Sunday, August 23, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Ciyaaraha

Kooxaha Southampton iyo Aston Villa oo Guulo Gaaray “SAWIRRO”

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
11 years ago
in Ciyaaraha
0
Kooxaha Southampton iyo Aston Villa oo Guulo Gaaray “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Kooxda Southampton ayaa garoonkeeda St. Mary’s Stadium 1-0 uga badisay kooxda Crystal Palace.

Kooxda Southampton oo tartan ugu jirto kamid noqoshada afarta kooxood ee ugu sareeya horyaalka ingiriiska ayaana badin shantii kulan ee ugu dambeysay horyaalka ingiriiska.

Related posts

Madaxweyne ku-xigeenka Galmudug oo daahfuray koobka degmooyinka Galmudug “SAWIRRO”

Madaxweyne ku-xigeenka Galmudug oo daahfuray koobka degmooyinka Galmudug “SAWIRRO”

June 5, 2023
Cayaartooyda Xulka Qaranka Dalkeenna oo baaritaan lagu xaqiijinayo da’dooda ku maraya Ethiopia

Cayaartooyda Xulka Qaranka Dalkeenna oo baaritaan lagu xaqiijinayo da’dooda ku maraya Ethiopia

April 14, 2023

Ciyaaryahan Sadio Mane ayaa daqiiqadii 83-aad ee ciyaarta goolka guusha u dhaliyay kooxda Southampton.

Mane goolMane cele

Kooxda Southampton ayaa kala horeynta horyaalka ingiriiska ka soo gashay kaalinta shanaad,waxana ay leedahay 49-dhibcood,halka kooxda Crystal Palace ay horyaalka uga jirto kaalinta 12-aad,iyadoo leh 30-dhibcood.

Kooxda Aston Villa ayaa garoonkeeda Villa Park 2-1 uga badisay kooxda West Bromwich Albion.

Kooxda Aston Villa ayaa goolka la hor martay,waxaana daqiiqadii 23-aad ee ciyaarta u dhaliyay ciyaaryahan Gabriel Agbonlahor,sidasi ayaana lagu kala nastay qeybtii hore ee ciyaarta.

Agba goolAgba cele

Ciyaaryahan Saido Berahino ayaa daqiiqadii 67-aad ee ciyaarta goolka bareejada u dhaliyay kooxda West Bromwich Albion.

Saido goolSaido celeeeSaido cele

Ciyaaryahan Christian Benteke ayaa dhamaadkii ciyaarta goolka guusha oo rigoore ahaa u dhaliyay kooxda Aston Villa.

Ben pen

Tababaraha cusub ee koxda Aston Villa Tim Sherwood ayaa aad ugu farxay guushiisii u horeysay ee uu la gaaro kooxda.

Tim cele Timcelee

Kooxda Aston Villa ayaa heshay guusheedii ugu horeysay ee horyaalka ingiriiska oo ay gaarto ilaa bishii 7-dii bishii December ee sanadkii dhamaaday ee 2014.

Kooxda Aston Villa ayaa ka soo baxday kaalimaha ugu hooseeya ee horyaalka ingiriiska,waxana ay soo gashay kaalinta 17-aad,iyadoo leh 25-dhibcood,halka kooxda West Brom ay horyaalka uga jirto kaalinta 13-aad,iyadoo leh 30-dhibcood.

Kooxda Hull City ayaa garoonkeeda KC Stadium barbardhac 1-1 ah kula gashay kooxda Sunderland.

Kooxda Hull City ayaa goolka la hor martay,waxaana daqiiqadii 15-aad ee ciyaarta u dhaliyay ciyaaryahan Dame N’Doye.

Dame goolDame cele Dame celee Dame celeeeDam cele

Garsoorihii ciyaarta Mike Dean ayaa kaarka casaanka ah u taagay oo tarabuunka saaray tababaraha kooxda Sunderland,ka dib markii uu u fakaday tababaraha kooxda Hull City Steve Bruce dhamaadkii qeybtii hore ee ciyaarta.

Gus out Poyet poyettout outt poyet

Ciyaaryahan Jack Rodwell ayaa daqiiqadii 77-aad ee ciyaarta goolka bareejada u dhaliyay kooxda Sunderland.

Jack goolJack celeGus celeSun cele

Kooxda Hull City ayaa kala horeynta horyaalka ingiriiska uga jirto kaalinta 15-aad,waxana ay leedahay 27-dhibcood,halka kooxda Sunderland ay horyaalka uga jirto kaalinta 16-aad,iyadoo leh 26-dhibcood.

Previous Post

Dhageyso barnaamijka Bandhigga Wareysiyada ee Radio Muqdisho

Next Post

Gudoomiyaha La-dagalanka Qaadka Abuukar Cawaale oo lagu soo dhaweeyay Boosaaso (Sawirro)

Next Post
Gudoomiyaha La-dagalanka Qaadka Abuukar Cawaale oo lagu soo dhaweeyay Boosaaso (Sawirro)

Gudoomiyaha La-dagalanka Qaadka Abuukar Cawaale oo lagu soo dhaweeyay Boosaaso (Sawirro)

Tababar heer sare ah oo la xiriira baarista dambiyada oo lagu qabtay Muqdisho

Tababar heer sare ah oo la xiriira baarista dambiyada oo lagu qabtay Muqdisho

August 22, 2026
0

Tababar heer sare ah oo ku saabsan baarista dambiyada iyo goobaha ay ka dhacaan ayaa loo soo xiray saraakiil iyo...

𝐑𝐚’𝐢𝐢𝐬𝐮𝐥 𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐞 𝐗𝐚𝐦𝐬𝐚 𝐨𝐨 𝐆𝐮𝐝𝐝𝐨𝐨𝐦𝐢𝐲𝐞𝐲 𝐤𝐮𝐥𝐚𝐧𝐤𝐚  𝐆𝐮𝐝𝐝𝐢𝐠𝐚 𝐐𝐚𝐫𝐚𝐧 𝐞𝐞 𝐌𝐚𝐚𝐫𝐞𝐲𝐧𝐭𝐚 𝐊𝐡𝐚𝐭𝐚𝐫𝐚𝐡𝐚 𝐌𝐚𝐬𝐢𝐢𝐛𝐨𝐨𝐲𝐢𝐧𝐤𝐚

𝐑𝐚’𝐢𝐢𝐬𝐮𝐥 𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐞 𝐗𝐚𝐦𝐬𝐚 𝐨𝐨 𝐆𝐮𝐝𝐝𝐨𝐨𝐦𝐢𝐲𝐞𝐲 𝐤𝐮𝐥𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐆𝐮𝐝𝐝𝐢𝐠𝐚 𝐐𝐚𝐫𝐚𝐧 𝐞𝐞 𝐌𝐚𝐚𝐫𝐞𝐲𝐧𝐭𝐚 𝐊𝐡𝐚𝐭𝐚𝐫𝐚𝐡𝐚 𝐌𝐚𝐬𝐢𝐢𝐛𝐨𝐨𝐲𝐢𝐧𝐤𝐚

August 22, 2026
0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa Shir-guddoomiyey kulankii ugu horreeyay ee Guddiga Qaran ee Maareynta...

Ciidanka Xoogga Dalka  oo howlgal qorsheysan ka fuliyay Baay

Ciidanka Xoogga Dalka oo howlgal qorsheysan ka fuliyay Baay

August 22, 2026
0

Ciidanka Xoogga Dalka ayaa howgal qorsheyn ka fuliyey gobolka Baay, kaas oo lagu beegsaday goobo ay Khawaarijtu u adeegsan jireen...

Wasiirka Maaliyadda XFS oo kulan la qaatay Wakiilka UNDP ee Soomaaliya

Wasiirka Maaliyadda XFS oo kulan la qaatay Wakiilka UNDP ee Soomaaliya

August 22, 2026
0

Wasiirka Maaliyadda XFS Mudane Biixi Imaan Cige ayaa kulan muhiim ah la yeeshay Wakiilka UNDP ee Soomaaliya, Mudane Christophoros Politis...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In