Sunday, September 13, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Qoysas Haysta Carruur Agoon ah oo loo Qaybiyay Deeq Raashin ah “SAWIRRO”

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
11 years ago
in Wararka
0
Qoysas Haysta Carruur Agoon ah oo loo Qaybiyay Deeq Raashin ah “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Carruurtaan Agoonta ah ee kunool Degmada Boondheere ee Gobolka Banaadir ayaa Maanta waxaa loo qaybiyay Deeq Raashin ah taas oo la doonayo in ay qayb ka Noqoto deeqaha lagu caawinayo Agoonta Daryeel la’aanta haysata.

Raashiinkaan loo qaybiyay Carruurtaan oo ku dhow 20 qoys Carruurtooda ayaa Isugu Jiray, Bariis, Saliid iyo Nuucyo kamid ah Cunnada quutul daruuriga ah taasi Oo loogu tala galay in lagu kaabo nolosha qoysaskaasi haysta Carruurta Agoonta Ah, iyadoo Deeqdaas ay gaarsiisay Carruurtaasi Agoonta ah Hay’ad ka shaqaysa Arrimaha Carruurta iyo dhallaanka.

Related posts

Xukunka Askari Jante Dartiis u dilay Muwaadin

Xukunka Askari Jante Dartiis u dilay Muwaadin

September 12, 2026
Taliyaha Ciidanka Dhulka XDS oo gaaray magaalada Baydhabo

Taliyaha Ciidanka Dhulka XDS oo gaaray magaalada Baydhabo

September 12, 2026

Wakiilka hay’addaasi ka shaqaysa Arrimaha Carruurta iyo dhallaanka Maxamed Ibraahim Gacan ayaa sheegey in loogu tala galay deeqdaan in lagu kaabo nolosha Carruurtaasi oo aan haysan wax nolol ah.

Qaar kamid ah waalidiinta Carruurtaan Agoonta ah ayaa ka mahad celiyay sida wanaagsan ee mucaawinadaan loo soo gaarsiiyay iyagoo sheegey in wax badan ka Taridoonto Noloshooda.

Magaalada Muqdisho waxaa kunool Carruur Aad u farabadan oo Agoon ah kuwaa soon haysan wax daryeel ah balse waxaa jira dad iyo Ururro bulsho oo inta badan Caawiya Qoysaska haysta Carruurta Agoonta ah iyo kuwa danyarta ah.

vlcsnap-2015-08-05-10h21m10s106 vlcsnap-2015-08-05-10h21m25s92 vlcsnap-2015-08-05-10h22m35s22 vlcsnap-2015-08-05-10h22m46s136 vlcsnap-2015-08-05-10h24m01s118 vlcsnap-2015-08-05-10h24m54s141 vlcsnap-2015-08-05-10h25m18s128

 

Previous Post

Jaamacadda City ayaa siminaar aqoon kororsi Dibadda ah u dirtay qaar ka mid ah ardayda Jaamacadda;-SAWIRO

Next Post

Gudoomiyaha Gobolka Banaadir oo Nairobi Kula Kulmay dhiggiisa Dalka Kenya “sawirro”

Next Post
Gudoomiyaha Gobolka Banaadir oo Nairobi Kula Kulmay dhiggiisa Dalka Kenya “sawirro”

Gudoomiyaha Gobolka Banaadir oo Nairobi Kula Kulmay dhiggiisa Dalka Kenya "sawirro"

Xukunka Askari Jante Dartiis u dilay Muwaadin

Xukunka Askari Jante Dartiis u dilay Muwaadin

September 12, 2026
0

Dable Xoogga Maxamuud Axmed Faarax Kabtan Dhashiike, ayaa Lagu Eedeeyay in uu si kas ah u dilay Marxuum Cabdicasiis Sheekh...

Taliyaha Ciidanka Dhulka XDS oo gaaray magaalada Baydhabo

Taliyaha Ciidanka Dhulka XDS oo gaaray magaalada Baydhabo

September 12, 2026
0

Taliyaha Ciidanka Dhulka Xoogga Dalka Soomaaliyeed XDS General Sahal Cabdullaahi Cumar oo ay wehliyaan saraakiil ka tirsan Ciidanka XDS ayaa...

Wasaaradda Amniga Galmudug oo daahfurtay tababar lagu kobcinayo aqoonta iyo wada-shaqaynta guddiyada

Wasaaradda Amniga Galmudug oo daahfurtay tababar lagu kobcinayo aqoonta iyo wada-shaqaynta guddiyada

September 12, 2026
0

Wasaaradda Amniga Galmudug ayaa maanta magaalada Gaalkacyo ka daahfurtay tababar lagu kobcinayo aqoonta, xirfadaha iyo wada-shaqaynta guddiyada iskaashiga Booliiska iyo...

Soomaaliya iyo Shiinaha oo ka wada hadlay xoojinta iskaashiga lada dal

Soomaaliya iyo Shiinaha oo ka wada hadlay xoojinta iskaashiga lada dal

September 12, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee JFS, Mudane Cabdisalaam Cabdi Cali, ayaa qaabilay Safiirka Jamhuuriyadda Shacbiga Shiinaha...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In