Monday, March 30, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Kenya oo ku dhawaaqday Xayiraado cusub si looga hortago faafidda xanuunka Corona virus  

caqiil by caqiil
5 years ago
in Wararka
0
Kenya oo ku dhawaaqday Xayiraado cusub si looga hortago faafidda  xanuunka Corona virus   
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasiirka Caafimaadka Kenya Mutahi Kagwe, ayaa sheegay Jimcihii  shalay in dowladda Kenya ay joojisay dhamaan kulamaddii ay dadka isugu imaan jireen, si loo  xakameeyo faafista xanuunka COVID-19 oo hadda Faraciisa Delta uu ku soo xoogeystay gudaha Kenya.

Wasiirka oo shacabka dalkiisa kala hadlay Muuq baahiyaasha ka hawlgala gudaha Kenya ayaa sidoo kale ugu baaqay hey’adaha dowladda iyo kuwa gaarka loo leeyahay inay shaqaalahooda u ogolaadaan inay guryaha ka soo shaqeeyaan.

Related posts

CIIDAMADA QALABKA SIDA OO SI RASMI AH ISUGU FURAY WADDADA MUQDISHO ILAA BAYDHABO

CIIDAMADA QALABKA SIDA OO SI RASMI AH ISUGU FURAY WADDADA MUQDISHO ILAA BAYDHABO

March 30, 2026
Geneva: Soomaaliya oo Ka Qaybgalaysa Shir Caalami ah oo Looga Hadlayo Tahriibka

Geneva: Soomaaliya oo Ka Qaybgalaysa Shir Caalami ah oo Looga Hadlayo Tahriibka

March 30, 2026

“Dhammaan isu imaatinnada dadweynaha iyo shirarka shaqsiyeed nooc kasta oo ay tahayba waa la hakiyay waddanka oo dhan,  Hey’adaha dowladaha iyo shirkadaha gaarka loo leeyahay waa in ay ilaaliyaan bad qabka Shaqaalaha,” ayuu yiri Wasiirka.

Mowjadaha xanuunka COVID-19  ayaa smarkale ku qasbay Kenya inay dib u soo rogto tallaabooyin adag oo qayb ka ah xannibaadda.

Ilaa Khamiistii, Kenya waxay diiwaangelisay 200,109 xaaladood oo la xaqiijiyay COVID-19 , sido kale dhimasha ayaa gaartay 3,910 qof, xogta wasaaradda caafimaadka ayaa muujisay korarka sii lixaad sanaya ee xanuunkan.

Wasaaradda Caafimaadka Kenya ayaa horay u tallaashay 1.7 milyan oo qof, oo u badan dadka da’da ah iyo Shaqaalaha sama falka.

Previous Post

Wasiirka Cayaaraha Soomaaliya oo ka tacsiyeeyay falkii lagu dilay ciyaartooyda kooxda JCCI ee Kismaayo

Next Post

Wasaaradda Caafimaadka oo Bulshada fartay in ay ka qeyb qaataan ka hor taga COVID19

Next Post
Wasaaradda Caafimaadka oo Bulshada fartay in ay ka qeyb qaataan ka hor taga COVID19

Wasaaradda Caafimaadka oo Bulshada fartay in ay ka qeyb qaataan ka hor taga COVID19

CIIDAMADA QALABKA SIDA OO SI RASMI AH ISUGU FURAY WADDADA MUQDISHO ILAA BAYDHABO

CIIDAMADA QALABKA SIDA OO SI RASMI AH ISUGU FURAY WADDADA MUQDISHO ILAA BAYDHABO

March 30, 2026
0

Ciidamada Xoogga Dalka oo ku jiray maalmahan hawlgal sifayn ah ayaa gaaray magaalada Baydhabo, ka dib markii ay waddada dheer...

Geneva: Soomaaliya oo Ka Qaybgalaysa Shir Caalami ah oo Looga Hadlayo Tahriibka

Geneva: Soomaaliya oo Ka Qaybgalaysa Shir Caalami ah oo Looga Hadlayo Tahriibka

March 30, 2026
0

Wafdiga ka socda Guddiga Madaxa Bannaan ee Xuquuqul Insaanka Soomaaliya, oo ay hoggaamineyso Guddoomiyaha Guddiga Dr. Maryam Qasim Axmed, ayaa...

Ciidamada Xoogga Dalka ayaa howlgalo culus Ka sameeyay Deegaano dhaca Shabellaha hoose

Ciidamada Xoogga Dalka ayaa howlgalo culus Ka sameeyay Deegaano dhaca Shabellaha hoose

March 30, 2026
0

Ciidamada Xoogga Dalka gaar ahaan Ururka 203 Guutada 20aad Qeybta 1aad Kumaan Dooska GorGor ayaa howlgalo Amni Xaqiijin iyo sifeyn...

Wasiirka Dekadaha XFS oo heshiis Is-afgarad ah la saxiixday Agaasimaha Shirkadda Somali Ship Register Limited

Wasiirka Dekadaha XFS oo heshiis Is-afgarad ah la saxiixday Agaasimaha Shirkadda Somali Ship Register Limited

March 29, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Dekadaha iyo Gaadiidka Badda XFS Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur, ayaa maanta heshiis Is-afgarad la saxiixday Agaasimaha Shirkadda Somali...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In