Thursday, October 1, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Jaamacadda City ayaa siminaar aqoon kororsi Dibadda ah u dirtay qaar ka mid ah ardayda Jaamacadda;-SAWIRO

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
11 years ago
in Wararka
0
Jaamacadda City ayaa siminaar aqoon kororsi  Dibadda ah u dirtay qaar ka mid ah ardayda Jaamacadda;-SAWIRO
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Jaamacadda City ayaa marki seddexaad u direysa aradayda jaamacadda tababaro dibadda ah oo ay aradda ka soo faaideystaan korna ugu qaadaan aragtidooda tacliimeed, qibarad iyo is dhex gal bulsho oo heer caalami ah. Jaamacadda ayaa tan iyo markii la aasssasay u diratay dalka Turkiga ilaa 3 qeyb oo ardaya ah kana kooban dhamaan Kulliyadaha ay bixiso Jaamacadda. Safar cilmiyeed kan ayeey u jeedadiisu tahay in aradayda Jaamacadda City helaan aqoon, dheerri galin iyo qibrad ka duwan mida aay dalka kaheli karayaan maadama ay is dhex gal iyo aqoon is weydaarsi layeelanayaan dad asaagooda ah oo ka kala yimid daafaha dunida, taasoo u sahli karata in ay la jaanqaadi karaan dad yowga ay jaal ka yihiin ee shacuubta dunida.  Jaamacadda City waxey xariir laleedahay Jaamacado dhowr oo dunida kuyaallo,gaar ahaan Jaamaccada shahiir eek u taalla magaalada stanbul ee dalka turkiga oo ay aradada Jaamacadda City tagaan sanad waliba xilliga xagaaga ayagoo u taga wax barasho iyo tababarro gaagaaban. Sanad kan waxaa u amababaxay Magaalada Stanbul 3 araday oo ka tirsan Jaamacadda City kakala tirsan Kulliyadaha  Beeraha iyo Civil Engneering ka. Waxana lagu kala magacaabaa :-

  1. Axmed Geelle Ismaaciil ka tirsan Kulliyadda Civil Engneering ka
  2. Yasiin Maxamed Ibrahim ka tirsan Kulliyadda Beeraha.
  3. Maxamed Shaawul Shiekh Cabdiraxman ka tirsan Kulliyadda Civil Engneering ka.

 

Related posts

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Tanzania

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Tanzania

October 1, 2026
Wasiirka Waxbarashada XFS oo kulan la qaatay Wasiir Ku-xigeenka Waxbarashada Turkiga

Wasiirka Waxbarashada XFS oo kulan la qaatay Wasiir Ku-xigeenka Waxbarashada Turkiga

October 1, 2026

Aradadan ayaa lagu kala xulay criteria uu maamulka Jaamacadda u dajiyay soo xulashada aradada ka qeyb galeysa safar kan wax barasho, waxana ka mid ah criteria sida soo socta:-

  1. In si rasmi ah loo iclaamiyo fursadda ayaadoo ay si isku mid ah u soo dalaban karaan dhamaan aradda Jaamacadda.
  2. In aradayga ka qeyb galayo soo dhameysto Mudada Diyaarinta ardayaga (Foundation Program ka) Jaamacadda u dajisay in lagu diyaariyo aradda.
  3. In aradaydaga soo qorto codsi iyo qormo gaaban uu uga hadalyo wax uu ka soo faaidi doon koors kan iyo wax uu ku soo kordhin karo xagga ka qeyb qaadashada koorska.
  4. In ugu yaran ay soo jeediyaan ilaa 3 macallin ayagoo cadeynaya in ardayga ku sifoowbay hufnaan ,howl karnimo iyo  waxqabad joogta ah  xagga wax barashada.

 

  1. In GPA ga araday ka yaraan 3 dhibcood.

 

Ugu dambeyntii  Jaamacadda City  waxey ugu baaqaysaa dhamaan ardayda soo dhameysatay heerka Dugsiga Sare in loo diyaariyay fursado wax barasho oo ad u sarreya iyo manahaj tayeesan oo ku sar goan mid dunida. Waxa socda Imtaxaanka qabuulka Jaamacadda tasoo ardada ay ka heli karaan Furasadaha soo socda;-

  1. Aradayga hela A Grade waxuu heli doonaa 100% Scholarship.
  2. Ardayga hela B Grade waxuu heli doonaa 75% Scholarship.
  3. Aradayga hela C Grade waxuu heli doonaa 50% Scholar ship.
  4. Aradyga hela D Grade waxuu heli doonaa 25% Scholarship.
Previous Post

Sidee Loo wajahayaa Dhismaha Maamulka loo dhisayo Gobollada Hiiraan iyo Shabeellaha dhexe+Dhagayso

Next Post

Qoysas Haysta Carruur Agoon ah oo loo Qaybiyay Deeq Raashin ah “SAWIRRO”

Next Post
Qoysas Haysta Carruur Agoon ah oo loo Qaybiyay Deeq Raashin ah “SAWIRRO”

Qoysas Haysta Carruur Agoon ah oo loo Qaybiyay Deeq Raashin ah "SAWIRRO"

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Tanzania

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Tanzania

October 1, 2026
0

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac) iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa gaaray Magaalada Arusha...

Wasiirka Waxbarashada XFS oo kulan la qaatay Wasiir Ku-xigeenka Waxbarashada Turkiga

Wasiirka Waxbarashada XFS oo kulan la qaatay Wasiir Ku-xigeenka Waxbarashada Turkiga

October 1, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare, Mudane Faarax Sheekh Cabdulqaadir, ayaa Ankara kula kulmay Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Waxbarashada Türkiye,...

SoDMA oo  kulanka ansixinta Qaab-dhismeedka Soo-kabashada isugu yeertay Hay’adaha Dowladda JFS

SoDMA oo kulanka ansixinta Qaab-dhismeedka Soo-kabashada isugu yeertay Hay’adaha Dowladda JFS

October 1, 2026
0

Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA) ayaa magaalada Muqdisho ku qabatay kulan ay isugu yeertay Wasaaradaha iyo Hay’adaha Dowladda Federaalka...

Madaxweynaha JFS oo warqadaha aqoonsiga Danjirenino ka guddoomay Safiirada cusub ee Turkiga & Midowga Yurub

Madaxweynaha JFS oo warqadaha aqoonsiga Danjirenino ka guddoomay Safiirada cusub ee Turkiga & Midowga Yurub

October 1, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa qasriga Madaxtooyada Qaranka warqadaha aqoonsiga safiirnimo kaga guddoomay Danjireyaasha cusub ee...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In