Friday, July 4, 2025
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Jeneraal Xaamud “Dugsiga waxaa ku jira noocyo kala duwan oo ka tirsan ciidanka booliska” “Sawirro”

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
April 29, 2016
in Wararka
0
Jeneraal Xaamud “Dugsiga waxaa ku jira noocyo kala duwan oo ka tirsan ciidanka booliska” “Sawirro”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Munasabadaan lagu soo dhaweynayay Xubno kala socdey wasaaradaha amniga ee maamul goboleed yada ka jira gobolada dalkaย  ayaa waxaa ka qeyb galey xubno ka socdey maamulka gobolka Banaadirย  taliyaha ciidanka booliska Soomaaliya, Talaliye Xigeenka Labaad ee Cidanka Boliska Somaliyeed iyo ururka haweenka gobolka Banaadirย  oo halkaasi ka balan qaaday in deeq xoolaha ah ay gaarsinayaan ciidanka tababarka uga socdo dugsiga tababarka General Kaahiye.

Gudoomiyaha ururka Haweenka Gobolka Banaadir Jawaari Baarqab oo munaasabadda ka hadashey ayaa tiriย โ€˜โ€™Waxaan balan qaadeynaa in ciidanka ku jira dugsiga tababarka Generaal Kaahiye aan gaarsiidoono deeq xoola ah ahโ€™โ€™

Related posts

๐‘๐š’๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐—๐š๐ฆ๐ฌ๐š “๐‚๐ข๐ข๐๐š๐ง๐ค๐š ๐ฑ๐จ๐จ๐ ๐ ๐š ๐๐š๐ฅ๐ค๐š ๐’๐จ๐จ๐ฆ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ฒ๐ž๐ž๐ ๐ฐ๐š๐ฑ๐š๐š ๐š๐ฒ ๐ฅ๐š๐Ÿ-๐๐ก๐š๐›๐š๐ซ ๐ฎ ๐ฒ๐ข๐ก๐ข๐ข๐ง ๐๐จ๐ฐ๐ฅ๐š๐๐ง๐ข๐ฆ๐จ ๐ฑ๐จ๐จ๐ ๐ ๐š๐ง.”

July 3, 2025
Duqa Muqdisho oo la kulmay madaxda UNOPS si loo dardargeliyo dib-u-dhiska waddooyinka

Duqa Muqdisho oo la kulmay madaxda UNOPS si loo dardargeliyo dib-u-dhiska waddooyinka

July 3, 2025

Kusimaha Duqa magaalada Muqdisho ah Gudoomiye ku xigeenka dhinaca Amniga iyo siyaasadda gobolka Banaadir Maxamed ahmed Diiriye Yabooh ย ย ayaa shacabka ย Soomaaliyeed ka codsey in ay la shaqeyaan ciidamada

“Waxaan shacabka Soomaaliyeed ka codsaneynaa in ay la shaqeyaan ciidamada si nabad diidka guul looga gaaro hadaan la wada shaqeyeen guul lama gaarayo dal waxaaย  dhisa dadkiisa waxaana hamabalyo u diryaa ciidamada amaanka oo ku guulestey in ay gacanta kusoo dhigaan kooxihii wararey xildhibaan ka tirsan baarlamaanka” ayuu yiri Ku simaha gudoomiyaha gobolka Banaadir

S/Gaas Maxamed Sh Xasan ย Taliyaha ciidanka Booliska Soomaaliyaย  ayaa sheegey in dugsiga ay ku jiraan noocyo kala duwan oo ka tirsan ciidanka Booliska Soomaaliya Isagoona ka codsadey dhalinyarada Soomaaliyeed in ay ย iska dayaan tahriibka.

“dugsiga waxaa ku jira noocyo kala duwan oo ka tirsan ciidanka booliska waana ardey soo codsatey in ay ka mid noqdaan ciidank booliska dhalinyarada Soomaaliyeed ha iska dhafaan tahriibka ay aadayaan” ayuu yiri taliyaha ciidanka Booliiska Soomaaliyeed.

Dhinaca kale taliyaha ciidanka booliska Soomaaliya ayaa tababar uso xerey sarakiil ka tirsan ciidanka booliska Soomaaliya kuwaa oo mudo tababar ugu socdey mgaalada Muqdisho.

1 2 16 17 18 21 23 26 32

Previous Post

Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya oo la kulmay dhigiisa Imaaraadka Carabta “SAWIRRO”

Next Post

Wabiga Shabeelle oo ku fatahay deegaanno ka mid ah gobolka Sh/dhexe “Dhageyso”

Next Post
Wabiga Shabeelle oo ku fatahay deegaanno ka mid ah  gobolka Sh/dhexe “Dhageyso”

Wabiga Shabeelle oo ku fatahay deegaanno ka mid ah gobolka Sh/dhexe "Dhageyso"

๐‘๐š’๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐—๐š๐ฆ๐ฌ๐š “๐‚๐ข๐ข๐๐š๐ง๐ค๐š ๐ฑ๐จ๐จ๐ ๐ ๐š ๐๐š๐ฅ๐ค๐š ๐’๐จ๐จ๐ฆ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ฒ๐ž๐ž๐ ๐ฐ๐š๐ฑ๐š๐š ๐š๐ฒ ๐ฅ๐š๐Ÿ-๐๐ก๐š๐›๐š๐ซ ๐ฎ ๐ฒ๐ข๐ก๐ข๐ข๐ง ๐๐จ๐ฐ๐ฅ๐š๐๐ง๐ข๐ฆ๐จ ๐ฑ๐จ๐จ๐ ๐ ๐š๐ง.”

๐‘๐š’๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐—๐š๐ฆ๐ฌ๐š “๐‚๐ข๐ข๐๐š๐ง๐ค๐š ๐ฑ๐จ๐จ๐ ๐ ๐š ๐๐š๐ฅ๐ค๐š ๐’๐จ๐จ๐ฆ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ฒ๐ž๐ž๐ ๐ฐ๐š๐ฑ๐š๐š ๐š๐ฒ ๐ฅ๐š๐Ÿ-๐๐ก๐š๐›๐š๐ซ ๐ฎ ๐ฒ๐ข๐ก๐ข๐ข๐ง ๐๐จ๐ฐ๐ฅ๐š๐๐ง๐ข๐ฆ๐จ ๐ฑ๐จ๐จ๐ ๐ ๐š๐ง.”

July 3, 2025
0

Raโ€™iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa tababar u soo xiray saraakiil, saraakiil-xigeenno iyo cutubyo ka...

Duqa Muqdisho oo la kulmay madaxda UNOPS si loo dardargeliyo dib-u-dhiska waddooyinka

Duqa Muqdisho oo la kulmay madaxda UNOPS si loo dardargeliyo dib-u-dhiska waddooyinka

July 3, 2025
0

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho, Dr. Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab), ayaa xafiiskiisa ku qaabilay madaxda ugu sarreysa heyโ€™adda...

Madaxweynaha Koonfur Galbeed oo noqday qofkii uga horreeyay ee ka qaata kaarka Codeynta KGS

Madaxweynaha Koonfur Galbeed oo noqday qofkii uga horreeyay ee ka qaata kaarka Codeynta KGS

July 3, 2025
0

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed, Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed (Laftagareen), ayaa ka qeyb-galay munaasabadda daah-furka ololaha diiwaangelinta codbixiyeyaasha ee deegaanada...

Raโ€™iisul Wasaare Xamsa oo xafiiskiisa kula qaatay Danjiraha dowladda Sweden u qaabilsan Soomaaliya

Raโ€™iisul Wasaare Xamsa oo xafiiskiisa kula qaatay Danjiraha dowladda Sweden u qaabilsan Soomaaliya

July 3, 2025
0

Raโ€™iisul Wasaaraha Xukuumada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa kulan sagootin ah xafiiskiisa kula qaatay Danjiraha dowladda Sweden...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In