Tuesday, September 8, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Jaamacadda Carabta oo taageertay go’aankii dowladda ka dhanka ahaa xadgudubka Itoobiya

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
3 years ago
in Wararka
0
Jaamacadda Carabta oo taageertay go’aankii dowladda ka dhanka ahaa xadgudubka Itoobiya
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Jaamacadda Carabta ayaa sheegtay in ay ku taageereyso Dawladda Soomaaliya dariiqkasta oo ay ku difaacanayso midnimada iyo Madaxbanaanideeda dhuleed iyaga oo muujiyay sida ay u diidanyihiin xadgudubka Ethiopia.

Shir deg deg  oo ay isugu yimaadeen Wasiirada arrimaha dibadda dalalka Jaamacadda Carabta  Shirkaas oo looga arinsanayay heshiiskii sharci darada ahaa ee Itoobiya lagashay maamulka  gobolada  waqooyi ee dalka waxaa ka soo baxay Qaraarka No. 8988 .

Related posts

Madaxweyne Xasan Sheekh oo kulan la qaatay Wakiillada Beesha Caalamka ee Soomaaliya “SAWIRRO”

Madaxweynaha JFS oo Tacsi Tiiraanyo leh u diray Madaxweynaha dalka Tanzania

September 7, 2026
Soomaaliya oo ka Qaybgashay Kulanka Wasiirrada Arrimaha Dibadda ee Jaamacadda Carabta

Soomaaliya oo ka Qaybgashay Kulanka Wasiirrada Arrimaha Dibadda ee Jaamacadda Carabta

September 7, 2026

Kadib markii la dhageystay khudbadii Ra’iisul Wasaaraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee furitaanka kalfadhiga aan caadiga  ahayn ee maanta la qabtay waxaa ka soo baxay go’aanadaan.

1. In la xoojiyo taageerada amniga, xasilloonida, midnimada, madax-bannaanida iyo wadajirka dhulka Soomaaliya, sido kale  la ilaaliyo madaxbannaanida Soomaaliya ee berriga, badda iyo cirka, Soomaaliya xaqa ayay u leedahay inay si sharci ah udifaacdo dhulkeeda.

Sida ku cad qodobka 51-aad ee Axdiga Qarameedka Qaramada  midoobay iyo kan Jaamacadda Carabta,  iyadoo la raacayo sida ku cad qodobka 51-aad ee Axdiga Qaramada Midoobay, iyo qodobbada Axdiga Qaramada Midoobay, Waddamada Carabta ee ay khusayso, waxay isku raaceen inay ka taageeraan Soomaaliya tallaabo kasta oo ay go’aansadaan inay qaadaan.

2.  si isku duubni iyo taageero buuxda oo lala garab istaago mowqifka dawladda Soomaaliya ee u aadan   “Heshiiskii Is-afgaradka” ee 1/1/2024 ay ku wada saxeexdeen Itoobiya iyo Deegaanka maamulka “Somaliland” u yahay   waxba ka jirin oo aan la aqbali Karin, tasoo ka dhigan xad-gudub bareer ah oo loo geystay mabaadi’da sharciga caalamiga ah, iyo madax-bannaanida iyo wadajirka dhuleed ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya,

3. In laga horyimaada si cad ficil kas ku lid ah ku xad-gudub ku  qarannimada Soomaaliya, ama isku dayga in laga faa’iidaysto Xaaladda gudaha taas khadar ku ah dadaalad wada xajooka u  dhaxeey somaaliyada.

4. In somaliya latageero , Dowladda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya gudbiso Maxkamadda Caalamiga ah ee Cadaaladda, .

5. Inga qaato Diidmo buxday ka fa’idaysa Heshiiskii Is-afgaradka “ kaasoo Xukumada somaliya ku  tilmaad waxba ma jiraan ,

6. Dib-u-xaqiijinta mawqifkii Carabta ee muddada dheer soo jiray ee ah in dhulka Soomaaliya ee gobolada Waqooyi uu yahay qayb muhiim ah oo Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxay tix-raac u tahay Axdiga Jaamacadda Carabta iyo Mabaadi’diisa, iyo Axdiga Qaramada Midoobay.

7. Arrintan ayaa ah mid dhaawacaysa Aminga , Xasilooniya mandiqada.

8. In loo xilsaarray Goleyaasha Safiirada Carabta ee magaalooyin  New York, Goya, Viana, Bruxem, Addis Ababa, Washington, iyo LodenParis, Beijing iyo Mexico, u gudbinta go’aankan ka soo baxay Wasaaradaha Arrimaha Dibadda.

9. Xoghayaha Guud ee jamacada carabta  ka codsanaya inloo xilsaaro  koox-hawleed heer wasiir ah oo dabagal ku sameeya dhaqangelinta go’aan maanta soo baxay.

10. Xoghayaha Guud ee jamacada carabta   ka Codsaday Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay, Midowga Afrika sidi loo shaqayn lahaa meel marinta go’aan maanta soo baxay.

 

 

 

Previous Post

Muwaadiniin Soomaaliyeed oo siyaabo kala duwan loogu xiray Itoobiya

Next Post

Madaxweyne Xasan Sheekh iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray dalka Uganda

Next Post
Madaxweyne Xasan Sheekh oo kulan la qaatay Wakiillada Beesha Caalamka ee Soomaaliya “SAWIRRO”

Madaxweyne Xasan Sheekh iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray dalka Uganda

Madaxweyne Xasan Sheekh oo kulan la qaatay Wakiillada Beesha Caalamka ee Soomaaliya “SAWIRRO”

Madaxweynaha JFS oo Tacsi Tiiraanyo leh u diray Madaxweynaha dalka Tanzania

September 7, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud waxa uu Tacsi tiiraanyo leh u dirayaa Madaxweynaha Jamhuuriyadda Midowday ee Tanzania...

Soomaaliya oo ka Qaybgashay Kulanka Wasiirrada Arrimaha Dibadda ee Jaamacadda Carabta

Soomaaliya oo ka Qaybgashay Kulanka Wasiirrada Arrimaha Dibadda ee Jaamacadda Carabta

September 7, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdisalaam Cali, ayaa Dowladda Soomaaliyeed ku metelay Kalfadhiga...

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir oo xafiiskiisa ku qaabilay Abwaan Mustafa Sheekh Cilmi

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir oo xafiiskiisa ku qaabilay Abwaan Mustafa Sheekh Cilmi

September 7, 2026
0

Guddoomiyaha Maamulka Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho, Dr. Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab), ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Abwaan Mustafa...

Wasiirka Warfaafinta: Dowladda waxay xoojinaysaa dib-u-habaynta Warbaahinta Dowladda iyo ka hortagga dacaayadaha argagixisada

Wasiirka Warfaafinta: Dowladda waxay xoojinaysaa dib-u-habaynta Warbaahinta Dowladda iyo ka hortagga dacaayadaha argagixisada

September 7, 2026
0

Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska XFS, Mudane Cabdulfataax Qaasim Maxamuud, ayaa sheegay in Dowladda Federaalka Soomaaliya tan iyo sanadkii 2022...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In