Dowladda Soomaaliya oo cambaaraysay weerarka lagu qaaday xarunta korontada ee Masjidka Nabiga (NNKH) ee Magaalada Madiina

Dowladda Soomaaliya oo cambaaraysay weerarka lagu qaaday xarunta korontada ee Masjidka Nabiga (NNKH) ee Magaalada Madiina

October 3, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee JFS waxay si adag u cambaareyneysaa weerarka lagu qaaday xarun koronto...

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo kulan la qaatay dhiggiisa dalka Kenya

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo kulan la qaatay dhiggiisa dalka Kenya

October 3, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac) ayaa Magaalada Arusha ee Dalka Tanzania kulan...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In