Monday, October 19, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Jeneraal Xaamud “Dugsiga waxaa ku jira noocyo kala duwan oo ka tirsan ciidanka booliska” “Sawirro”

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
10 years ago
in Wararka
0
Jeneraal Xaamud “Dugsiga waxaa ku jira noocyo kala duwan oo ka tirsan ciidanka booliska” “Sawirro”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Munasabadaan lagu soo dhaweynayay Xubno kala socdey wasaaradaha amniga ee maamul goboleed yada ka jira gobolada dalka  ayaa waxaa ka qeyb galey xubno ka socdey maamulka gobolka Banaadir  taliyaha ciidanka booliska Soomaaliya, Talaliye Xigeenka Labaad ee Cidanka Boliska Somaliyeed iyo ururka haweenka gobolka Banaadir  oo halkaasi ka balan qaaday in deeq xoolaha ah ay gaarsinayaan ciidanka tababarka uga socdo dugsiga tababarka General Kaahiye.

Gudoomiyaha ururka Haweenka Gobolka Banaadir Jawaari Baarqab oo munaasabadda ka hadashey ayaa tiri ‘’Waxaan balan qaadeynaa in ciidanka ku jira dugsiga tababarka Generaal Kaahiye aan gaarsiidoono deeq xoola ah ah’’

Related posts

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026

Kusimaha Duqa magaalada Muqdisho ah Gudoomiye ku xigeenka dhinaca Amniga iyo siyaasadda gobolka Banaadir Maxamed ahmed Diiriye Yabooh   ayaa shacabka  Soomaaliyeed ka codsey in ay la shaqeyaan ciidamada

“Waxaan shacabka Soomaaliyeed ka codsaneynaa in ay la shaqeyaan ciidamada si nabad diidka guul looga gaaro hadaan la wada shaqeyeen guul lama gaarayo dal waxaa  dhisa dadkiisa waxaana hamabalyo u diryaa ciidamada amaanka oo ku guulestey in ay gacanta kusoo dhigaan kooxihii wararey xildhibaan ka tirsan baarlamaanka” ayuu yiri Ku simaha gudoomiyaha gobolka Banaadir

S/Gaas Maxamed Sh Xasan  Taliyaha ciidanka Booliska Soomaaliya  ayaa sheegey in dugsiga ay ku jiraan noocyo kala duwan oo ka tirsan ciidanka Booliska Soomaaliya Isagoona ka codsadey dhalinyarada Soomaaliyeed in ay  iska dayaan tahriibka.

“dugsiga waxaa ku jira noocyo kala duwan oo ka tirsan ciidanka booliska waana ardey soo codsatey in ay ka mid noqdaan ciidank booliska dhalinyarada Soomaaliyeed ha iska dhafaan tahriibka ay aadayaan” ayuu yiri taliyaha ciidanka Booliiska Soomaaliyeed.

Dhinaca kale taliyaha ciidanka booliska Soomaaliya ayaa tababar uso xerey sarakiil ka tirsan ciidanka booliska Soomaaliya kuwaa oo mudo tababar ugu socdey mgaalada Muqdisho.

1 2 16 17 18 21 23 26 32

Previous Post

Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya oo la kulmay dhigiisa Imaaraadka Carabta “SAWIRRO”

Next Post

Wabiga Shabeelle oo ku fatahay deegaanno ka mid ah gobolka Sh/dhexe “Dhageyso”

Next Post
Wabiga Shabeelle oo ku fatahay deegaanno ka mid ah  gobolka Sh/dhexe “Dhageyso”

Wabiga Shabeelle oo ku fatahay deegaanno ka mid ah gobolka Sh/dhexe "Dhageyso"

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xildhibaan Xuseen Maxamed Nuur (Dhegaweyne) ayaa loo doortay Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Galmudug, kaddib markii uu helay 79 cod. Sidoo...

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In