Dhamaan ardayda iyo waalidiinta ubadkooda la jecel waxbarasho iyo Mustaqbal ifaya, kana soo baxay Dugsiyada Saree ee Dalka, waxaa la ogeysiinayaa in Jaamacadda City oo aad uga barateen waxbarasho tayeeysan iyo manahaj casri ah, in ay qaadaneyso arday cusub sanad Dugsiyeedka 2015-2016.
Isqorista iyo u diyaar garowga Imtaxaanka Qabuulka wax ay ka socdaan Xarunta Dhexe ee Jaamacadda City, km4.
Jaamacadda waxey qaadaneysaa sanad dugsiyaadkaan araday ka kooban part time iyo full time, tirada oo xadidan awgeyd yaan lagaabuuxin ee horay ugaar.
F.G.
- Ardayda ka gasaha kaalimo sare imtaxaan ka qabuulka Jaamacadda waxey heli doonaan waxbarasho lacag la’aan ah.
- Kuwa is dii wan galiya waqti hore ayagana waxay heli doonaan mudnaan gaar ah.
Sharuudaha Aradayga looga Baahanyahay:
- Shaahadda Dugsiga Sare Asali yo Koobi
- 4 Sawir nooca teesaraha iyo Gal Waraqadeed
- Warqadda Dhalashada iyo Sugnaanta
- Lacagata Isdiiwan galinta oo u bixinaayo Imtixaanka ka dib
Kulliyadaha ay ka koo bantahay Jaamacadda:-
Kulliyadda Engneeringa oo ka kooban;-
- IT
- Kulliyadda Qeyraadka Dabiiciga iyo Culuumta Badda;
- Marine Science
- Agriculture
- Kulliyadda Cilmiga bulshada iyo Culuumta Siyaasadda
- Sharia & Law
- Political Science &Public Administration
- Kulliyadda Maamulka iyo Maareynta Ganacsiga
- Accounting
- Management
- Administration of Justice