Thursday, March 12, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Kooxo hubeysan oo sii daayay Caruur ay ka afduubteen Nigeria

caqiil by caqiil
5 years ago
in Wararka
0
Kooxo hubeysan oo sii daayay Caruur ay ka afduubteen Nigeria
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Rag hubeysan ayaa sii dayey ilaa iyo 100 arday oo muddo saddex bilood ah ay afduub ugu heysteen gobalka waqooyiga galbeed ee dalkaasi Nigeria.

Bishii may ee sannadkan ayaa kooxdan hubeysan waxay weerar ku qaaday iskuul ku yaala magaalada Tegina, halkaasoo ay ku afduubeen ilaa 130 Arday oo halkaasi ku sugnaa.

Related posts

Akhriso isku aadka wareegga afar dhammaadka ee tartanka

Akhriso isku aadka wareegga afar dhammaadka ee tartanka

March 12, 2026
Tartamayaasha Wanla-weyn oo u gudbay wareegga Saddexaad ee tartanka “SAWIRRO”

Tartamayaasha Wanla-weyn oo u gudbay wareegga Saddexaad ee tartanka “SAWIRRO”

March 12, 2026

Lix ka mid ahaa ardaydaasi ayaa la dilay halka 15 kalana ay ka baxsadeen Gacanta afduubayaasha bishii june ee sannadkan sida ay xaqiijiyey saraakiil ka tirsan dugsiga la weeraray.

Abuubakar Al hasssan oo ka tirsan mas,uuliyadda dugsiga ardayda lagu afduubay ayaa Wakaalada wararka ee AFP u sheegay in dhamaan ardayda la sii daayay.

Ilaa 1,000 ayaa lagu afduub dalkaasi ilaa bishii december ee sannadkii hore iyadoo kooxahaaasi ay bartilmaameedsadaan dugsiyadda waxbarasho, kuwaa oo sii deynta Ardayda ku qaata lacago badan oo madax furasho ah.

Previous Post

Xuska maalinta Xuquuqda Aadanaha Soomaaliya oo Muqdisho lagu qabtay +Sawirro

Next Post

Soomaaliya oo ka qayb gashay shir looga hadlayay xariirka Afrika iyo dalka Vietnam

Next Post
Soomaaliya oo ka qayb gashay shir looga hadlayay xariirka Afrika iyo dalka Vietnam

Soomaaliya oo ka qayb gashay shir looga hadlayay xariirka Afrika iyo dalka Vietnam

Akhriso isku aadka wareegga afar dhammaadka ee tartanka

Akhriso isku aadka wareegga afar dhammaadka ee tartanka

March 12, 2026
0

Akhristayaasheena sharafta leh waxaan halkan idinkugu soo gudbineynaa isku aadka wareegga Afar dhamaadka ee tartanka oo ay isugu soo hareen...

Tartamayaasha Wanla-weyn oo u gudbay wareegga Saddexaad ee tartanka “SAWIRRO”

Tartamayaasha Wanla-weyn oo u gudbay wareegga Saddexaad ee tartanka “SAWIRRO”

March 12, 2026
0

Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii Lix iyo tobnaad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah...

HOGGAAMIYEYAASHA SOOMAALIYA, JABUUTI IYO ITOOBIYA OO KULAN SADDDEX-GEESOOD AH KU YEESHAY JABUUTI

HOGGAAMIYEYAASHA SOOMAALIYA, JABUUTI IYO ITOOBIYA OO KULAN SADDDEX-GEESOOD AH KU YEESHAY JABUUTI

March 11, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa magaalada Jabuuti kaga qeyb-galay kulan saddex-geesood ah oo ay yeesheen Madaxweynaha...

Wasiirka Qoyska Soomaaliya oo khudbad ka jeedisay shir heer Wasiir ah oo ka dhacay New York

Wasiirka Qoyska Soomaaliya oo khudbad ka jeedisay shir heer Wasiir ah oo ka dhacay New York

March 11, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Qoyska iyo Hormarinta Xuquuqul Insaanka XFS Amb Khadiija Maxamed Al-Makhzoumi ayaa maanta mar kale khudbad ka jeedisay shir...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In