Sunday, May 10, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Kismaayo iyo Baydhabo oo lagu soo gabagabeeyay wajigii 1aad doorashada Aqalka hoose

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
10 years ago
in Wararka
0
DAAWO SAWIRRADA:- Doorashada Xildhibaannada Golaha Shacabka Ee Baydhabo Ka Bilaabatay
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Doorashada xubnaha Aqalka hoose ee Baralamanka Soomaaliya u matalaya Dowlad goboleedyada Koofur-galbeed Jubba-landa ee ka socotay Baydhabo iyo kismaayo qaybteedii 1aad ayaa la soo gabagabeeyay.

Magaalada Baydhabo oo maanta lagu doortay Illaa 7- xildhibaan oo xubnaha aqalka hoose u matalaya maamul goboleedka Koonfur /galbeed waxaa ka mid ah, Max’ed . Cismaan.Sh.Jawaari,Fowsiya Max’ed Sheekh, Ibraahim isaaq Yaroow,Daahir Cabdi(Dr.GO), Shariif Max’ed Cabdalla,C/wahaab ugaas iyo C/qaadir Shariif.

Related posts

Musharrax Aadan Madoobe iyo mas’uuliyiin kale oo ka codeeyay Baydhaba

Musharrax Aadan Madoobe iyo mas’uuliyiin kale oo ka codeeyay Baydhaba

May 10, 2026
Shacabka deegaannada Koonfur Galbeed oo saakay u dareeray doorashooyinka qof iyo codka ah

Shacabka deegaannada Koonfur Galbeed oo saakay u dareeray doorashooyinka qof iyo codka ah

May 10, 2026

Dhanka kale Magaalada Kismaayo wararka ka imaanaya ayaa sheegaya in saddex dumar ah ay ka mid ahaayeen doorashadii aqalka hoose ee Baarlamaanka Soomaaliya ee qeybteeda 1-aad maanta lagu qabtay halkaas.

Maryan Aweys Jaamac, Luul Cabdi iyo Xamza Sheekh Xuseen ayaa ka guuleystay xubnihii kale ee la tartamayey, iyadoo Doorashadaan loogu baratamayo xubinnimada Aqalka Hoose ay horay ugu soo baxeen Xildhibaanada kala ah Cabdirashiid Maxamed Xiddig oo hadda ah Wasiiru dowlaha Wasaaradda Arimaha gudaha iyo Federaalka Xukuumadda Soomaaliya, Eng. C/casiis C/llaahi Yuusuf, Cismaan Libaax iyo C/llaahi Yuusuf Alankey.

Waxaa si dar dar leh uga socda Xarumaha maamul goboleedyada dalka doorashada aqalka hoose ee dalka, doorashada saddexda dumarka ahna waxay ifafaale wanaagsan u tahay in Haweenka Soomaaliyeed ay ku guulaysan doonaan hanashada Qoondada boqolkiiba Soddanka ah ee looga qorsheeyay labada aqal ee Baarlamaanka Federaalka ee dalku uu yeelanayo.

Previous Post

DAAWO SAWIRRADA:- Doorashada Xildhibaannada Golaha Shacabka Ee Baydhabo Ka Bilaabatay

Next Post

Taxanaha Taariikhda Doorashooyinka Soomaaliya 1959-2012 “Qeybta 9aad” Akhriso+Dhageyso

Next Post
Taxanaha Taariikhda Doorashooyinka Soomaaliya 1959-2012 “Qeybta 8aad” Akhriso+Dhageyso

Taxanaha Taariikhda Doorashooyinka Soomaaliya 1959-2012 “Qeybta 9aad” Akhriso+Dhageyso

PRESS RELEASE;Federal Government Reaffirms Right to Peaceful Assembly and Warns Against Violent Political Mobilization

PRESS RELEASE;Federal Government Reaffirms Right to Peaceful Assembly and Warns Against Violent Political Mobilization

May 10, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-The Federal Government of Somalia reaffirms its full respect for the constitutional rights of citizens to peaceful assembly, expression,...

Musharrax Aadan Madoobe iyo mas’uuliyiin kale oo ka codeeyay Baydhaba

Musharrax Aadan Madoobe iyo mas’uuliyiin kale oo ka codeeyay Baydhaba

May 10, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Musharrax Madaxweyne, ahna Guddoomiyaha Golaha Shacabka Sheekh Aadan Madoobe, xildhibaanno iyo wasiirro ka tirsan XFS ayaa ka codeeyay magaalada...

Shacabka deegaannada Koonfur Galbeed oo saakay u dareeray doorashooyinka qof iyo codka ah

Shacabka deegaannada Koonfur Galbeed oo saakay u dareeray doorashooyinka qof iyo codka ah

May 10, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Shacabweynaha deegaannada Koonfur Galbeed waxaa si rasmi ah saakay uga bilowday doorashooyinka isku sidkan ee Golaha Wakiillada iyo Golaha...

DAAWO SAWIRRO:-Diyaar garowga doorashooyinka qof iyo cod ee gobolka Bakool

DAAWO SAWIRRO:-Diyaar garowga doorashooyinka qof iyo cod ee gobolka Bakool

May 10, 2026
0

RADIO MUQDISHO(BAKOOL):-Shacabka deegaannada Koonfur Galbeed ayaa saaka u dareeray goobaha codbixinta loo asteeyay, si ay uga qayb galaan doorashada golayaasha...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In