Saturday, March 7, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Jabhadda TPLF oo shuruudo ku xirtay xabad joojintii ay ku dhawaaqday Dowladda Itoobiya

caqiil by caqiil
5 years ago
in Wararka
0
Jabhadda TPLF oo shuruudo ku xirtay xabad joojintii ay ku dhawaaqday Dowladda Itoobiya
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Hoggaanka xoreynta gobolka Tigre ayaa dalbaday in si buuxda looga saaro ciidamada Eritrea iyo dagaalyahanada maamulka Amxaarada ka hor inta aysan wadahadal la galin dowladda federaalka oo ku saabsan xabad joojinta.

Kooxda TPLF ayaa ku soo laabatay caasimada gobolka Tigre ee Mekelle, Isniintii hore iyadoo si weyn loogu soo dhaweeyay magaalada kadib markii ay dowlada Itoobiya ku dhawaaqday xabad joojin ka dhaqan gasho gobalkaas.

Related posts

Madaxweynaha JFS oo ka qeybgalay Shirka Madaxda Urur Goboleedka Iskaashiga Dhaqaalaha Bariga Afrika

Madaxweynaha JFS oo ka qeybgalay Shirka Madaxda Urur Goboleedka Iskaashiga Dhaqaalaha Bariga Afrika

March 7, 2026
Wasiirka Wasaaradda Qoyska XFS oo daah-furtay Bandhigga Ganacsiga Haweenka

Wasiirka Wasaaradda Qoyska XFS oo daah-furtay Bandhigga Ganacsiga Haweenka

March 7, 2026

Getachew Reda oo ah afhayeenka TPLF, ayaa tallaabadan  ku tilmaamay mid mid kaftan ah oo aan suuragal aheen.

Bayaanka ka soo baxay Jabhadda TPLF ayaa lagu sheegay inay aqbali doonaan xabad joojinta hadii la hello dammaanad qaad xooggan oo ah in aan duullaan dambe lagu soo qaadi doonin gobalka.

“Xoogaga kusoo duulay  gobalka ee Amxaarada iyo Eritreya  waa inay ka baxaan kuna laabtaan halkii ay ku sugnayeen kahor dagaalka,” ayaa lagu yiri bayaanka.

Shuruudaha ay TPLF ku xireen xabad joojinta ayaa waxaa kaloo ka mid ah in gargaar deg-deg ah la soo gaarsiiyo dadka gobolka isla markaan si amaan ah ay dadkii ka barakacay guryahooda dib ugu soo laabtaan.

Dhanka Dowladda Itoobiya ayaan waxaan ka soo bixin wax war ah oo la xiriira shuruuradaha ay soo bandhigeen Jabhadda ka dagaalanta gobolka Tigre.

Previous Post

Ciidanka Xoogga Dalka oo howlgal ay sameyeen ku dilay horjooge ka tirsan Al-Shabaab

Next Post

Maamulka Magaalada Dhuusamareeb oo Ciidamada Qalabka sida ku wareejiyay deeq Xoola ah

Next Post
Maamulka Magaalada Dhuusamareeb oo Ciidamada Qalabka sida ku wareejiyay deeq Xoola ah

Maamulka Magaalada Dhuusamareeb oo Ciidamada Qalabka sida ku wareejiyay deeq Xoola ah

Madaxweynaha JFS oo ka qeybgalay Shirka Madaxda Urur Goboleedka Iskaashiga Dhaqaalaha Bariga Afrika

Madaxweynaha JFS oo ka qeybgalay Shirka Madaxda Urur Goboleedka Iskaashiga Dhaqaalaha Bariga Afrika

March 7, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kaga qayb galay, magaalada Arusha ee dalka Tanzania, Meertada 25-aad ee...

Wasiirka Wasaaradda Qoyska XFS oo daah-furtay Bandhigga Ganacsiga Haweenka

Wasiirka Wasaaradda Qoyska XFS oo daah-furtay Bandhigga Ganacsiga Haweenka

March 7, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Qoyska iyo Hormarinta Xuquuqul Insaanka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Amb Khadiija Maxamed Al-Makhzoumi ayaa galabta magaalada Muqdisho si ramsi...

Taliyaha Ciidanka XDS iyo mas’uuliyiin kale oo dhiirigelin ugu tegay Ciidanka Gorgor

Taliyaha Ciidanka XDS iyo mas’uuliyiin kale oo dhiirigelin ugu tegay Ciidanka Gorgor

March 7, 2026
0

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed Sareeye Guuto Ibraahin Maxamed Maxamuud oo ay wehliyaan Guddoomiyaha gobolka Banaadir Xasan Maxamed Xuseen Muungaab...

𝐖𝐚𝐬𝐢𝐢𝐫𝐤𝐚 𝐂𝐚𝐚𝐟𝐢𝐦𝐚𝐚𝐝𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐝𝐚𝐚𝐡𝐟𝐮𝐫𝐚𝐲 𝐦𝐚𝐬𝐡𝐫𝐮𝐮𝐜𝐚 𝐛𝐚𝐚𝐫𝐢𝐬𝐭𝐚 𝐚𝐫𝐚𝐠𝐠𝐚 𝐞𝐞 𝐢𝐬𝐤𝐮𝐮𝐥𝐚𝐝𝐚 𝐝𝐚𝐥𝐤a

𝐖𝐚𝐬𝐢𝐢𝐫𝐤𝐚 𝐂𝐚𝐚𝐟𝐢𝐦𝐚𝐚𝐝𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐝𝐚𝐚𝐡𝐟𝐮𝐫𝐚𝐲 𝐦𝐚𝐬𝐡𝐫𝐮𝐮𝐜𝐚 𝐛𝐚𝐚𝐫𝐢𝐬𝐭𝐚 𝐚𝐫𝐚𝐠𝐠𝐚 𝐞𝐞 𝐢𝐬𝐤𝐮𝐮𝐥𝐚𝐝𝐚 𝐝𝐚𝐥𝐤a

March 7, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka iyo daryeelka bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Dr. Cali Xaaji Aadam ayaa furey Mashruucan oo ay ka faa’iideysan...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In