Saturday, July 5, 2025
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Madaxweynaha Ruusha oo sheegay in Bishaar Al Asad uu diyaar u yahay wadahadal u la yeesho mucaaradka

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
October 23, 2015
in Wararka
0
Madaxweynaha Ruusha oo sheegay in Bishaar Al Asad uu diyaar u yahay wadahadal u la yeesho mucaaradka
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Madaxweynaha dalka Ruushka  Putin ayaa sheegay in madaxweynaha Siiriya Bashar Al Assad uu diyaar u yahay inuu wadahadal la sameeyo qaar ka mid ah kooxda mucaaridka ah ee ka soo horjeeda.

Vladimir Putin ayaa hadalkan ka sheegay shirweyne ka dhacay magaalada Sochi ee dalkaasi Ruushka oo looga hadlay xallinta dagaallada waaweyn ee ka dhaca waddamo ka tirsan caalamka.

Madaxweyne Vladimir Putin ayaa sheegay in kulankii uu la yeeshay Bashar Al Asad uu ahaa mid muhiim ah, isagoo xusay in Bishaar Al Asad uu diyaar u yahay wadahadal ay xukuumaddiisu la yeelato qaar ka mid ah kooxaha mucaaradka ah ee ka soo horjeeda.

Related posts

Ciidanka Xoogga Dalka oo weerar lagu dhabar jebiyay Khawaarijta ka sameeyay gobol Bakool

Ciidamada Qaranka Soomaaliyeed oo hawlgal ka wada deegaannada gobolka Hiiraan

July 5, 2025
Madaxweyne Laftagareen oo dhagax dhigay Xarunta Tababarada Macalimiinta Koonfur Galbeed

Madaxweyne Laftagareen oo dhagax dhigay Xarunta Tababarada Macalimiinta Koonfur Galbeed

July 5, 2025

Hoggaamiyaha Ruushka ayaa xusay inuu hadda ka baaraan degayo  habka ugu habboon ee lagu billaabi karo wadahadal dhexmara dowladda iyo mucaaradka Siriya, walow uu sheegay in xal u helidda dagaalka Siiriya uu yahay mid u baahan dadal wadajir ah oo caalamku sameeyo.

Previous Post

Taliyaha ciidanka booliska iyo wafdi uu hogaamiyay oo dib ugu soo laabtay Muqdisho “SAWIRRO”

Next Post

Kormeeraha Wasaaradda waxbarashada Galmudug oo la magacaabay

Next Post
Baarlamaanka Galmudug oo Meelmariyay Wasiirrada Mamulkaas

Kormeeraha Wasaaradda waxbarashada Galmudug oo la magacaabay

Ciidanka Xoogga Dalka oo weerar lagu dhabar jebiyay Khawaarijta ka sameeyay gobol Bakool

Ciidamada Qaranka Soomaaliyeed oo hawlgal ka wada deegaannada gobolka Hiiraan

July 5, 2025
0

RADIO MUQDISHO(HIIRAAN): Ciidamada Qaranka Soomaaliyeed iyo geesiyaasha dadka deegaanka ee gobolka Hiiraan oo iskaashanaya ayaa saakay Khawaarijta ku weeraray deegaanka...

Madaxweyne Laftagareen oo dhagax dhigay Xarunta Tababarada Macalimiinta Koonfur Galbeed

Madaxweyne Laftagareen oo dhagax dhigay Xarunta Tababarada Macalimiinta Koonfur Galbeed

July 5, 2025
0

RADIO MUQDISHO (BAYDHABO):Madaxweynaha maamul goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa Dhagax-Dhigay Xarunta Tababarada Macalimiinta Koonfur Galbeed oo...

Ciidanka Xoogga Dalka iyo kuwa deegaanka oo hawlgal qorsheysan ku dhabar-jebiyay Khawaarijta

Ciidanka Xoogga Dalka iyo kuwa deegaanka oo hawlgal qorsheysan ku dhabar-jebiyay Khawaarijta

July 5, 2025
0

RADIO MUQDISHO(SHABEELLAHA DHEXE): Ciidanka Xoogga Dalka iyo geesiyaasha deegaanka Raaga Ceelle ee Macawiisleyda ayaa maanta howlgal qorsheysan ka fuliyay deegaanka...

Ciidanka xoogga dalka oo hawlgal ka dhan ah khawaarij ka fuliyey deegaano ka tirsan Bakool

Ciidanka xoogga dalka oo hawlgal ka dhan ah khawaarij ka fuliyey deegaano ka tirsan Bakool

July 5, 2025
0

RADIO MUQDISHO(BAKOOL): Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, gaar ahaan geesiyaasha ka tirsan Ururada 93-aad iyo 96-aad ee Guutada 9-aad, Qeybta 60-aad,...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In