Friday, October 2, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Ciyaaraha

Bayern Munich oo u Soo Baxday Quarter Finalka Koobka Champions League-ga ”SAWIRRO”

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
12 years ago
in Ciyaaraha
0
Bayern Munich oo u Soo Baxday Quarter Finalka Koobka Champions League-ga ”SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Kooxda Bayern Municha ayaa u soo baxday quarter finalka koobka Champions League-ga,ka dib markii ay lugtii labaad garoonkeeda Allianz Arena 7-0 uga badisay kooxda Shakhtar Donetsk.

Garsoorihii ciyaarta William Collum ayaa daqiiqadii sedaxaad ee ciyaarta kaarka casaanka ah u taagay ciyaaryahan Oleksandr Kucher oo daacafa uga ciyaara kooxda Shakhtar Donetsk,kadib markii uu rigoore keenay.

Related posts

Madaxweyne ku-xigeenka Galmudug oo daahfuray koobka degmooyinka Galmudug “SAWIRRO”

Madaxweyne ku-xigeenka Galmudug oo daahfuray koobka degmooyinka Galmudug “SAWIRRO”

June 5, 2023
Cayaartooyda Xulka Qaranka Dalkeenna oo baaritaan lagu xaqiijinayo da’dooda ku maraya Ethiopia

Cayaartooyda Xulka Qaranka Dalkeenna oo baaritaan lagu xaqiijinayo da’dooda ku maraya Ethiopia

April 14, 2023

Red

Ciyaaryahan Thomas Mueller ayaa rigooradii gool u bedelay,waxana ay kooxda Bayern Munich qabatay hogaanka ciyaarta.

muler penMuler cele

Ciyaaryahan Jerome Boateng ayaa dhamaadkii qeybtii hore ee ciyaarta goolka labaad u dhaliyay kooxda Bayern Munich,sidasi ayaana lagu kala nastay qeybtii hore ee ciyaarta.

Jerome goolJerome cele

Markii la isku laabtay qeybtii labaad ee ciyaarta ayaa ciyaaryahan Franck Ribery goolka sedaxaad u dhaliyay kooxda Bayern Munich,halka goolka afaraad uu u sii raaciyay ciyaaryahan Thomas Mueller.

Frank goolFrank celemuler gool

Ciyaaryahan Holger Badstuber ayaa daqiiqadii 63-aad ee ciyaarta goolka shanaad u dhaliyay kooxda Bayern Munich.

holger goolHolger cele

Ciyaaryahan Robert Lewandowski ayaa daqiiqadii 75-aad ee ciyaarta goolka lixaad u dhaliyay kooxda Bayern Munich.

Rober goolRob cele

Ciyaaryahan Mario Goetze ayaa dhamaadkii ciyaarta goolka todobaad u dhaliyay kooxda Bayern Munich.

Kooxda Bayern Munich ayaa isku celcelis ahaan 7-0 uga soo baxday quarter finalka koobka Champions League-ga.

Previous Post

Shirkii Looga Hadlayay Maal-gashiga Soomaaliya oo Nairobi Lagu Soo Gabagabeeyay ”SAWIRRO”

Next Post

Kooxda Paris Saint Germain oo Chelsea Ka Reebtay Koobka Champions League-ga ”SAWIRRO”

Next Post
Kooxda Paris Saint Germain oo Chelsea Ka Reebtay Koobka Champions League-ga ”SAWIRRO”

Kooxda Paris Saint Germain oo Chelsea Ka Reebtay Koobka Champions League-ga ”SAWIRRO”

Danjiraha dalka Austria oo Booqasho ku timid xarunta Safaaradda Soomaaliya

Danjiraha dalka Austria oo Booqasho ku timid xarunta Safaaradda Soomaaliya

October 1, 2026
0

Danjiraha Jamhuuriyadda Austria u qaabilsan Kenya una magacaaban dalka Soomaaliya, Marwa Dr. Simone Knapp, ayaa booqasho ku timid Xarunta Safaaradda...

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Tanzania

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Tanzania

October 1, 2026
0

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac) iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa gaaray Magaalada Arusha...

Wasiirka Waxbarashada XFS oo kulan la qaatay Wasiir Ku-xigeenka Waxbarashada Turkiga

Wasiirka Waxbarashada XFS oo kulan la qaatay Wasiir Ku-xigeenka Waxbarashada Turkiga

October 1, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare, Mudane Faarax Sheekh Cabdulqaadir, ayaa Ankara kula kulmay Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Waxbarashada Türkiye,...

SoDMA oo  kulanka ansixinta Qaab-dhismeedka Soo-kabashada isugu yeertay Hay’adaha Dowladda JFS

SoDMA oo kulanka ansixinta Qaab-dhismeedka Soo-kabashada isugu yeertay Hay’adaha Dowladda JFS

October 1, 2026
0

Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA) ayaa magaalada Muqdisho ku qabatay kulan ay isugu yeertay Wasaaradaha iyo Hay’adaha Dowladda Federaalka...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In