Wednesday, September 30, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Jiilka Ciyaartoyda 11 jirada Soomaaliya oo natiijooyin wanaagsan soo hoyay iyo wasaaradda Waxbarashada oo bogaadisay+ Sawirro

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
11 years ago
in Wararka
0
Jiilka Ciyaartoyda 11 jirada Soomaaliya oo natiijooyin wanaagsan soo hoyay iyo wasaaradda Waxbarashada oo bogaadisay+ Sawirro
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Xulka qaranka dalkeena Soomaaliya ee 11,jirada  oo ka qeyb galayay tartanka kubada Cagta ee dugiyada hoose ee dalalka jaamacada carabta oo sanadkan uu marti geliyay Dalka ayaa kulankoodii ugu dambeeyay ciyaar bar bar dhac ah la galay xulka qaranka 11 jirada ee ka socday dalka qadar sandkan koobka marti gelinaya ee qadar.

Wasiirka wasaarada waxbarashada iyo tacliinta sare ee xukuumadda Federaalka Soomaaliya oo ka qeyb gashay goob lagu daawanayay ciyaartaas dhex martay labada kooxood ee ka kala socday labada dalalka Soomaaliya iyo Qadar ayaa amaantay dadaalka ay muujiyeen ciyaartoyda mataleysay dalkeena soomaaliya oo sedaxdii kulan oo ay ciyaareen muujiyay ciyaar wanaag iyo xirfad kubadeed oo aad u heer sareysa.

Related posts

Guddoomiyaha SoDMA oo qaabilay Madaxa Hay’adda Caafimaadka Adduunka ee Soomaaliya

Guddoomiyaha SoDMA oo qaabilay Madaxa Hay’adda Caafimaadka Adduunka ee Soomaaliya

September 29, 2026
Ololaha Taageerada Musharraxiinta Ururka Talo Qaran oo lagu soo gabagabeeyay Jowhar

Ololaha Taageerada Musharraxiinta Ururka Talo Qaran oo lagu soo gabagabeeyay Jowhar

September 29, 2026

Qaar ka mid ah daawayaashii ka qeyb galay daawashada ciyaartaas ayaa u hambalyeeyay ciyaartoyda ku ciyaareysay magaca soomaaliyeed iyagoo wax lagu farxo ku tilmaamay ciyaar wanaaga ay muujiyeen ciyaartoyda Soomaaliyeed ee tartankaas ka qeyb gashay.

Agaasimaha guud wasaaradda boostada iyo Isgaarsiinta Soomaaliya Axmed Xaaji Cabdi  iyo agaasimaha telefishinka qaranka Soomaaliyeed C/naasir Xuseen ayaa si wadajir ah ugu hambalyeeyay ciyaartoyda xulka qaranka dalkeena ee 11jirada ah iyagoo  sheegay in loo baahanyahay in si wadajir loo soo dhoweeyo maadaama magaca umada soomaaliyeed ay kor u qaadeen.

Wasiir wasaarada waxbarashada iyo tacliinta sare ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Qadar Bashiir Cali ayaa dhankeeda hambalyo u dirtay jiilka 11,jirada ee xulka qaranka dalkeena.

Sidoo kale wasiirka waxbarashada io tacliinta sare ee xukuumada federaalka soomaaliya ayaa  rajo wanasgan ka muujisay in  ciyaartoydan tartankan kan xiga ay guul kasoo hooyaan iyadoo shacabka soomaaliyeed ka codsatay in ay taageeraan.

Ciyaartoydan Soomaaliyeed ee 11,jirada ah ee ka qeyb galay tartanka jiilka 11jirada ah ee dugsiga hoose ee dalalka jaamacada carabta islamarkaana metelaya qaranka dalkeena ayaa kasoo baxay tartan loo qabtay dugsiyada ku yaala degmooyinka gobolka banaadir,

waxaana inta tartanbka uu socday ay galeen laba kulan  oo bar bar dhac iyagoo ugu dambeyna kulan bareeja ah la galay ciyaartoy ka socotay dalka qadar oo koobka  sanadkan marti gelinaya waxayna ciyaartoyada dalalka soomaaliya iyo qaradba  ay sidaas  uga hareen  tartankan jeem Cup.

Ciyaar

ciyaar 2ciyaar 2

vlcsnap-2016-02-12-00h33m59s6 vlcsnap-2016-02-12-00h33m35s19 vlcsnap-2016-02-12-00h32m32s155 vlcsnap-2016-02-12-00h32m16s252 vlcsnap-2016-02-12-00h31m31s65 vlcsnap-2016-02-12-00h31m06s64

Previous Post

Wasiirka Shaqada oo Codsaday in gacan laga siiyo dhismaha xarunta Wasaaradda

Next Post

Madaxweyne Xasan oo Jarmalka kaga qeybgalaya shirka caalamiga ee amniga iyo Ka hortagga xasaradaha dunida

Next Post
Madaxweyne Xasan oo Jarmalka kaga qeybgalaya shirka caalamiga ee amniga iyo Ka hortagga xasaradaha dunida

Madaxweyne Xasan oo Jarmalka kaga qeybgalaya shirka caalamiga ee amniga iyo Ka hortagga xasaradaha dunida

Guddoomiyaha SoDMA oo qaabilay Madaxa Hay’adda Caafimaadka Adduunka ee Soomaaliya

Guddoomiyaha SoDMA oo qaabilay Madaxa Hay’adda Caafimaadka Adduunka ee Soomaaliya

September 29, 2026
0

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Madaxa Hay’adda Caafimaadka Adduunka (WHO)...

Ololaha Taageerada Musharraxiinta Ururka Talo Qaran oo lagu soo gabagabeeyay Jowhar

Ololaha Taageerada Musharraxiinta Ururka Talo Qaran oo lagu soo gabagabeeyay Jowhar

September 29, 2026
0

Urur Siyaasadeedka Talo-Qaran oo ka mid ah Ururada ka jira dalkeena oo maalmahan ololaha doorashooyinka ka waday qaar ka mid...

Guddoomiyaha SoDMA oo daah-furay shirka u diyaar-garowga Soomaaliya ee El Niño 2026

Guddoomiyaha SoDMA oo daah-furay shirka u diyaar-garowga Soomaaliya ee El Niño 2026

September 29, 2026
0

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa Magaalada Muqdisho ka furay shir lagu tijaabinayo diyaar-garowga...

𝐑𝐚𝐢𝐢𝐬𝐮𝐥 𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐞 𝐗𝐚𝐦𝐬𝐚 𝐨𝐨 𝐝𝐚𝐚𝐡𝐟𝐮𝐫𝐞𝐲 𝐁𝐚𝐧𝐝𝐡𝐢𝐠𝐠𝐚 𝐃𝐚𝐥𝐱𝐢𝐢𝐬𝐤𝐚 𝐒𝐨𝐨𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐚

𝐑𝐚𝐢𝐢𝐬𝐮𝐥 𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐞 𝐗𝐚𝐦𝐬𝐚 𝐨𝐨 𝐝𝐚𝐚𝐡𝐟𝐮𝐫𝐞𝐲 𝐁𝐚𝐧𝐝𝐡𝐢𝐠𝐠𝐚 𝐃𝐚𝐥𝐱𝐢𝐢𝐬𝐤𝐚 𝐒𝐨𝐨𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐚

September 29, 2026
0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa maanta duleedka magaalada Muqdisho ka furey Bandhigga Dalxiiska Soomaaliya oo...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In