Thursday, September 24, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Jawaari “Xiriir ka duwan kuwa kale ayaa nagala dhaxeeya Talyaaniga”

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
11 years ago
in Wararka
0
Jawaari “Xiriir ka duwan kuwa kale ayaa nagala dhaxeeya Talyaaniga”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Munaasibad lagu xusayey maalinta xorriyadda dalka Talyaaniga oo uu ka qeyb-galay ku simaha madaxweynaha iyo madax kale ayaa lagu qabtay magaalada Muqdisho.

Munasabadaas  lagu xusayey labada   bisha June  oo ah malinta  xorriyadda waddanka  Taliyaaniga ayaa  lagu qabtay  safaradda  dalka  Taligaanigu  uu ku leeyahay  magaalada Muqdisho , waxaana ka qayb  galay  ku simaha madaxwaynaha dalka  ahna Guddoomiyaha  golaha shacabka Soomaliyeed ,xubno ka titsan  labada  gole  ee dowladda Soomaliya, Taliyaasha ciidanka Qalabka Sida  Ergeyga gaarka ah  ee Qaramadda  Midoobe u qaabilsan arrimaha Soomaliya  iyo Qaar kamid ah  safiirrada dalkeena  u jooga dalalka  Calaamka .

Related posts

SoDMA & WFP oo kala saxiixday heshiis lagu xoojinayo u diyaar garowga Musiibooyinka

SoDMA & WFP oo kala saxiixday heshiis lagu xoojinayo u diyaar garowga Musiibooyinka

September 24, 2026
𝑯𝒐𝒈𝒈𝒂𝒂𝒏𝒌𝒂 𝑿𝒊𝒔𝒃𝒊𝒈𝒂 𝑸𝒊𝒊𝒎𝒐 𝑸𝒂𝒓𝒂𝒏 𝒐𝒐 𝒌𝒖 𝒅𝒉𝒂𝒘𝒂𝒂𝒒𝒂𝒚 𝑻𝒂𝒂𝒈𝒆𝒆𝒓𝒂𝒅𝒂 𝑴𝒖𝒔𝒉𝒂𝒓𝒓𝒂𝒙 𝑳𝒊𝒊𝒃𝒂𝒂𝒏 𝑨𝒙𝒎𝒆𝒅 𝑿𝒂𝒔𝒂𝒏 𝒊𝒚𝒐 𝑱𝑺𝑷

𝑯𝒐𝒈𝒈𝒂𝒂𝒏𝒌𝒂 𝑿𝒊𝒔𝒃𝒊𝒈𝒂 𝑸𝒊𝒊𝒎𝒐 𝑸𝒂𝒓𝒂𝒏 𝒐𝒐 𝒌𝒖 𝒅𝒉𝒂𝒘𝒂𝒂𝒒𝒂𝒚 𝑻𝒂𝒂𝒈𝒆𝒆𝒓𝒂𝒅𝒂 𝑴𝒖𝒔𝒉𝒂𝒓𝒓𝒂𝒙 𝑳𝒊𝒊𝒃𝒂𝒂𝒏 𝑨𝒙𝒎𝒆𝒅 𝑿𝒂𝒔𝒂𝒏 𝒊𝒚𝒐 𝑱𝑺𝑷

September 24, 2026

Safiirka dowladda Taliyaniga u  fadhiya Soomaliya Danjire Andrea Mazzella   oo ugu horrayn ,ka  hadalay  munaasibadda ayaa uga maha- celiyey  masuuliyiinta ka tirsan dowladda Soomaliya  ka qayb galkooda  la xariira malintaan ku wayn  guud ahan  ummadda  Taliyaaniga ,  isagoo  xusay  in dowladda Taligaanigu  ay Soomaaliya ka caawiso  arrimo dhowr ah ,  sida   Siyaasadda  dhismaha  ciidanka  qalabka  Sida , waxbarashadda ,  caafimaadka  isla markaana dowladda  taliyaanigu ay tahay  saxiibka  umadda Soomaliyeed.

Ku simaha  madaxwaynaha ahna  Guddoomiyaha Barlamaanka Soomaaliya  mudane Maxamed Sheekh Cismaan “Jawaari” oo munabadaasi ka jeediyey  Kalmad  Talyaani ah ayaa  guud ahaan  shacabka dalka Talyaaniga U  diray  hambalyo ku aaddan  malinta xoriyadda  dalkaada.

Guddomiyaha  Barlamaanka Soomaaliya ahna  ku simaha madax waynaha oo an wax ka waydiinay  xariirka ka dhexeya Soomaaliya  Talyaaniga   ayaa sheegay in  dalka  talyaaniga  uu Soomaaliya  kala dhexeyo  xariir wayn oo ka duwan kan aan la leenahay dalalka  reer  Yurub   kaa oo ku salaynsan  iskaashiga dhinacyo badan  hel.

Labada  bishii June Sanadkii 1948-dii ayeey aheyd markii dalka Talyaaniga uu ka gudbay maamulkii boqortooyonimada, islamarkaana uu u gudbay nidaam dowladeed waana 67-sano ka hor, iyadoo markasta oo labada bisha June la gaaro sanad kasta ay xusaan dowladda iyo shacabka dalkaasi

Previous Post

Al-Bashiir oo Shan sano kale loo dhaariyay

Next Post

Tababar Dhaqanka iyo Farshaxanka la xiriirra oo ardey Muqdisho looga furya “Sawirro”

Next Post
Tababar Dhaqanka iyo Farshaxanka la xiriirra oo ardey Muqdisho looga furya “Sawirro”

Tababar Dhaqanka iyo Farshaxanka la xiriirra oo ardey Muqdisho looga furya “Sawirro”

SoDMA & WFP oo kala saxiixday heshiis lagu xoojinayo u diyaar garowga Musiibooyinka

SoDMA & WFP oo kala saxiixday heshiis lagu xoojinayo u diyaar garowga Musiibooyinka

September 24, 2026
0

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, iyo Madaxa Hay’adda Cunnada Adduunka ee Qaramada Midoobay (WFP) Soomaaliya,...

𝑯𝒐𝒈𝒈𝒂𝒂𝒏𝒌𝒂 𝑿𝒊𝒔𝒃𝒊𝒈𝒂 𝑸𝒊𝒊𝒎𝒐 𝑸𝒂𝒓𝒂𝒏 𝒐𝒐 𝒌𝒖 𝒅𝒉𝒂𝒘𝒂𝒂𝒒𝒂𝒚 𝑻𝒂𝒂𝒈𝒆𝒆𝒓𝒂𝒅𝒂 𝑴𝒖𝒔𝒉𝒂𝒓𝒓𝒂𝒙 𝑳𝒊𝒊𝒃𝒂𝒂𝒏 𝑨𝒙𝒎𝒆𝒅 𝑿𝒂𝒔𝒂𝒏 𝒊𝒚𝒐 𝑱𝑺𝑷

𝑯𝒐𝒈𝒈𝒂𝒂𝒏𝒌𝒂 𝑿𝒊𝒔𝒃𝒊𝒈𝒂 𝑸𝒊𝒊𝒎𝒐 𝑸𝒂𝒓𝒂𝒏 𝒐𝒐 𝒌𝒖 𝒅𝒉𝒂𝒘𝒂𝒂𝒒𝒂𝒚 𝑻𝒂𝒂𝒈𝒆𝒆𝒓𝒂𝒅𝒂 𝑴𝒖𝒔𝒉𝒂𝒓𝒓𝒂𝒙 𝑳𝒊𝒊𝒃𝒂𝒂𝒏 𝑨𝒙𝒎𝒆𝒅 𝑿𝒂𝒔𝒂𝒏 𝒊𝒚𝒐 𝑱𝑺𝑷

September 24, 2026
0

Hoggaanka sare ee Xisbiga Qiimo Qaran ayaa si rasmi ah u shaaciyey go’aankiisa ku aaddan doorashada ku-celiska ah ee Galmudug,...

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KULAN DOCEED LA QAATAY DHAXAL-SUGAHA KUWAIT

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KULAN DOCEED LA QAATAY DHAXAL-SUGAHA KUWAIT

September 23, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa kulan doceed barbar socday meertada 81-aad ee shir madaxeedka Golaha Guud...

Madaxweynaha JFS oo kulan miro-dhal ah la qaatay Kaaliyaha Xoghayaha Arrimaha Dibadda ee Mareykanka

Madaxweynaha JFS oo kulan miro-dhal ah la qaatay Kaaliyaha Xoghayaha Arrimaha Dibadda ee Mareykanka

September 23, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa magaalada New York, kulan doceed miro-dhal ah kula yeeshay Kaaliyaha Xoghayaha...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In