Friday, April 10, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Kooxda Xuutiyiinta oo Markab ku weeraray Xeebaha Yamen

caqiil by caqiil
2 years ago
in Wararka
0
Kooxda Xuutiyiinta oo Markab ku weeraray Xeebaha Yamen
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Markab nooca xamuulka qaada ah oo marayay marinka Babul-Mandab ee xariiriya Bariga Afrika iyo Jaziiradda Carabta ayaa lagu weeraray Gantaallo.

Sarkaal Mareykan ah oo la hadlay Al-jazeera, ayaa sheegay in markab uu dul suranyahay calanka Norway lagu weeraray gantaallo ay soo rideen kooxda Xuutiyiinta Yamen, waxa uuna intaa ku daray in weerarka uu ka dhacay meel u dhow marin biyoodka Baabul Mandab.

Related posts

Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS oo gaaray Caasimadda Liibiya ee Tripoli

Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS oo gaaray Caasimadda Liibiya ee Tripoli

April 9, 2026
Wasiirka Wasaaradda Qoyska XFS  oo kormeertay xarunta Tuullada Carruurta SOS

Wasiirka Wasaaradda Qoyska XFS oo kormeertay xarunta Tuullada Carruurta SOS

April 9, 2026

Dhawaan ayay aheed markii Markab laga leeyahay Faransiis uu Badda Cas ku soo riday laba diyaaradood oo nooca aan duuliyaha lahayn ah, kuwaas oo sida la sheegay ay lahayeen Xuutiyiinta Yamen.

Afhayeenka u hadlay Xuutiyiinta, ayaa Sabtigii la soo dhaafay ku hanjabay inay ka hortagayaan maraakiibta u socda Israa’iil ee marta xeebaha dalkooda, isagoo sheegay in markab kasta oo u socda Israa’iil uu yahay bartilmaameedkooda kowaad.

Previous Post

Dowladda Soomaaliya oo shir amniga ku saabsan ku qabaneyso Xarunta QM

Next Post

Lataliyaha Amniga Qaranka oo ka warbixiyay ujeedka iyo fursadaha shirka Amniga JFS

Next Post
Lataliyaha Amniga Qaranka oo ka warbixiyay ujeedka iyo fursadaha shirka Amniga JFS

Lataliyaha Amniga Qaranka oo ka warbixiyay ujeedka iyo fursadaha shirka Amniga JFS

Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS oo gaaray Caasimadda Liibiya ee Tripoli

Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS oo gaaray Caasimadda Liibiya ee Tripoli

April 9, 2026
0

Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdisalaan Cabdi Cali, ayaa gaaray magaalada Tripoli, caasimadda...

Wasiirka Wasaaradda Qoyska XFS  oo kormeertay xarunta Tuullada Carruurta SOS

Wasiirka Wasaaradda Qoyska XFS oo kormeertay xarunta Tuullada Carruurta SOS

April 9, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Qoyska iyo Hormarinta Xuquuqul Insaanka XFS Amb Khadiija Maxamed Al-Makhzoumi ayaa maanta kormeer howleed ku tagtay xarunta Tuullada...

Madaxweynaha JFS oo u hambalyeeyay Garsoore Cumar Cartan oo ka mid noqday garsoorayaasha koobka Adduunka

Madaxweynaha JFS oo u hambalyeeyay Garsoore Cumar Cartan oo ka mid noqday garsoorayaasha koobka Adduunka

April 9, 2026
0

Madaxweynaha JFS, Mudane Dr. Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa hambalyo u diray Garsoore Cumar Cabdulqaadir Cartan, kadib markii uu noqday garsoorihii...

Raktarka Jaamacadda Ummadda oo ka qeybgalay shir muhiim ah

Raktarka Jaamacadda Ummadda oo ka qeybgalay shir muhiim ah

April 9, 2026
0

Raktarka Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed, Prof. Dr. Maxamed Maxamuud Maxamed, ayaa ka qayb galay shir muhiim ah oo ku saabsan isbeddellada...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In