Sunday, October 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Kormeeraha Wasaaradda waxbarashada Galmudug oo la magacaabay

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
11 years ago
in Wararka
0
Baarlamaanka Galmudug oo Meelmariyay Wasiirrada Mamulkaas
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wareegto ka soo baxday Wasaaradda Waxbarashada Dowlad Gobolleedka Galmudug ayaa lagu magacaabay Kormeeraha Wasaaradda Waxbarashada si loo hubiyo tayada Wasaaradda ee Dhanka Tacliinta.

Wasiirka Waxbarashada Dowlad Gobolleedka Galmudu  Ibraahim Sheekh Xasan Guureeye ayaa Kormeeraha Wasaaradda waxbarashada u Magacaabay Mudane Cabdiraxmaan Cali Diiriye “Isxal” isagoo ka rajeeyay kormeeraha inuu howshiisa ka soo bixidoono.

Related posts

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026

Wareegtada lagu soo magacaabay kormeeraha Wasaaradda Waxbarashada Galmudug waxaa ku saxiixnaa Wasiirka Waxbarashada Dowlad Gobolleedka Galmudug Mudane Ibraahim Sheekh Xasan “Guureeye”

Si loo dar-dar galiyo Tayada Wasaaradda waxbarashada Galmudug ayaa Wasiira Waxbarashada si daan oo kale waxa uu wareegto ugu Magacaabay dhawaan Guddoomiyaha Guddiga waxbarashada Gobolka Mudug Axmed Jamac Aadan.

Dhawaanahaanba  Waxsaaradda Waxbarashada Dowlad Gobolleedka Galmugud waxa ay wadday qorshayaal lagu horumarinayo waxbarashada Deegaannadaas.

Previous Post

Madaxweynaha Ruusha oo sheegay in Bishaar Al Asad uu diyaar u yahay wadahadal u la yeesho mucaaradka

Next Post

Wasiir Odawaa: Waxaan furidoonnaa shir Wadatashi ah bisha November kaas oo looga hadlayo dhismaha Xisbiyada siyaasadda

Next Post
Barlamaanka oo su’aalo weydiinaya wasiirka Arrimaha Gudaha

Wasiir Odawaa: Waxaan furidoonnaa shir Wadatashi ah bisha November kaas oo looga hadlayo dhismaha Xisbiyada siyaasadda

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xildhibaan Xuseen Maxamed Nuur (Dhegaweyne) ayaa loo doortay Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Galmudug, kaddib markii uu helay 79 cod. Sidoo...

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In