Saturday, October 10, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Ciyaaraha

Kooxaha Everton,Napoli iyo Sevilla oo Guulo Ka Gaaray Lugtii Koowaad ee Koobka Europa League-ga ”SAWIRRO”

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
12 years ago
in Ciyaaraha
0
Kooxaha Everton,Napoli iyo Sevilla oo Guulo Ka Gaaray Lugtii Koowaad ee Koobka Europa League-ga ”SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Kooxda Everton ee dalka ingiriiska ayaa lugtii koowaad ee koobka Europa League-ga garoonkeeda Goodison Park 2-1 uga badisay kooxda Dynamo Kyiv ee dalka Ukraine.

Kooxda Dynamo Kyiv ayaa goolka la hor martay,waxaana daqiiqadii 14-aad ee ciyaarta u dhaliyay ciyaaryahan Oleg Gusev.

Related posts

Madaxweyne ku-xigeenka Galmudug oo daahfuray koobka degmooyinka Galmudug “SAWIRRO”

Madaxweyne ku-xigeenka Galmudug oo daahfuray koobka degmooyinka Galmudug “SAWIRRO”

June 5, 2023
Cayaartooyda Xulka Qaranka Dalkeenna oo baaritaan lagu xaqiijinayo da’dooda ku maraya Ethiopia

Cayaartooyda Xulka Qaranka Dalkeenna oo baaritaan lagu xaqiijinayo da’dooda ku maraya Ethiopia

April 14, 2023

Oleg goolOleg cele

Ciyaaryahan Steven Naismith ayaa dhamaadkii qeybtii hore ee ciyaarta gool bareejo ah u dhaliyay kooxda Everton,sidasi ayaana lagu kala nastay qeybtii hore ee ciyaarta.

Steve goolSte cele

Ciyaaryahan Romelu Lukaku ayaa daqiiqadii 82-aad ee ciyaarta goolka guusha oo rigoore ahaa u dhaliyay kooxda Everton.

Luka penLuk cele

Kooxda Fiorentina ayaa lugtii koowaad ee koobka Europa League-ga garoonkeeda Stadio Artemio Franchi barbardhac 1-1ah kula gashay kooxda Roma oo ay ka wada ciyaaraan horyaalka talyaaniga.

Kooxda Fiorentina ayaa goolka la hor martay,waxaana daqiiqadii 17-aad ee ciyaarta u dhaliyay ciyaaryahan Josip Ilicic,sidasi ayaana lagu kala nastay qeybtii hore ee ciyaarta.

Ciyaaryahan Seydou Keita ayaa daqiiqadii 77-aad ee ciyaarta goolka bareejada u dhaliyay kooxda Roma.

Kooxda Napoli ee dalka talyaaniga ayaa lugtii koowaad ee koobka Europa League-ga garoonkeeda Stadio San Paolo 3-1 uga badisay kooxda Dinamo Moscow ee dalka ruushka.

Kooxda Dinamo Moscow ayaa goolka la hor martay,waxaana daqiiqadii labaad ee ciyaarta u dhaliyay ciyaaryahan Kevin Kuranyi.

Ciyaaryahan Gonzalo Higuain ayaa labo gool oo deg deg ah mid ka mid ahna uu rigoore ahaa u dhaliyay kooxda Napoli,sidasi ayaana lagu kala nastay qeybtii hore ee ciyaarta.

Ciyaaryahan Gonzalo Higuain ayaa bilowgii qeybtii danbe ee ciyaarta goolka sedaxaad u dhaliyay kooxda Napoli.

Kooxda Villarreal ayaa waxaa lugtii koowaad ee koobka Europa League-ga garoonkeeda Estadio El Madrigal 3-1 uga badiyay kooxda Sevilla oo ay ka wada ciyaaraan horyaalka Spain ee La Liga.

Kooxda Sevilla ayaa qeybtii hore ee ciyaarta dhalisay labo gool,waxaana u kala dhaliyay ciyaaryahanada kala ah Vitolo iyo Stephane M’Bia,sidasi ayaana lagu kala nastay qeybtii hore ee ciyaarta.

Ciyaaryahan Kevin Gameiro ayaa bilowgii qeybtii danbe ee ciyaarta goolka sedaxaad u dhaliyay kooxda Sevilla.

Kooxahan ayaa khamiista soo socoto ciyaari doono lugta labaad ee koobka Europa League-ga.

Previous Post

Kooxaha Wolfsburg,Zenit,Dnipro iyo Club Brugge oo Guulo Ka Gaaray Lugtii Koowad ee Europa League-ga ”SAWIRRO”

Next Post

Sawirro Madaxweynaha oo gaaray magaalada Sharm Il Sheikh

Next Post
Sawirro Madaxweynaha oo gaaray magaalada Sharm Il Sheikh

Sawirro Madaxweynaha oo gaaray magaalada Sharm Il Sheikh

Wasiirka Caddaaladda XFS oo la kulmay dhiggiisa dalka Turkiga

Wasiirka Caddaaladda XFS oo la kulmay dhiggiisa dalka Turkiga

October 10, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasiirka Wasaaradda Caddaaladda iyo Arrimaha Dastuurka Xukuumadda JFS Mudane Xasan Macallin Maxamuud oo Magaalada Istanbuul ee dalka Turkiga u...

Dowladda Soomaaliya oo cambaaraysay weerarka lagu qaaday xarunta korontada ee Masjidka Nabiga (NNKH) ee Magaalada Madiina

DFS oo cambaaraysay weerar lagu qaaday garoomo ku yaalla dalka Sacuudiga

October 10, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxay si xooggan u cambaareyneysaa weerarrada ay kooxda Xuutiyiintu ku qaadeen Garoonka Diyaaradaha Caalamiga ah ee...

𝐊𝐮𝐥𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐆𝐨𝐥𝐚𝐡𝐚 𝐖𝐚𝐬𝐢𝐢𝐫𝐫𝐚𝐝𝐚 𝐗𝐮𝐤𝐮𝐮𝐦𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐃𝐚𝐧𝐐𝐚𝐫𝐚𝐧 𝐨𝐨 𝐥𝐨𝐨𝐠𝐚 𝐡𝐚𝐝𝐥𝐚𝐲 𝐱𝐚𝐚𝐥𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐠𝐮𝐮𝐝 𝐞𝐞 𝐝𝐚𝐥𝐤𝐚

𝐊𝐮𝐥𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐆𝐨𝐥𝐚𝐡𝐚 𝐖𝐚𝐬𝐢𝐢𝐫𝐫𝐚𝐝𝐚 𝐗𝐮𝐤𝐮𝐮𝐦𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐃𝐚𝐧𝐐𝐚𝐫𝐚𝐧 𝐨𝐨 𝐥𝐨𝐨𝐠𝐚 𝐡𝐚𝐝𝐥𝐚𝐲 𝐱𝐚𝐚𝐥𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐠𝐮𝐮𝐝 𝐞𝐞 𝐝𝐚𝐥𝐤𝐚

October 8, 2026
0

Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, oo maanta yeeshay kulankooda toddobaadlaha ah, ayaa lagu soo bandhigay warbixinno kala duwan oo...

𝐑𝐚’𝐢𝐢𝐬𝐮𝐥 𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐞 𝐗𝐚𝐦𝐬𝐚: 𝐌𝐚𝐚𝐧𝐭𝐚 𝐒𝐨𝐨𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐚 𝐰𝐚𝐱𝐚 𝐚𝐲 𝐝𝐢𝐲𝐚𝐚𝐫 𝐮 𝐭𝐚𝐡𝐚𝐲 𝐢𝐧 𝐚𝐲 𝐟𝐮𝐫𝐭𝐨 𝐚𝐥𝐛𝐚𝐚𝐛𝐚𝐝𝐚 𝐦𝐚𝐚𝐥𝐠𝐚𝐬𝐡𝐢 𝐞𝐞 𝐝𝐮𝐧𝐢𝐝𝐮 𝐮 𝐛𝐚𝐚𝐡𝐚𝐧𝐭𝐚𝐡𝐚𝐲

𝐑𝐚’𝐢𝐢𝐬𝐮𝐥 𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐞 𝐗𝐚𝐦𝐬𝐚: 𝐌𝐚𝐚𝐧𝐭𝐚 𝐒𝐨𝐨𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐚 𝐰𝐚𝐱𝐚 𝐚𝐲 𝐝𝐢𝐲𝐚𝐚𝐫 𝐮 𝐭𝐚𝐡𝐚𝐲 𝐢𝐧 𝐚𝐲 𝐟𝐮𝐫𝐭𝐨 𝐚𝐥𝐛𝐚𝐚𝐛𝐚𝐝𝐚 𝐦𝐚𝐚𝐥𝐠𝐚𝐬𝐡𝐢 𝐞𝐞 𝐝𝐮𝐧𝐢𝐝𝐮 𝐮 𝐛𝐚𝐚𝐡𝐚𝐧𝐭𝐚𝐡𝐚𝐲

October 6, 2026
0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa galabta ka qeyb-galay xiritaanka Madasha Ganacsiga Soomaaliya iyo Midowga...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In