Saturday, October 3, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Khasaare Alshabaab ka soo gaaray duqeyn ka dhacday Jubada hoose

caqiil by caqiil
8 years ago
in Wararka
0
Khasaare Alshabaab ka soo gaaray duqeyn ka dhacday Jubada hoose
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

War ka soo baxay howlgalka Mareykanka ee qaaradda Afrika ee AFRICOM ayaa sheegay in ayagoo kaashanaya ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed in ay fuliyeen weerar dhanka cirka ah oo lagu qaaday maleeshiyaad ka tirsan Alshabaab oo ku sugnaa deegaanka Araare ee gobolka Jubada hoose.

Weerarka oo dhacay sadexdii bishan ayaa lagu diley afar kamid ah maleeshiyaadka Alshabaab, waxaana ay xuseen in aysan jirin khasaare soo gaaray shacabka ku nool goobka uu ka dhacay weerarka.

Related posts

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo kulan la qaatay dhiggiisa dalka Kenya

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo kulan la qaatay dhiggiisa dalka Kenya

October 3, 2026
Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qeybgalaya Madasha Al-Calamayn Forum

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qeybgalaya Madasha Al-Calamayn Forum

October 2, 2026

Duqeynta lagu beegsaday Alshabaab ayaa ka dambeeyay markii sida la sheegay dhaq dhaqaaq ay ka dareemeen deegaanka xilli ciidanka xoogga dalka Soomaaliya halkaas ay ka wadeen roondo.

Warka ayaa sidoo kale, lagu xusay in Mareykanka uu sii wadi doonaan dhammaan talaabooyinka lagu difaacayo muwaadiniinta Mareykanka isla markaana awoodooda lagu wiiqayo Alshabaab, iyadoo lala shaqeynayo AMISOM, ciidanka xoogga dalka Soomaliya iyo howlgalada la dagaalanka argagaxisada.

Previous Post

Duqa Muqdisho oo amray in laga guuro xaruntii wasaaradda Arrimaha gudaha +Sawirro

Next Post

Guddoomiyaha golaha shacabka oo la kulmay saraakiil QM ka tirsan +Sawirro

Next Post
Guddoomiyaha golaha shacabka oo la kulmay saraakiil QM ka tirsan +Sawirro

Guddoomiyaha golaha shacabka oo la kulmay saraakiil QM ka tirsan +Sawirro

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo kulan la qaatay dhiggiisa dalka Kenya

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo kulan la qaatay dhiggiisa dalka Kenya

October 3, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac) ayaa Magaalada Arusha ee Dalka Tanzania kulan...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qeybgalaya Madasha Al-Calamayn Forum

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qeybgalaya Madasha Al-Calamayn Forum

October 2, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi ballaaran ayaa gaaray magaalada Al-Calamayn ee Jamhuuriyadda Carabta ee Masar....

Wasaaradda Gaadiidka Badda Galmudug oo Hawlgal Kormeer iyo Ilaalin Badeed ka Samaysay Biyaha Galmudug

Wasaaradda Gaadiidka Badda Galmudug oo Hawlgal Kormeer iyo Ilaalin Badeed ka Samaysay Biyaha Galmudug

October 2, 2026
0

Wasaaradda Dekedaha iyo Gaadiidka Badda Dowladda Galmudug, oo kaashanaysa Ciidanka Difaaca Badda iyo Ilaalada Xeebaha Soomaaliya, ayaa hawlgal kormeer iyo...

Danjiraha dalka Austria oo Booqasho ku timid xarunta Safaaradda Soomaaliya

Danjiraha dalka Austria oo Booqasho ku timid xarunta Safaaradda Soomaaliya

October 1, 2026
0

Danjiraha Jamhuuriyadda Austria u qaabilsan Kenya una magacaaban dalka Soomaaliya, Marwa Dr. Simone Knapp, ayaa booqasho ku timid Xarunta Safaaradda...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In