Thursday, January 22, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Ciyaaraha

Kooxaha Atletico Madrid iyo Sevilla oo Badiyay

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
11 years ago
in Ciyaaraha
0
Kooxaha Atletico Madrid iyo Sevilla oo Badiyay
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Kooxda Cordoba ayaa waxaa garoonkeeda Estadio El Arcángel 0-2 uga badiyay kooxda Atletico Maddrid.

Kooxda Atletico Madrid ayaa waxaa qeybtii hore ee ciyaarta labada gool u kala dhaliyay ciyaaryahanada kala ah Antoine Griezmann iyo Saul Niguez.

Related posts

Madaxweyne ku-xigeenka Galmudug oo daahfuray koobka degmooyinka Galmudug “SAWIRRO”

Madaxweyne ku-xigeenka Galmudug oo daahfuray koobka degmooyinka Galmudug “SAWIRRO”

June 5, 2023
Cayaartooyda Xulka Qaranka Dalkeenna oo baaritaan lagu xaqiijinayo da’dooda ku maraya Ethiopia

Cayaartooyda Xulka Qaranka Dalkeenna oo baaritaan lagu xaqiijinayo da’dooda ku maraya Ethiopia

April 14, 2023

Kooxda Atletico Madrid ayaa kaalinta sedaxaad uga jirto kala horeynta horyaalka Spain ee La Liga,waxana ay leedahay 62-dhibcood,halka kooxda ay ugu hooseyso horyaalka Spain.

Kooxda Sevilla ayaa garoonkeeda Estadio R. Sanchez Pizjuan 2-0 uga badisay kooxda Athletic Bilbao.

Kooxda Sevilla ayaa waxaa qeybtii hore ee ciyaarta labada gool u kala dhaliyay ciyaaryahanada kala ah Aleix Vidal iyo Carlos Bacca.

Kooxda Sevilla ayaa kala horeynta horyaalka Spain ee La Liga uga jirto kaalinta shanaad,waxana ay leedahay 58-dhibcood,halka kooxda Athletic Bilbao ay horyaalka uga jirto kaalinta sideedaad,iyadoo leh 39-dhibcood.

Previous Post

Wasiirka Arrimaha Dibadda oo ku qaabilay Xafiiskiisa Sii-hayaha Safaaradda Uganda ee Soomaaliya “Sawirro”

Next Post

Xafladii xuska TVga Qaranka oo soo gabagaboowday iyo wakaalada Wararka Soomaaliyeed ee SONNA oo la howlgaliyay{SAWIRRO}

Next Post
Xafladii xuska TVga Qaranka oo soo gabagaboowday iyo wakaalada Wararka Soomaaliyeed ee SONNA oo la howlgaliyay{SAWIRRO}

Xafladii xuska TVga Qaranka oo soo gabagaboowday iyo wakaalada Wararka Soomaaliyeed ee SONNA oo la howlgaliyay{SAWIRRO}

Wasiirka Ganacsiga XFS oo kulan mira-dhal ah la qaatay Ganacsato

Wasiirka Ganacsiga XFS oo kulan mira-dhal ah la qaatay Ganacsato

January 21, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha Dowladda Federaalka Soomaliya, Mudane Jamal Maxamed Xasan ayaa maanta kulan la yeeshay xubno ka tirsan...

Somalia Ratifies the IGAD Treaty

Somalia Ratifies the IGAD Treaty

January 21, 2026
0

The Federal Republic of Somalia is pleased to announce the ratification of the new Intergovernmental Authority on Development (IGAD) Treaty,...

Xukuumadda Soomaaliya oo waraaqadaha dal ku galka kala noqotay Danjirihii la ceyriyay

Soomaaliya oo Ansixisay Heshiiska Urur-Goboleedka IGAD

January 21, 2026
0

Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxay si rasmi ah u ansixisay Heshiiska Urur-Goboleedka IGAD, iyadoo noqotay dowladdii shanaad ee ansixisa, taas oo...

Iskaashiga Diblomaasiyadeed ee Soomaaliya iyo Shiinaha oo sii xoogaysanaya

Somalia Thanks China for Continued Support and Strong Bilateral Cooperation

January 21, 2026
0

The Ministry of Foreign Affairs and International Cooperation of the Federal Republic of Somalia, led by H.E. Abdisalam Ali ,...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In