Saturday, March 7, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Kooxda FC Dayax oo ku guuleysatay koobka kooxaha heerka koowaad ee xiriirka kubadda cagta Beledweyne+Sawirro

admin by admin
5 years ago
in Wararka
0
Kooxda FC Dayax oo ku guuleysatay koobka kooxaha heerka koowaad ee xiriirka kubadda cagta Beledweyne+Sawirro
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Kooxda kubadda cagta FC Dayax Power Supply  ayaa ku guuleysatay koobka kooxaha heerka Koowaad ee Xiriirka kubadda cagta degmada Beledweyne oo kaashanaya kan gobolka Hiiraan aay u qabteen 8-koox oo heerka Koowaad ah oo ka dhisan Afarta xaafad ee magaalada Beledweyne.

Tartankaan ayaa waxaa taaba gelisay shirkadda koronta  Dayax Power Supply oo kamid ah shirkadaha ka jira magaalada Beledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan.

Related posts

Tartamayaasha Gubadley oo caawa u gudbay wareegga Saddexaad ee tartanka ”SAWIRRO”

Tartamayaasha Gubadley oo caawa u gudbay wareegga Saddexaad ee tartanka ”SAWIRRO”

March 7, 2026
Wasiirka Gaashaandhigga XFS oo la afuray ciidanka xoogga

Wasiirka Gaashaandhigga XFS oo la afuray ciidanka xoogga

March 6, 2026

Maayarka magaalada Beledweyne Nadar Tabaax Maalin ayaa koobka guddoonsiisay kooxda FC Dayax, waxeeyna ballan qaaday in tartamo badan oo joogto ah qaban doonaan si sare loogu qaado is-dhaxgalka bulshada.

Guddoomiyaha Ururka kubadda cagta degmada Beledweyne Cabdicasiis Jaaburi iyo Guddoomiyaha Ururka kubadda cagta gobolka Hiiraan Cali Maxamed Cabdi (Cali Shaal) ayaa is badal ku sameeyay sports-ka gobolka Hiiraan gaar ahaan bahda kubadda cagta waxeeyna dib usoo nooleeyeen Horumarka Sports-magaalada Beledweyne.

Previous Post

Madaxweyne Farmaajo: Si aan shisheeye inoo soo faragelin,waa in aan inagu leenahay go’aanka arrimaheena+sawirro

Next Post

Degmada Dharkeynley oo laga daah-furay goobo loogu tala-galay dalxiiska+SAWIRRO

Next Post
Degmada Dharkeynley oo laga daah-furay goobo loogu tala-galay dalxiiska+SAWIRRO

Degmada Dharkeynley oo laga daah-furay goobo loogu tala-galay dalxiiska+SAWIRRO

Tartamayaasha Gubadley oo caawa u gudbay wareegga Saddexaad ee tartanka ”SAWIRRO”

Tartamayaasha Gubadley oo caawa u gudbay wareegga Saddexaad ee tartanka ”SAWIRRO”

March 7, 2026
0

Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii Lix iyo tobnaad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah...

Wasiirka Gaashaandhigga XFS oo la afuray ciidanka xoogga

Wasiirka Gaashaandhigga XFS oo la afuray ciidanka xoogga

March 6, 2026
0

Wasiirka Gaashaandhigga XFS, Mudane Axmed Macallin Fiqi, ayaa maanta la afuray cutubyo ka tirsan  Ciidanka Xoogga Dalka, isaga oo ku...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka tacsiyadeeyay geerida Marxuum Jeneraal Maxamed Cali Abokor

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka tacsiyadeeyay geerida Marxuum Jeneraal Maxamed Cali Abokor

March 6, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa tacsi tiiraanyo leh ka diray geerida, Alle ha u naxariistee, Janaraal...

Wasiirka Wasaaradda Qoyska XFS oo Afur Sharafeed degmada Xamarweyne ugu qabatay Bulshada Banaadiriga

Wasiirka Wasaaradda Qoyska XFS oo Afur Sharafeed degmada Xamarweyne ugu qabatay Bulshada Banaadiriga

March 6, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Qoyska iyo Hormarinta Xuquuqul Insaanka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Amb Khadiija Maxamed Al-Makhzoumi ayaa magaalada Muqdisho Afur Sharafeed ugu...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In