Thursday, October 1, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Ciyaaraha

Kooxda Paris Saint Germain oo Chelsea Ka Reebtay Koobka Champions League-ga ”SAWIRRO”

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
12 years ago
in Ciyaaraha
0
Kooxda Paris Saint Germain oo Chelsea Ka Reebtay Koobka Champions League-ga ”SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Kooxda Chelsea ayaa ka hartay koobka Champions League-ga,ka dib markii lugtii labaad garoonkeeda Stamford Bridge ay barbardhac 2-2 ah kula badisay kooxda Paris Saint Germain oo u soo baxday quarter finalka koobka Champions League-ga.

Garsoorihii ciyaarta Bjoern Kuipers ayaa daqiiqadii 32-aad ee ciyaara rooso muran dhalisay u taagay Ciyaaryahan Zlatan Ibrahimovic oo weerarka uga ciyaara kooxda Paris Saint Germain.

Related posts

Madaxweyne ku-xigeenka Galmudug oo daahfuray koobka degmooyinka Galmudug “SAWIRRO”

Madaxweyne ku-xigeenka Galmudug oo daahfuray koobka degmooyinka Galmudug “SAWIRRO”

June 5, 2023
Cayaartooyda Xulka Qaranka Dalkeenna oo baaritaan lagu xaqiijinayo da’dooda ku maraya Ethiopia

Cayaartooyda Xulka Qaranka Dalkeenna oo baaritaan lagu xaqiijinayo da’dooda ku maraya Ethiopia

April 14, 2023

Zal foulZalZal shoutZal RedZalt RedZal outZal

Ciyaaryahan Gary Cahill ayaa daqiiqadii 81-aad ee ciyaarta goolka koowaad u dhaliyay kooxda Chelsea.

??????????????????????????????????????????????????????????????????????????????????????????????????????????????????????????????????????????????????????????????????????????????Gary goolGary cele

Ciyaaryahan David Luiz ayaa daqiiqadii 86-aad ee ciyaarta goolka bareejada u dhaliyay kooxda Paris Saint Germain,waxana ay ciyaarta noqotay bareejo 2-2 ah isku celcelis ahaan,ka dib markii ay labada kooxood lugtii hore ku soo kala baxeen barbardhac 1-1 ah,waxaana ciyaarta lagu daray 30-daqiiqo oo dheeraad ah.

David goolDavid gooolDavid goolDavid celeeDavid cele

Ciyaaryahan David Luiz oo horey ugu ciyaari jiray kooxda Chelsea ayaa ku hor dabaal degay taageerayaasha kooxdiisii hore.

Ciyaaryahan Thiago Silva ayaa bilowgii waqtigii dheeriga ahaa ee ciyaarta lagu daray gacanta ku taabtay kubadda gudaha xariijinta 18-ka,waxaana rigooradii loo dhigay gool u bedelay oo ciyaarta 2-1 ka dhigay Ciyaaryahan Eden Hazard.

Edin penEdin cele

Edin celecele

Ciyaaryahan Thiago Silva ayaa dhaamadkii waqtigii dheeriga ahaa ee ciyaarta goolka labaad ee bareejada oo kooxdiisa Paris Saint Germain u suura galiyay u soo bixitaanka quarter finalka koobka Champions League-ga u dhaliyay kooxdiisa.

Silva goolSaad sad

Calee

Ciyaarta ayaa ku dhamaatay bareejo 2-2 ah,taasi oo micnaheeda ay tahay in kooxda Chelsea ay ku hartay labada gool ee looga dhaliyay garoonkeeda Stamford Bridge.

Kooxda Paris Saint Germain ayaa isku celcelis ahaan 3-3 ugu soo baxday quarter finalka koobka Champions League-ga.

Previous Post

Bayern Munich oo u Soo Baxday Quarter Finalka Koobka Champions League-ga ”SAWIRRO”

Next Post

Dhageyso warka Subax ee Radio Muqdisho

Next Post
Dhageyso Warka Habeennimo Ee Radio Muqdisho

Dhageyso warka Subax ee Radio Muqdisho

Wasiirka Waxbarashada XFS oo kulan la qaatay Wasiir Ku-xigeenka Waxbarashada Turkiga

Wasiirka Waxbarashada XFS oo kulan la qaatay Wasiir Ku-xigeenka Waxbarashada Turkiga

October 1, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare, Mudane Faarax Sheekh Cabdulqaadir, ayaa Ankara kula kulmay Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Waxbarashada Türkiye,...

SoDMA oo  kulanka ansixinta Qaab-dhismeedka Soo-kabashada isugu yeertay Hay’adaha Dowladda JFS

SoDMA oo kulanka ansixinta Qaab-dhismeedka Soo-kabashada isugu yeertay Hay’adaha Dowladda JFS

October 1, 2026
0

Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA) ayaa magaalada Muqdisho ku qabatay kulan ay isugu yeertay Wasaaradaha iyo Hay’adaha Dowladda Federaalka...

Madaxweynaha JFS oo warqadaha aqoonsiga Danjirenino ka guddoomay Safiirada cusub ee Turkiga & Midowga Yurub

Madaxweynaha JFS oo warqadaha aqoonsiga Danjirenino ka guddoomay Safiirada cusub ee Turkiga & Midowga Yurub

October 1, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa qasriga Madaxtooyada Qaranka warqadaha aqoonsiga safiirnimo kaga guddoomay Danjireyaasha cusub ee...

Wasiir Ku-xigeenka Arrimaha Dibadda oo Guddoomay Nuqul Ka mid ah Warqadaha Aqoonsiga Safiirka Cusub Turkiya ee Soomaaliya

Wasiir Ku-xigeenka Arrimaha Dibadda oo Guddoomay Nuqul Ka mid ah Warqadaha Aqoonsiga Safiirka Cusub Turkiya ee Soomaaliya

September 30, 2026
0

Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah, Mudane Xasan Maxamed Cali (Nadaara), ayaa maanta qaabilay Safiirka cusub ee...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In