Magaalada Kismaayo ,ee xarunta gobolka Jubada hoose ayaa maanta waxaa ka furmey shirka madashada wadatashiga qaranka kaas oo si rasmi ah goor dhoweyd ugu furmay halkaasi.
Madaxweynaha jamhuuriyadda Soomaaliya, mudane Xasan Sheekh Maxamuud, gudoomiyaha Barlamaanka Soomaaliya, Raโiisulwasaaraha dalka, madaxweyniyaasha Jubaland, Koonfur galbeed, Puntland iyo Galmudug iyo masโuuliyiin kale ayaa shirkan furitaankiisa goob jog ka ah.
Furitaanka shirka, ayaa masโuuliyiinta ka hadashay waxaa ay sheegeen sida ay muhiim u tahay in ay madaxda Soomaalida ay soo saaraan wax ay isku racsan tihiin isla markaana keeni kara hab lagu mideysan yahay oo sheegaya qaabka doorasho ee dalka lagu qaban doono.
Madasha wadatashiga qaran, ayaa kulamo kala duwan horey ugu yeelatay magaalada Muqdisho, iyadoo sida uu qorshuhu yahay shirkan uu yahay kii u dambeeyay lana soo saari doono mowaafaqo guud.
๐๐โ๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐๐๐ฌ๐๐๐ซ๐ ๐๐๐ฆ๐ฌ๐ ๐จ๐จ ๐ญ๐๐๐๐๐๐ซ ๐ฎ๐ฌ๐จ๐จ ๐ฑ๐ข๐ซ๐๐ฒ ๐๐ฎ๐๐๐๐๐๐ข๐ข ๐๐-๐๐๐ ๐๐ ๐๐ข๐ข๐๐๐ง๐ค๐ ๐๐ฎ๐ฆ๐๐๐ง๐๐จ๐จ๐ฌ๐ค๐ ๐๐๐ง๐๐ย
Raโiisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa Dugsiga Tababarka Shahiid G/le Xasan Tuure tababar ugu soo...












