Sunday, October 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Tubta Toosan

Kooxaha Xagjirka ah maxay u daliishadaan la dagaallanka dowladaha? -DHAGAYSO

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
11 years ago
in Tubta Toosan, Wararka
0
Kooxaha Xagjirka ah maxay u daliishadaan la dagaallanka dowladaha? -DHAGAYSO
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Kooxo badan oo xagjir ah ayaa dagaallo kula jira qaar ka mid ah dowladaha muslimiinta ee caalamka.

Meelo badan ayay kooxahaani ka wadaan dagaal ay ku sheegayaan inuu jihaad yahay laakin ay kula jiraan dad muslimiin ah iyo dowladahooda.

Related posts

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026

Kooxahaas waxaa ka mid ah Al-Shabaab oo Soomaaliya ka wadda dagaal ay dad badani ku dhinteen, ka sokoow dagaalka, kooxdani waxay ficillo diinta Islaamka ka fog, sida ay dadka lagu dhex dilo masaajidda iyo in qof ashahaadanayo la gowraco.

Sidoo kale, Kooxda ISIS ayaa dagaallo ka wadda Ciraaq iyo Suuriya, kuwaas oo saameyn ku yeeshay dad badan oo aan waxba galabsan, dagaallada waxay kula jiraan dowladaha waddamadaasi.

Dhammaan kooxahani waxay sheegaan inay “Jihaad” ku jiraan, ayagoo dowladaha ka jira dalalkaana gaaleysiiya.

Barnaamijkeena Tubta Toosan ee toddobaadkaan ayaan uga hadalnay marmarsiyada kooxaha xagjirka ah ee la dagaallanka dowladaha, waxaana marti noogu ah Sheekh Axmed Cali Cusmaan.

http://www.radiomuqdisho.so/wp-content/uploads/2015/11/TUBTA-TOOSAN-23.11.2015.mp3
Previous Post

Taliska nabadgelyada waddooyinka oo ka digay dadka sida sharci darrada ah u wada gaadiidka

Next Post

Danjiraha Soomaaliya ee Koonfur Afrika oo laga guddoomay warqadaha aqoonsiga “SAWIRRO”

Next Post
Danjiraha Soomaaliya ee Koonfur Afrika oo laga guddoomay warqadaha aqoonsiga “SAWIRRO”

Danjiraha Soomaaliya ee Koonfur Afrika oo laga guddoomay warqadaha aqoonsiga "SAWIRRO"

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Tababar socon doona muddo 21 maalmood ah ayaa magaalada Jinhua ee gobolka Zhejiang, Jamhuuriyadda Shacabka Shiinaha, uga furmay 27...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In