Wednesday, January 7, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Jeneraal Bishaar: “Waxaan diyaarinnay ciidan si gaar ah u xaqiijiya ammaanka Muqdisho”

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
9 years ago
in Wararka
0
Jeneraal Bishaar: “Waxaan diyaarinnay ciidan si gaar ah u xaqiijiya ammaanka Muqdisho”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Taliyaha Qeybta guud ee booliska G/Banaadir Bishaar Abshir Geeddi, ayaa sheegay in ciidamada booliska gobolka Banaadir ay si dhameystiran ugu diyaar garoobeen sugidda ammaanka gobolka, xilliga ay dhacayaan doorashooyinka la filayo inay dalka ka dhacaan bilaha soo socda.

Gaashaanle sare Bishaar Abshir Geeddi ayaa tilmaamay in maalmahanba taliska booliska oo kaashanaya maamulka gobolka ay wadeen qorshe ku aadan habka lagu sugi karo ammaanka, iyaga oo sida uu tilmaamay si gaar ah u qiimeynayey habka ay u shaqeeyaan ciidamada booliska gobolka ee ka howlgala degmooyinka kala duwan ee gobolka Banaadir.

Related posts

Taliska Booliska Oo Soo Saaray Digniin Ka Dhan Ah Been Abuur Ku Saabsan Imtixaanaadka Sanad Dugsiyeedka 2019/2020

Taliska Booliska oo war ka soo saaay fowdo ka dhacday Deyniile

January 7, 2026
Taliyaha Ciidanka xoogga dalka oo kormeeray deegaanka Gandershe

Taliyaha Ciidanka xoogga dalka oo kormeeray deegaanka Gandershe

January 6, 2026

“Waxaan diyaarinay ciidan si gaar ah u xaqiijiya sugida amaanka Muqdisho, xiliyada ay dhacayaan doorashooyinka, waxaan qiimeyn ku sameynayey ciidamada ka howlgala degmooyinka gobolka, runtii si wanaagsan ayaan u diyaar garownay”ayuu yiri taliyaha.

Bilaha inasoo aadan ayaa la filayaa in dalka ay ka dhacaan doorashooyinka sanada 2016-ka.

Previous Post

Deeq lagaarsiiyay dad danyar ah oo ku dhaqan M/Baladweyne

Next Post

Golaha ammaanka ee Q. M. oo isku raacay in ciidamo dheeraad ah la geeyo dalka K/Sudan

Next Post
Golaha ammaanka ee Q. M. oo isku raacay in ciidamo dheeraad ah la geeyo dalka K/Sudan

Golaha ammaanka ee Q. M. oo isku raacay in ciidamo dheeraad ah la geeyo dalka K/Sudan

Taliska Booliska Oo Soo Saaray Digniin Ka Dhan Ah Been Abuur Ku Saabsan Imtixaanaadka Sanad Dugsiyeedka 2019/2020

Taliska Booliska oo war ka soo saaay fowdo ka dhacday Deyniile

January 7, 2026
0

Taliska Ciidanka Booliska Soomaaliyeed wuxuu Bulshada Soomaaliyeed u xaqiijinayaa in maanta oo ay Taariikhdu tahay 06-01-2026 Abaaro 10:55am Subaxnimo Xaafad...

Taliyaha Ciidanka xoogga dalka oo kormeeray deegaanka Gandershe

Taliyaha Ciidanka xoogga dalka oo kormeeray deegaanka Gandershe

January 6, 2026
0

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Sareeye Gaas Odawaa Yuusuf Raage ayaa booqasho shaqo ku tagay Degaanka Gandarshe oo Khawaarijta dhibaato weyn...

Guddoomiyaha Midowga Afrika iyo Wasiiru-dowlaha Arrimaha dibada Imaaraadka oo ka shiray qadiyadda Soomaaliya

Guddoomiyaha Midowga Afrika iyo Wasiiru-dowlaha Arrimaha dibada Imaaraadka oo ka shiray qadiyadda Soomaaliya

January 6, 2026
0

Guddoomiyaha Ururka Midowga Afrika, Maxamuud Cali Yuusuf, iyo Sheekh Shakhboot bin Nahyan Al Nahyan, Wasiiru-Dowlaha Arrimaha Dibadda ee Isu-tagga Imaaraadka...

Golaha Nabadda ee Midowga Afrika oo si adag u cambaareeyay xadgudubka Israiil

Golaha Nabadda iyo Amniga ee Midowga Afrika oo saaray bayaan ka dhan ah xadgudubka Israiiil ee dalkeenna

January 6, 2026
0

Golaha Nabadda iyo Amniga ee Midowga Afrika ayaa soo saaray bayaan ka kooban dhowr qodob. Goluhu wuxuu si adag uga...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In