Sunday, September 13, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Kalfadhiga labaad ee Baarlamaanka Galmudug oo maanta furmay

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
11 years ago
in Wararka
0
Baarlamanka Galmudug oo ansixyay Dasturka maamulkaas
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Kalfadhiga labaad ee Baarlamanka dowlad Goboleedka Galmudug ayaa waxa furay Madaxwayne ku-xigeenka Galmudug Maxamed Xaashi Cabdi, waxaana munaasabadda furitaanka ka qaybgalay guddoomiyaha Baarlamanka Galmudug Cali Gacal Casir labadiisa ku-xigeen iyo Xildhibaanada oo ka soo laabtay fasax laba bilood ah.

Guddoomiyaha Baarlamaanka Galmudug ayaa sheegay in kalfadhigan labaad ay Baarlamabka horyaalaan hawlo badan oo dhinaca sharciyada iyo maamulkaba ku saabsan, loona baahanyahay in Xildhibaannada ay soo xaadiraan kalfadhiyada Baarlamaanka Galmudug.

Related posts

Xukunka Askari Jante Dartiis u dilay Muwaadin

Xukunka Askari Jante Dartiis u dilay Muwaadin

September 12, 2026
Taliyaha Ciidanka Dhulka XDS oo gaaray magaalada Baydhabo

Taliyaha Ciidanka Dhulka XDS oo gaaray magaalada Baydhabo

September 12, 2026

Madaxwayne ku-xigeenka Galmudug Maxamed Xaashi Cabdi ayaa sheegay mudadii Baarlamanku fasaxa ku jiray Xukuumaddu ay qabatay hawlo badan, waxaana uu guul u rajeeyay fadhiga 2-aad ee Baarlamanka Galmudug.

Ugu dambeyn Baarlamaanka ayaa maanta lagu hordhaariyay, Xildhibaanno cusub, Wasiirka Haweenka iyo xuquuqul insaanka Galmudug iyo Wasiir ku-xigeenka Waxbarashada oo aan horay loo dhaarin.

Previous Post

Dibad bax lagu soo dhaweynayo maalinta Afka Soomaaliga oo ka dhacay taallada Daljirka Dahsoon

Next Post

R/wasaare ku xigeenka oo ka qeybgalay munaasibad lagu taageerayay Barnaamijka Aada dugsiyada+Sawirro

Next Post
R/wasaare ku xigeenka oo ka qeybgalay munaasibad lagu taageerayay Barnaamijka Aada dugsiyada+Sawirro

R/wasaare ku xigeenka oo ka qeybgalay munaasibad lagu taageerayay Barnaamijka Aada dugsiyada+Sawirro

Xukunka Askari Jante Dartiis u dilay Muwaadin

Xukunka Askari Jante Dartiis u dilay Muwaadin

September 12, 2026
0

Dable Xoogga Maxamuud Axmed Faarax Kabtan Dhashiike, ayaa Lagu Eedeeyay in uu si kas ah u dilay Marxuum Cabdicasiis Sheekh...

Taliyaha Ciidanka Dhulka XDS oo gaaray magaalada Baydhabo

Taliyaha Ciidanka Dhulka XDS oo gaaray magaalada Baydhabo

September 12, 2026
0

Taliyaha Ciidanka Dhulka Xoogga Dalka Soomaaliyeed XDS General Sahal Cabdullaahi Cumar oo ay wehliyaan saraakiil ka tirsan Ciidanka XDS ayaa...

Wasaaradda Amniga Galmudug oo daahfurtay tababar lagu kobcinayo aqoonta iyo wada-shaqaynta guddiyada

Wasaaradda Amniga Galmudug oo daahfurtay tababar lagu kobcinayo aqoonta iyo wada-shaqaynta guddiyada

September 12, 2026
0

Wasaaradda Amniga Galmudug ayaa maanta magaalada Gaalkacyo ka daahfurtay tababar lagu kobcinayo aqoonta, xirfadaha iyo wada-shaqaynta guddiyada iskaashiga Booliiska iyo...

Soomaaliya iyo Shiinaha oo ka wada hadlay xoojinta iskaashiga lada dal

Soomaaliya iyo Shiinaha oo ka wada hadlay xoojinta iskaashiga lada dal

September 12, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee JFS, Mudane Cabdisalaam Cabdi Cali, ayaa qaabilay Safiirka Jamhuuriyadda Shacbiga Shiinaha...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In