Sunday, October 4, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Kaalinta Siyaasadda Dumarka 2016’ka oo laga hadlay “SAWIRRO”

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
11 years ago
in Wararka
0
Kaalinta Siyaasadda Dumarka 2016’ka oo laga hadlay “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Munaasabaddaan oo uu ka qayb galay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud islamarkaana ay soo Qaban qaabisay Marwada koowaad ee dalka Qamar Cali Cumar ayaa looga hadlayay Doorka Haweenka ee Siyaasadda Sannadka 2016’ka iyo Sidii Dumarka qoodadooda u helilahaayeen.

Si doo kale Munaasabadda waxaa lagu casuumay haween ka kala socday dowlad gobolleedyada qeybtaka ah Dowladda federaalka ah,Sida Puntiland, Galmudug, KoonfurGalbeed, Jubbland, haween kale oo matalaayey Qaatumo iyo Wasiirrada haweenka,Caafimaadk iyo xubno wasiriro ah oo kalamatalaayey Dowlad Gobolleedyada haweenka Qaranka iyo kooxda fananiinta Shamsudiin Band.

Related posts

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo kulan la qaatay dhiggiisa dalka Uganda

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo kulan la qaatay dhiggiisa dalka Uganda

October 4, 2026
MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO MADASHA AL-CALAMAYN KU SOO BANDHIGAY FURSADAHA MAALGASHI IYO DHAQAALE EE SOOMAALIYA

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO MADASHA AL-CALAMAYN KU SOO BANDHIGAY FURSADAHA MAALGASHI IYO DHAQAALE EE SOOMAALIYA

October 3, 2026

Wasiirka haweenka iyo Horumarinta Xuquuqul insaanka Xukuumadda Soomaaliya Sahro Maxamed Cali Samatar ayaa shegtay in haweenka Soomaaliyeed ay kaalin way uga jiraan ka qeyb qaadashada Nabada iyo isukeenidda dadka Soomaaliyeed.

Madaxweynaha Jamhuuriydda Federaalka Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa sheegay bishi hore in shirarki isku midka ahaa ee kadhacey guud ahaan Gobollada dalka Soomaaliya iney ahaayeen shirar baahida dadka iyo Aragtiyadooda lagu ogaanayey.

Dhanka kale Madaxweynaha oo sigaar ah ula hadlayey Haweenka Soomaaliyeed ayaa sheegay in Baarlamaanka soo socda dumarku ay kahelidoonan Qoondadood boqolkiiba30.

IMG_3061 IMG_3285 IMG_3291 IMG_3292 IMG_3315 IMG_3322 IMG_3332 IMG_3346 IMG_3462 IMG_3508 IMG_3513 IMG_3544 IMG_3562 IMG_3593 IMG_3629 IMG_3658 IMG_3672 IMG_3679 IMG_3690 IMG_3738 IMG_3744 IMG_3758 IMG_3767 IMG_3789 IMG_3796 IMG_3828

Previous Post

Dagaalkii Baladweyn oo Heshiis laga Gaaray “SAWIRRO”

Next Post

Taliska ciidanka ilaalada waddooyinka oo ku baaqay in la ilaaliyo sharciyada waddooyinka

Next Post
Gadiidka ka howlgala Caasimadda oo amarro adag laga soo saaray “MUUQAAL”

Taliska ciidanka ilaalada waddooyinka oo ku baaqay in la ilaaliyo sharciyada waddooyinka

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo kulan la qaatay dhiggiisa dalka Uganda

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo kulan la qaatay dhiggiisa dalka Uganda

October 4, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac) ayaa Magaalada Arusha ee Dalka Tanzania kulan...

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO MADASHA AL-CALAMAYN KU SOO BANDHIGAY FURSADAHA MAALGASHI IYO DHAQAALE EE SOOMAALIYA

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO MADASHA AL-CALAMAYN KU SOO BANDHIGAY FURSADAHA MAALGASHI IYO DHAQAALE EE SOOMAALIYA

October 3, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa magaalada Al-calameyn ee dalka Masar kaga qaybgalay Madasha Ganacsiga Alcalamayn–Afrika, oo...

Xukunka Askari saaxiibkiis u dilay caro uu ka qaaday Turub ay wada ciyaarayeen

Xukunka Askari saaxiibkiis u dilay caro uu ka qaaday Turub ay wada ciyaarayeen

October 3, 2026
0

Eedeysane Dable Booliska Nuur Ibraahim Sahal, ayaa lagu soo eedeyay dembiga ah dil kas ah oo uu u geeystay Marxuum...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo la kulmay dhiggiisa dalka Masar

Madaxweyne Xasan Sheekh oo la kulmay dhiggiisa dalka Masar

October 3, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa kulan doceed la qaatay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Carabta ee Masar, Mudane...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In