Saturday, October 17, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Ciyaaraha

Kooxaha Liverpool iyo Tottenham oo u Soo Baxay Semi-finalka koobka Capital One “SAWIRRO”

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
12 years ago
in Ciyaaraha
0
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Kooxda Tottenham ayaa u soo baxday Semi-finalka koobka Capital One,ka dib markii ay garoonkeeda White Hart Line 4-0 uga badisay kooxda Newcastle United.

Kooxda Tottenham ayaa goolka la hor martay,waxaana daqiiqadii 18-aad ee ciyaarta u dhaliyay ciyaaryahan Nabil Bentaleb,sidasi ayaana lagu kala nastay qeybtii hore ee ciyaarta.

Related posts

Madaxweyne ku-xigeenka Galmudug oo daahfuray koobka degmooyinka Galmudug “SAWIRRO”

Madaxweyne ku-xigeenka Galmudug oo daahfuray koobka degmooyinka Galmudug “SAWIRRO”

June 5, 2023
Cayaartooyda Xulka Qaranka Dalkeenna oo baaritaan lagu xaqiijinayo da’dooda ku maraya Ethiopia

Cayaartooyda Xulka Qaranka Dalkeenna oo baaritaan lagu xaqiijinayo da’dooda ku maraya Ethiopia

April 14, 2023

Nabil goolNabiilNabiil goolNabil celeeNabiil goool

Ciyaaryahan Nacer Chadli ayaa bilowgii qeybtii labaad ee ciyaarta goolka labaad u dhaliyay kooxda Tottenham.

Nacer celee

Ciyaaryahan Harry Kane ayaa daqiiqadii 63-aad ee ciyaarta goolka sedaxaad u dhaliyay kooxda Tottenham.

Kane goolKane celee

Ciyaaryahan Roberto Soldado oo bedel ku soo galay ciyaarta ayaa daqiiqadii 70-aad ee ciyaarta goolka afaraad u dhaliyay kooxda Tottenham.

Soldadoo goolSoldado goolSoldado celee

Kooxda AFC Bournemouth ayaa waxaa garoonkeeda Don Valley Stadium 1-3 uga badiyay kooxda Liverpool.

Kooxda Liverpool ayaa goolka la hor martay,waxaana daqiiqadii 20-aad ee ciyaarta u dhaliyay ciyaaryahan Raheem Sterling.

goolSter goolS goolSt celeeSte celee

Ciyaaryahan Lazar Markovic ayaa daqiiqadii 27-aad ee ciyaarta goolka labaad u dhaliyay kooxda Liverpool,sidasi ayaana lagu kala nastay qeybtii hore ee ciyaarta.

Lazar goolLazar gooolLazar celee

Ciyaaryahan Raheem Sterling ayaa bilowgii qeybtii labaad ee ciyaarta goolka sedaxaad u dhaliyay kooxda Liverpool,waxana uu ahaa goolkiisii labaad ee ciyaarta.

Rahe goolRahe celee

Ciyaaryahan Dan Gosling ayaa daqiiqadii 57-aad ee ciyaarta goolka u dhaliyay kooxda AFC Bournemouth.

Dan gool Dan goool

Kooxda Liverpool ayaa u soo baxday Semi-finalka koobka Capital One.

Previous Post

Gudoomiyaha Gobolka Banaadir iyo shacabka soomaliyeed oo dhaweeyey Magacaabista Raisul wasaaraha Cusub

Next Post

Kooxda San Lorenzo oo Finalka Koobka Fifa Club World Cup La Ciyaari Doonto Kooxda Real Madrid “Sawirro”

Next Post

Kooxda San Lorenzo oo Finalka Koobka Fifa Club World Cup La Ciyaari Doonto Kooxda Real Madrid “Sawirro”

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Tababar socon doona muddo 21 maalmood ah ayaa magaalada Jinhua ee gobolka Zhejiang, Jamhuuriyadda Shacabka Shiinaha, uga furmay 27...

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kormeer shaqo ku tagay markabka Çağrı Bey, oo ku sugan...

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

October 15, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa caawa booqday bandhigga ganacsiga ee Som...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In