Monday, September 28, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Jaamacadda Umadda iyo VUT oo ku taalla Koofur Afrika oo iskaashi waxbarasho yeelanaya-SAWIRRO

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
11 years ago
in Wararka
0
Jaamacadda Umadda iyo VUT oo ku taalla Koofur Afrika oo iskaashi waxbarasho yeelanaya-SAWIRRO
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Kulan looga hadlaayay Xiriir wada shaqayn oo dhex marta Jaamacadda Umadda Soomaaliyeed iyo Jaamacadda Vaal University of Technology VUT ee wadanka Koofur Africa ayaa lagu Magaalada Muqdisho kaas oo ay ka qaybgashay Wasiirka Waxbarashada ee Somalia.

Kulankan oo ahaa mid ay Jaamacadda Umadda Soomaaliyeed Masโ€™uuliyiinteeda ay ku marti qaadeen Masโ€™uuliyiin ka socotay Jamaacadda VUT Universty oo fadhigeedu yahay wadanka Koofur Africa, Waxaana kulanka ka soo qaybgalay wasiirka Waxbarashada iyo Tacliinta Sare ee Xukuumadda Somalia.

Related posts

๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐—๐š๐ฆ๐ฌ๐š ๐จ๐จ ๐ญ๐š๐›๐š๐›๐š๐ซ ๐ฎ๐ฌ๐จ๐จ ๐ฑ๐ข๐ซ๐ž๐ฒ ๐ƒ๐ฎ๐Ÿ๐œ๐š๐๐๐ข๐ข ๐Ÿ๐Ÿ-๐š๐š๐ ๐ž๐ž ๐‚๐ข๐ข๐๐š๐ง๐ค๐š ๐Š๐ฎ๐ฆ๐š๐š๐ง๐๐จ๐จ๐ฌ๐ค๐š ๐ƒ๐š๐ง๐š๐›ย 

September 28, 2026
Guddoomiyaha Hayโ€™adda SoDMA oo qaabilay Taliyaha Ciidanka Badda

Guddoomiyaha Hayโ€™adda SoDMA oo qaabilay Taliyaha Ciidanka Badda

September 28, 2026

Kulanka ayaa intii uu socday looga hadlay sidii labada Jaamacadood ay isaga Kaashan lahaayeen Horumarinta Waxbarashada gaar ahaan Kuliyadaha ay Jamacadaasi bixiyaan.

Gudoomiyaha Jamacadda Umadda Soomaaliyeed prof Maxamad Axmad Jimcaale ayaa ugu horayn sheegay in labada Jaamacadooda ay yeelan doonaan Xiriir iyo wada shaqayn joogta ah.

Isagoo si gaar ah uga Codsaday Masโ€™uuliyiinta Jaamacadda VUT in Jaamacadda Umadda ay gacan ka siiyaan qaar ka mid ah Kuliyadaha ay bixiso jaamacadda maadaama Jaamacaddu muddo dhawr iyo labaatan sano kadib ay dib u hawl gashay.

Gudoomiye Ku xigeenka JaamacaddaVUT prof. KP Dzvimboย  ayaa isaguna dhankiisa sheegay in Jaamacadda VUT Koofur Africa ay gacan siin doonto Jaamacadda Umadda islmarkaana ay labada Jaamacadood iska kaashan doonaan wax yaabo ย badan.

Ugu dambayn wasiirka Waxbarashada iyo tacliinta Sare Qadar Bashiir Cali ayaa tilmaantay in muhiimad weyne ay u leedahay wada shaqaynta iyo Xiriirka Jaamacadda Umadda Soomaaliyeed iyo Jaamacadan VUT ee Koofur Africa.

DSC00238 DSC00241 DSC00242 DSC00246 DSC00249 DSC00260 DSC00264

Previous Post

Dhageyso barnaamijka Dhacdooyinka maanta ee Radio Muqdisho

Next Post

MUQDISHO: Kaalinta qurbo-joogta ee dib-udhiska dalka oo laga hadlay

Next Post
MUQDISHO: Kaalinta qurbo-joogta ee dib-udhiska dalka oo laga hadlay

MUQDISHO: Kaalinta qurbo-joogta ee dib-udhiska dalka oo laga hadlay

๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐—๐š๐ฆ๐ฌ๐š ๐จ๐จ ๐ญ๐š๐›๐š๐›๐š๐ซ ๐ฎ๐ฌ๐จ๐จ ๐ฑ๐ข๐ซ๐ž๐ฒ ๐ƒ๐ฎ๐Ÿ๐œ๐š๐๐๐ข๐ข ๐Ÿ๐Ÿ-๐š๐š๐ ๐ž๐ž ๐‚๐ข๐ข๐๐š๐ง๐ค๐š ๐Š๐ฎ๐ฆ๐š๐š๐ง๐๐จ๐จ๐ฌ๐ค๐š ๐ƒ๐š๐ง๐š๐›ย 

๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐—๐š๐ฆ๐ฌ๐š ๐จ๐จ ๐ญ๐š๐›๐š๐›๐š๐ซ ๐ฎ๐ฌ๐จ๐จ ๐ฑ๐ข๐ซ๐ž๐ฒ ๐ƒ๐ฎ๐Ÿ๐œ๐š๐๐๐ข๐ข ๐Ÿ๐Ÿ-๐š๐š๐ ๐ž๐ž ๐‚๐ข๐ข๐๐š๐ง๐ค๐š ๐Š๐ฎ๐ฆ๐š๐š๐ง๐๐จ๐จ๐ฌ๐ค๐š ๐ƒ๐š๐ง๐š๐›ย 

September 28, 2026
0

Raโ€™iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa Dugsiga Tababarka Shahiid G/le Xasan Tuure tababar ugu soo...

Guddoomiyaha Hayโ€™adda SoDMA oo qaabilay Taliyaha Ciidanka Badda

Guddoomiyaha Hayโ€™adda SoDMA oo qaabilay Taliyaha Ciidanka Badda

September 28, 2026
0

Guddoomiyaha Hayโ€™adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa maanta Xarunta Hayโ€™adda kulan kula qaatay Taliyaha Ciidanka...

Ololaha Taageerada Musharraxiinta Ururka Siyaasadeedka Talo Qaran oo lagu qabtay Degmada Guriceel

Ololaha Taageerada Musharraxiinta Ururka Siyaasadeedka Talo Qaran oo lagu qabtay Degmada Guriceel

September 28, 2026
0

Waxaa Degmada Guriceel ka qabsoomay kulan iyo olole ballaaran oo lagu taageerayey musharraxiinta Ururka Siyaasadeedka Talo Qaran ee u taagan...

Hayโ€™adda SoDMA oo diyaarisay motooro loogu talagalay in biyaha lagu dhuuqo

Hayโ€™adda SoDMA oo diyaarisay motooro loogu talagalay in biyaha lagu dhuuqo

September 27, 2026
0

Hayโ€™adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), oo kaashanaysa Wasaaradda Gargaarka iyo Maareynta Musiibooyinka ee Jubbaland, ayaa diyaarisay 10 matoor oo...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In