Saturday, September 26, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Kenya oo sheegtey in aan la qasbi doonin dadka qoxootiga ah

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
11 years ago
in Wararka
0
Kenya oo sheegtey in aan la qasbi doonin dadka qoxootiga ah
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Warka ka soo baxay dowlada Kenya ayaa ah mid farxad gelinaya
dadka qoxootiga ah ee kujira xeryaha kuyaala gobolka waqooyi bari ee
Kenya kuwaasi oo ka walacsanaa go,aankii dhawaan ay ku dhawaaqday
dowlada Kenya oo ahaa in mudo sedex bilood gudohooda lagu xiro xeryaha
dhahaab ee Kenya.

Madaxweyne kuxigeenka dalka Kenya William Ruto ayaa horey u sheegey
in qoxootiga laga rarayo dhaman xeryaha kuyaal Kenya taasi oo dhalisay
buuq badan iyo walac ay daba socdeen dadaalo iyo kulamo dhexmaray
madaxda Soomaliya ,Kenya iyo hay,ada QM u qaabilsan qoxootiga aduunka
ee UNHCR si looga dhaadhicyo xukumada Kenya in ay go,aankaasi ka
laabato.

Related posts

SoDMA & WFP oo kala saxiixday heshiis lagu xoojinayo u diyaar garowga Musiibooyinka

SoDMA & WFP oo kala saxiixday heshiis lagu xoojinayo u diyaar garowga Musiibooyinka

September 24, 2026
π‘―π’π’ˆπ’ˆπ’‚π’‚π’π’Œπ’‚ π‘Ώπ’Šπ’”π’ƒπ’Šπ’ˆπ’‚ π‘Έπ’Šπ’Šπ’Žπ’ 𝑸𝒂𝒓𝒂𝒏 𝒐𝒐 π’Œπ’– π’…π’‰π’‚π’˜π’‚π’‚π’’π’‚π’š π‘»π’‚π’‚π’ˆπ’†π’†π’“π’‚π’…π’‚ 𝑴𝒖𝒔𝒉𝒂𝒓𝒓𝒂𝒙 π‘³π’Šπ’Šπ’ƒπ’‚π’‚π’ π‘¨π’™π’Žπ’†π’… 𝑿𝒂𝒔𝒂𝒏 π’Šπ’šπ’ 𝑱𝑺𝑷

Sababaha kenay go,aankaasi deg dega ahaa ayaa lala xiriirinaya
weerarkii dad badan lagu laayyay ee ka dhacay jaamcad magaalada
gaarisa ee xaruunta gobolka waqooyi bari ee Kenya taasi oo kentay in
dowldu ay u qabato QM raritaanka qoxootiga xeryaha dhahaab mudo xedex
bilood gudahooda.

Wargeyska The Standard ee ka soo baxa Kenya oo soo xiganaya Saraakiil
KAtirsan dowlada Kenya ayaa .sheegey in mas,uuliyiin katirsan dowladu
ay sheegeen in aaney qasbi doonin dadka qoxootiga ah balse iyaga
shaqsi ahaantooda ay u laabandoonaan.

Gudoomiyaha gudiga arimaha qoxootriga u qabilsan doqwlada Kenya Cali
Bunow qorane oo kusugan magaalada Nairoobe ayaa xaqiijiyaay in kutala
galkoodu uusan ahayn in dadkaasi si qasab ah gaadiid loogu daabulo,
anaga go,aankeynu ma ahaan kaasi inkastoo naga go,antahay in xeryaha
la xiro gebi ahaan hadana ma qasbidoono dadkaasi qoxootiga ah ”
Sidaasina waxaa yiri gudoomiyaha gudiga qoxootiga Kenya.

Hay,adaha caalamig ah ayaa ugu baaqay dowlada Kenya in ay xushmeyso
xeerarka caalamiga ah ee qoxootiga aduunak” talaabooyinka dadkaasi
lagu rarayo waxaay hadgudub ku noqonkartaa sharciga caalamiga ah ee la
aqoonsaday 1951″” Sidaasina waxaa aamainsan hay,adajha QM midoobey ee
dhanka bani,aadanimada iyo qoxootiga.

Wararkani ayaa ka soo baxay kulan ay isugu yimaadeen hay,adaha
caalamig aha , ururad bulshada Kenya iyo saraakiil kaasi oo looga
hdalayya arimaha qoxootiag,

Kenya waxa kunool 336,000 oo soomali qoxooti ah dhahaa waa xeryaha
ugu balaaran ee qoxootiga aduunak”” Sidaasina waxaa sheegey
saraakiil katirsan dowlada Kenya .

Previous Post

Maxkamadda darajada koowaad ee ciidamada qalabka sida oo xukunno kala duwan riday

Next Post

Safarkii Madaxweynaha Soomaaliya iyo Madaxweynayaasha Maamulada Jubbaland iyo Koonfur-galbeed “SAWIRRO”

Next Post
Safarkii Madaxweynaha Soomaaliya iyo Madaxweynayaasha Maamulada Jubbaland iyo Koonfur-galbeed “SAWIRRO”

Safarkii Madaxweynaha Soomaaliya iyo Madaxweynayaasha Maamulada Jubbaland iyo Koonfur-galbeed "SAWIRRO"

SoDMA & WFP oo kala saxiixday heshiis lagu xoojinayo u diyaar garowga Musiibooyinka

SoDMA & WFP oo kala saxiixday heshiis lagu xoojinayo u diyaar garowga Musiibooyinka

September 24, 2026
0

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, iyo Madaxa Hay’adda Cunnada Adduunka ee Qaramada Midoobay (WFP) Soomaaliya,...

π‘―π’π’ˆπ’ˆπ’‚π’‚π’π’Œπ’‚ π‘Ώπ’Šπ’”π’ƒπ’Šπ’ˆπ’‚ π‘Έπ’Šπ’Šπ’Žπ’ 𝑸𝒂𝒓𝒂𝒏 𝒐𝒐 π’Œπ’– π’…π’‰π’‚π’˜π’‚π’‚π’’π’‚π’š π‘»π’‚π’‚π’ˆπ’†π’†π’“π’‚π’…π’‚ 𝑴𝒖𝒔𝒉𝒂𝒓𝒓𝒂𝒙 π‘³π’Šπ’Šπ’ƒπ’‚π’‚π’ π‘¨π’™π’Žπ’†π’… 𝑿𝒂𝒔𝒂𝒏 π’Šπ’šπ’ 𝑱𝑺𝑷

π‘―π’π’ˆπ’ˆπ’‚π’‚π’π’Œπ’‚ π‘Ώπ’Šπ’”π’ƒπ’Šπ’ˆπ’‚ π‘Έπ’Šπ’Šπ’Žπ’ 𝑸𝒂𝒓𝒂𝒏 𝒐𝒐 π’Œπ’– π’…π’‰π’‚π’˜π’‚π’‚π’’π’‚π’š π‘»π’‚π’‚π’ˆπ’†π’†π’“π’‚π’…π’‚ 𝑴𝒖𝒔𝒉𝒂𝒓𝒓𝒂𝒙 π‘³π’Šπ’Šπ’ƒπ’‚π’‚π’ π‘¨π’™π’Žπ’†π’… 𝑿𝒂𝒔𝒂𝒏 π’Šπ’šπ’ 𝑱𝑺𝑷

September 24, 2026
0

Hoggaanka sare ee Xisbiga Qiimo Qaran ayaa si rasmi ah u shaaciyey go’aankiisa ku aaddan doorashada ku-celiska ah ee Galmudug,...

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KULAN DOCEED LA QAATAY DHAXAL-SUGAHA KUWAIT

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KULAN DOCEED LA QAATAY DHAXAL-SUGAHA KUWAIT

September 23, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa kulan doceed barbar socday meertada 81-aad ee shir madaxeedka Golaha Guud...

Madaxweynaha JFS oo kulan miro-dhal ah la qaatay Kaaliyaha Xoghayaha Arrimaha Dibadda ee Mareykanka

Madaxweynaha JFS oo kulan miro-dhal ah la qaatay Kaaliyaha Xoghayaha Arrimaha Dibadda ee Mareykanka

September 23, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa magaalada New York, kulan doceed miro-dhal ah kula yeeshay Kaaliyaha Xoghayaha...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

Β© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

Β© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In