Friday, July 4, 2025
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

John Kerry: “Xeryaha qaxootiga waxaa loogu talo galay inay noqdaan kumeel-gaar”

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
May 5, 2015
in Wararka
0
John Kerry: “Xeryaha qaxootiga waxaa loogu talo galay inay noqdaan kumeel-gaar”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Dowladda Mareykanka ayaa sheegtay in 45 Milyan oo dheeraad ah ay ugu deeqeyso hayโ€™adda qaramada Midoobay u qaabilsan qaxootiga ee UNHCR, taas oo gacanta ku heysa xerada qaxootiga ee caalaamka ugu weyn ee Dhadhaab.

Related posts

๐‘๐š’๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐—๐š๐ฆ๐ฌ๐š “๐‚๐ข๐ข๐๐š๐ง๐ค๐š ๐ฑ๐จ๐จ๐ ๐ ๐š ๐๐š๐ฅ๐ค๐š ๐’๐จ๐จ๐ฆ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ฒ๐ž๐ž๐ ๐ฐ๐š๐ฑ๐š๐š ๐š๐ฒ ๐ฅ๐š๐Ÿ-๐๐ก๐š๐›๐š๐ซ ๐ฎ ๐ฒ๐ข๐ก๐ข๐ข๐ง ๐๐จ๐ฐ๐ฅ๐š๐๐ง๐ข๐ฆ๐จ ๐ฑ๐จ๐จ๐ ๐ ๐š๐ง.”

July 3, 2025
Duqa Muqdisho oo la kulmay madaxda UNOPS si loo dardargeliyo dib-u-dhiska waddooyinka

Duqa Muqdisho oo la kulmay madaxda UNOPS si loo dardargeliyo dib-u-dhiska waddooyinka

July 3, 2025

Xoghayaha arrimaha dibadda ee Mareykanka John Kerry oo socdaal ku maraya bariga Afrika ayaa hadalkaan ka sheegay dalka Kenya. โ€œWaan ku faraxsanahay inaan ku dhawaaqo in Mareykanku uu hadda biixnayo 45 Milyan oo dheeraad ah oo lagu kabayo howl-galka UNHCR ee Kenyaโ€ ayuu yiri Kerrey.

John Kerry ayaa ka hadlay xaaladda ay ku sugan yihiin qaxootiga ku sugan xeryaha Dhadhaab, wuxuu sheegay in arrinta qaxootiga aysan Kenya kaliya quseyn ee ay tahay arrinka caalamka u taalla.

โ€œArrintaan waa caqabad u talla bulshada caalamka, waa inaan si wadajir ah uga shaqaynaa si aan u damaanad qaadno in dadkaani aysan ku noolaan xeryaha qaxootiga marka ay dhashaan ilaa ay ka dhammeeyaan dugsiga sare, dadkan waa inay guryahooda aadaanโ€ ayuu yiri Kerry.

โ€œTaas waajib ayay nagu tahay, Xeryaha qaxootiga waxaa loogu talo galay inay noqdaan kumeel-gaar, looguma talo gelin inay noqdaan magaalo ku dhex taallla waddan kaleโ€ ayuu sii raaciyay.

Xoghayaha arrimaha dibadda Mareykanka ayaa la hadlay dhowr qof oo ku sugan xeryaha Dhadhaab, qaarkood ayaa u sheegay inay ku dhasheen xeryaha oo ay dhammeynayaan iminka dugsiga sare, qaar kale ayaa la wadaagay hammigooda ah inay bulshada wax ku soo kordhiyaan mustaqbal marka ay waxbarashadooda dhammaystaan.

Sidoo kale Kerry wuxuu sheegay in Mareykanku uu sanadkaan boqol milyan oo dollar uu ku bixinayo la dagaallanka argagixisada ee waddanka Kenya, arrintaan ayaa Kenya ka caawin doonta inay sii waddo dadaalkeedii ay magangalyada ku siinaysay qaxootiga. Kaalmadaan ayaa ka caawin doonta qaxootiga waxarashada, caafimaadka, guryaha iyo biyo nadiif ah oo ay helaan.

Previous Post

Kulan dhaqanka lagu xoojinayo oo Muqdisho lagu qabtay

Next Post

Wasiirka Amniga gudaha oo kormeeray saldhigyo ciidan

Next Post
Wasiirka Amniga: โ€œDhalinyarada la marin habaabiyay ee Shabaabka ku haray, ha isa soo dhiibaanโ€

Wasiirka Amniga gudaha oo kormeeray saldhigyo ciidan

๐‘๐š’๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐—๐š๐ฆ๐ฌ๐š “๐‚๐ข๐ข๐๐š๐ง๐ค๐š ๐ฑ๐จ๐จ๐ ๐ ๐š ๐๐š๐ฅ๐ค๐š ๐’๐จ๐จ๐ฆ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ฒ๐ž๐ž๐ ๐ฐ๐š๐ฑ๐š๐š ๐š๐ฒ ๐ฅ๐š๐Ÿ-๐๐ก๐š๐›๐š๐ซ ๐ฎ ๐ฒ๐ข๐ก๐ข๐ข๐ง ๐๐จ๐ฐ๐ฅ๐š๐๐ง๐ข๐ฆ๐จ ๐ฑ๐จ๐จ๐ ๐ ๐š๐ง.”

๐‘๐š’๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐—๐š๐ฆ๐ฌ๐š “๐‚๐ข๐ข๐๐š๐ง๐ค๐š ๐ฑ๐จ๐จ๐ ๐ ๐š ๐๐š๐ฅ๐ค๐š ๐’๐จ๐จ๐ฆ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ฒ๐ž๐ž๐ ๐ฐ๐š๐ฑ๐š๐š ๐š๐ฒ ๐ฅ๐š๐Ÿ-๐๐ก๐š๐›๐š๐ซ ๐ฎ ๐ฒ๐ข๐ก๐ข๐ข๐ง ๐๐จ๐ฐ๐ฅ๐š๐๐ง๐ข๐ฆ๐จ ๐ฑ๐จ๐จ๐ ๐ ๐š๐ง.”

July 3, 2025
0

Raโ€™iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa tababar u soo xiray saraakiil, saraakiil-xigeenno iyo cutubyo ka...

Duqa Muqdisho oo la kulmay madaxda UNOPS si loo dardargeliyo dib-u-dhiska waddooyinka

Duqa Muqdisho oo la kulmay madaxda UNOPS si loo dardargeliyo dib-u-dhiska waddooyinka

July 3, 2025
0

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho, Dr. Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab), ayaa xafiiskiisa ku qaabilay madaxda ugu sarreysa heyโ€™adda...

Madaxweynaha Koonfur Galbeed oo noqday qofkii uga horreeyay ee ka qaata kaarka Codeynta KGS

Madaxweynaha Koonfur Galbeed oo noqday qofkii uga horreeyay ee ka qaata kaarka Codeynta KGS

July 3, 2025
0

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed, Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed (Laftagareen), ayaa ka qeyb-galay munaasabadda daah-furka ololaha diiwaangelinta codbixiyeyaasha ee deegaanada...

Raโ€™iisul Wasaare Xamsa oo xafiiskiisa kula qaatay Danjiraha dowladda Sweden u qaabilsan Soomaaliya

Raโ€™iisul Wasaare Xamsa oo xafiiskiisa kula qaatay Danjiraha dowladda Sweden u qaabilsan Soomaaliya

July 3, 2025
0

Raโ€™iisul Wasaaraha Xukuumada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa kulan sagootin ah xafiiskiisa kula qaatay Danjiraha dowladda Sweden...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In