Monday, October 12, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Tubta Toosan

Kaalinta dhallinyaradu ku leeyihiin Bulshada.

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
11 years ago
in Tubta Toosan
0
Kaalinta dhallinyaradu ku leeyihiin Bulshada.
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Bulsho walba oo dunida saaran waxa ay ku tiirsan tahay dhallinyaradeeda oo ah cududda lagu dhiso dalalka, kana qeyb qaata horumarka dalka dhinac kasta oo uu ahaado.

Dhallinyarada ayaa ah meshiinka dhaqaajiya bulshooyinka, waana hoggaamiyayaasha mustaqbalka.

Related posts

Dhageyso: Sheekh Bashiir oo khudbadii Jimcaha uga hadlay fadliga bishaan iyo dhalashada sanadka cudub ee Hijriga

Dhageyso: Sheekh Bashiir oo khudbadii Jimcaha uga hadlay fadliga bishaan iyo dhalashada sanadka cudub ee Hijriga

October 29, 2021
Madaxda iyo shaqaalaha Wasaaradda Waxbarashada oo ka qeyb galay kaltanka ololaha isxilqaan “SAWIRRO”

Madaxda iyo shaqaalaha Wasaaradda Waxbarashada oo ka qeyb galay kaltanka ololaha isxilqaan “SAWIRRO”

October 28, 2021

In ka badan 60 % dadka Soomaalidu waa dhallinyaro, waxaase nasiib darro ah in da’ yartaasi aysan helin daryeelkii ay mudnaayeen, aanna sidii habbooneyd looga faa’iideysan awoodaha ku keydsan,sababo ay ugu wayntahay colaadihii daba dheeraaday ee dalka soo maray.

Markii ay dhallinteennu waayeen daryeel, waxbarasho iyo fursado shaqo, waxay baylah u noqdeen dagaal oogayaal beeleed iyo kuwo diineed oo dhallinyarada ka dhigtay xaabo ay dagaallada ku huriyaan.

Hadda oo ay soo laabaneyso dowladnimadii ayna sii shiiqayaan dagaalladii qabiilka iyo xag-jirnimada salka ku hayay, maxaa la gudboon dhallinyarada Soomaaliyeed, kaalin ceynkee ah ayayse bulshada ku leeyihiin?

Waa mowduuca aan kaga hadleyno Barnaamijkeenna Tubta Toosan oo uu marti noogu yahay Sheik Cumar Wardheere oo ka mid ah culimada Soomaaliyeed.

http://www.radiomuqdisho.so/wp-content/uploads/2015/09/TUBTA-TOOSAN-28.09.2015.mp3
Previous Post

Samaanta Nabadda & Xumaanta Colaadda

Next Post

Islaamka iyo Dowladnimada

Next Post
Islaamka iyo Dowladnimada

Islaamka iyo Dowladnimada

Hay’adda NISA oo war ka soo saartay falal hubeysan oo lagula kacay ciidamada Ilaalada Shacabka

Hay’adda NISA oo war ka soo saartay falal hubeysan oo lagula kacay ciidamada Ilaalada Shacabka

October 11, 2026
0

Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA) waxa ay ka xun tahay, si adagna u cambaareyneysaa weerarrada iyo falalka hubeysan ee...

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS oo kulan la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka ee Golaha

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS oo kulan la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka ee Golaha

October 11, 2026
0

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac), ayaa kulan muhiim la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka,...

Ciidanka Xoogga Dalka oo hawlgallo ka wada qaybo ka mid ah gobolka Hiiraan

Ciidanka Xoogga Dalka oo hawlgallo ka wada qaybo ka mid ah gobolka Hiiraan

October 11, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa howlgallo ballaaran oo ka dhan ahKhawaarijta,ka wada deegaano hoostaga degmada Maxaas ee gobolka Hiiraan....

Wasiirka Warfaafinta oo la kulmay Lataliyaha Barnaamijka La-dagaallanka Argagixisada ee Bariga Africa

Wasiirka Warfaafinta oo la kulmay Lataliyaha Barnaamijka La-dagaallanka Argagixisada ee Bariga Africa

October 11, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Mr. Robert...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In