Thursday, March 5, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Jimciyadda Tigaad oo wax dib u habeyn ku sameysay Iskuulada Ceeldheer

Fardowso Xasan by Fardowso Xasan
2 years ago
in Wararka
0
Jimciyadda Tigaad oo wax dib u habeyn ku sameysay Iskuulada Ceeldheer
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Jimciyadda Tigaad, ayaa dayactir ku sameysay Agabka Iskuulka Ceeldheer, sidoo kalana ku wareejisay agab waxbarasho oo kala duwan Maamulka dugsi Hoose, Dhexe Iyo Sare ee Ceeldheer.

Hanti-dhowraha Guddiga Tigaad Foundation Ustaad Cumar Cabdulahi Dhuxuloow oo safar shaqo ku jooga degmada Ceeldheer, ayaa wareejiyay agabka waxbarasho oo ay ugu talo galeen habsami u socodka dugsiga.

Related posts

Wasiirka Dekedaha oo ka mahadceliyey ansixinta heshiiska FAL 1965 

Wasiirka Dekedaha oo ka mahadceliyey ansixinta heshiiska FAL 1965 

March 5, 2026
Golaha Wasiirrada XFS oo Ansixiyey Heshiisyo Caalami ah iyo Xeer-nidaamiyeyaal Muhiim ah

Golaha Wasiirrada XFS oo Ansixiyey Heshiisyo Caalami ah iyo Xeer-nidaamiyeyaal Muhiim ah

March 5, 2026

Deeqdaan Jimciyadda gaarsiisay Dugsiga Hoose, Dhexe iyo Sare ee Ceeldheer ayaa noqoneysa deeqdii ugu horeysay ee laso gaarsiiyo kadib dib u furistii dugsiga Degmada Ceeldheer, Waxaana deeqdaas ka mahad celiyay Isu-duwaha Waxbarashada Degmada Ceeldheer, Maamulka Iskuulka, Waalidiinta Iyo Odayaasha deegaanka.

Cabdulle Afrax Geeddi oo ka mid ah Macalliminta muddo ka soo shaqeyneysay Dugsiyada Degmada Ceeldheer ayaa aad uga mahadceliyay gacan wanaagsan ee ay He’adda ka qaadatay sare u qaadidda tayada iyo tirade Waxabarashada Degmada.

Previous Post

Maxkamadda Gobalka Banaadir oo u fariisatay dhagaysiga dacwad la xariirto Musuq-maasuq 

Next Post

Dowladda Kuwait oo bilaawday inay Guryo u dhisto Barakacayaasha ku nool Baydhabo

Next Post
Dowladda Kuwait oo bilaawday inay Guryo u dhisto  Barakacayaasha ku nool Baydhabo

Dowladda Kuwait oo bilaawday inay Guryo u dhisto Barakacayaasha ku nool Baydhabo

Wasiirka Dekedaha oo ka mahadceliyey ansixinta heshiiska FAL 1965 

Wasiirka Dekedaha oo ka mahadceliyey ansixinta heshiiska FAL 1965 

March 5, 2026
0

Muqdisho, 05 Maarso 2026 – Wasiirka Wasaaradda Dekedaha iyo Gaadiidka Badda Soomaaliya ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur,...

Golaha Wasiirrada XFS oo Ansixiyey Heshiisyo Caalami ah iyo Xeer-nidaamiyeyaal Muhiim ah

Golaha Wasiirrada XFS oo Ansixiyey Heshiisyo Caalami ah iyo Xeer-nidaamiyeyaal Muhiim ah

March 5, 2026
0

Muqdisho, Khamiis, 05 Maarso 2026 – Golaha Wasiirrada ee Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta yeeshay kulankoodii caadiga ahaa, kaas...

Wasaaradda Warfaafinta oo soo dhaweysay Ansixinta  dhammeystirka Dastuurka JFS 

Wasaaradda Warfaafinta oo soo dhaweysay Ansixinta  dhammeystirka Dastuurka JFS 

March 5, 2026
0

Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Soomaaliya ayaa si diirran u soo dhoweysay ansixinta ay Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ku meel mariyeen...

Wasaaradda Hawlaha Guud ee XFS oo soo dhaweysay ansixinta Dastuurka JFS

Wasaaradda Hawlaha Guud ee XFS oo soo dhaweysay ansixinta Dastuurka JFS

March 5, 2026
0

MUQDISHO | 05 Maarso 2026 – Wasaaradda Hawlaha Guud, Dib-u-dhiska iyo Guriyeynta Soomaaliya ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa si diirran...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In